crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Magaalo aan soo saarin Wax Qashin ah. | HimiloNetwork

Daawo – Magaalo aan soo saarin Wax Qashin ah.

Jakarta (Himilonetwork) – Waxaa jira magaalo ku taalla dalka Japan oo lagu magacaabo Kamikatsu taas oo aan soo saarin wax qashin ah. Magaladan waxay dunida u sheegtay in wax walba oo la adeegsado dib loo isticmali karo mar iyo marar badan.
Halkan haddaba ka daawo muuqaal laga soo qaaday magaaladan.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!