crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Maxay ka dhigan tahay Muslim-ku-noqoshada dalka Cuba? | HimiloNetwork

Maxay ka dhigan tahay Muslim-ku-noqoshada dalka Cuba?

Cuba (Himilonetwork) – Dalka Shuuciyadda muddada dheer kusoo dhaqmayay ee Cuba, wuxuu ku yaalla bartamaha qaaradda Latin America. Waxaana u badan Masiixiyiin. Hayeeshe, waxaa jira tiro yar oo Muslimiin ah oo halkaas Ilaahay ku caabuda.
Haddaba maxay ka dhigan tahay Muslim ku noqoshada dalkan yar ee Cuba? Halkan ka daawo muuqaal ay BBC-du ka diyaarisay.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!