Muqdisho (Himilonetwork) – In cuuryaanimadu aysan lahayn xad gaar ah oo lagu qiimeeyo dadka naafada waxaa ka marqaati ka dhacay 69 jir kasoo jeeda dalka Shiinaha kaas oo isaga oo la’ labadiisa lugood fuulay buurta ugu dheer dunida ee Mt Everest. Halkan ka daawo muuqaal laga sameeyey safarkiisii dheeraa oo uu ku gaaray buurta ugu dheer adduunka.
Read More »Muuqaallada
Maxay ka dhigan tahay Muslim-ku-noqoshada dalka Cuba?
Cuba (Himilonetwork) – Dalka Shuuciyadda muddada dheer kusoo dhaqmayay ee Cuba, wuxuu ku yaalla bartamaha qaaradda Latin America. Waxaana u badan Masiixiyiin. Hayeeshe, waxaa jira tiro yar oo Muslimiin ah oo halkaas Ilaahay ku caabuda. Haddaba maxay ka dhigan tahay Muslim ku noqoshada dalkan yar ee Cuba? Halkan ka daawo muuqaal ay BBC-du ka diyaarisay.
Read More »Daawo – Maxay ka dhigan tahay Muslim ku nool Dalka Japan?!
Muqdisho (Himilonetwork) – Muslimiinta ku nool dalka Japan waa tiro aad u yar. Sidaas oo ay tahay, ku noolaanshaha dal dadkiisu u badan yahay Buudis kama xigsan in qofka Muslimka ahi uu Ilaahay ku dhex xusuusan waayo. Mid kamid ah dadkaas waa wiil dhalinyaro ah oo ka sheekeynaya noloshiisa ka Muslim Japanese ah oo ku dhex nool bulsho aan aaminsaneyn ...
Read More »Daawo – Magaalo aan soo saarin Wax Qashin ah.
Jakarta (Himilonetwork) – Waxaa jira magaalo ku taalla dalka Japan oo lagu magacaabo Kamikatsu taas oo aan soo saarin wax qashin ah. Magaladan waxay dunida u sheegtay in wax walba oo la adeegsado dib loo isticmali karo mar iyo marar badan. Halkan haddaba ka daawo muuqaal laga soo qaaday magaaladan.
Read More »Daawo – Dhallaan Qur’anka loo shido si degan u dhageysanaya!
Muqdisho (Himilonetwork) – Daawo dhallaan yaryar oo mar walba oo Qur’anka loo shido si degan u dhageysanaya. Waa mucjisada Qur’anka kariimka ahi la yimid.
Read More »Daawo Indhoole beeray in ka badan 10,000 oo geedo ah!
Muqdisho (Himilonetwork) – Dunida ka baxsan Soomaaliya waxaa laga heli karaa tusaalayaal cajiib badan kuwaas oo inaan wax ka barano ay muhiim tahay. La kulan indhoole u dhashay Shiinaha kaas oo beeray geedo tiro badan.
Read More »Daawo Maqaayad aan lacag kaaga baahnayn marka aad wax ka cunto!
Muqdisho (Himilonetwork) – Halkan ka daawo maqaayad aan kaaga baahnayn lacag si aad waxa uga cunto. Kaliya waddada kaliya oo aad u baahan tahay inaad ku hesho cunno kugu filan, haka raadin meel dheer. Waxaa kugu filan inaad dib u eegto qashinka hareerahaada yaalla. Halkan haddaba ka daawo muuqaalka mqaayaddan.
Read More »Daawo Jaamacaddii ugu horreysay ee Dunida laga dhiso.
Muqdisho (Himilonetwork) – Halkan maanta hirashada iyo ku dayashada dhanka ilbaxnimada laga eegto dunida Galbeedka, waxaa jira waqti Galbeedku dunida Muslimka kasoo doonan jiray aqoonta iyo ilbaxnimada. Jaamacaddii ugu horreysay ee dunida laga dhiso waxay ku taalla dalka Marooko ee waqooyiga qaaradda Afrika. Haddaba halkan ka daawo Jaamacadda muuqaal yar oo laga soo duubay.
Read More »Muslim daryeel bilaash ah u sameeya carruurta la xanuunsan xanuunka halista ah ee maskaxda dilooda.
Muqdisho (Himilonetwork) – Mararka qaar ma arki kartid dadka Muslimiin ah oo si dhab ah uga turjumi kara micnaha xeesha dheer ee diinteennu u taagan tahay taas oo ah ixsaan iyo samafal. Balse marka aad aragto samafalayaasha qaar sida Maxamed Bzeek oo ah muwaadin Maraykan ah kaas oo carruurta ka xanuunsan maskaxda siiya daryeel caafimaad oo bilaash xilli isaga laf ...
Read More »Aabe Muslim ah oo cafis u fidiyay dilaaga wiilkiisa!!
Muqdisho (Himilonetwork) – Wax cafintu ma ahan mid ku xiran caqiido diimeed, dhaqan umadeed iyo wixii lamid ah. Waa arrin ama mas’alo insaani ah oo qofku kaga xoroobo ciriiriga ka heysta qalbiga una ogolaada inuu liibaan ku noolaado. Mid kamid ah dadka sida la yaabka leh u cafiyay dadkii ku gaboodfalay waa aabe Muslim ah oo cafis u fidiyay dilaaga ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed