Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeMuuqaalladaDaawo - Cuuryaankii lugaha la'aa ee fuulay Buurta ugu dheer Dunida. Muuqaallada Daawo – Cuuryaankii lugaha la’aa ee fuulay Buurta ugu dheer Dunida. By Himilo June 13, 2018 0 66 Share FacebookXPinterestWhatsApp Muqdisho (Himilonetwork) – In cuuryaanimadu aysan lahayn xad gaar ah oo lagu qiimeeyo dadka naafada waxaa ka marqaati ka dhacay 69 jir kasoo jeeda dalka Shiinaha kaas oo isaga oo la’ labadiisa lugood fuulay buurta ugu dheer dunida ee Mt Everest. Halkan ka daawo muuqaal laga sameeyey safarkiisii dheeraa oo uu ku gaaray buurta ugu dheer adduunka. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleMexico – Marka Mas’uulku uusan oofin Ballamaha uu galo xilliga Ol’olihiisa.Next articleLa kulan – Dhiirri-geliyaha ugu da’da yar Dalka Pakistan. Himilohttp://Himilonetwork.comZakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka. RELATED ARTICLES Muuqaallada Daawo: Koobka Adduunka ee Nadiifinta Daaqadaha August 3, 2026 Muuqaallada Daawo – Tartanka fuulitaanka aan suurta-galka ahayn! July 30, 2026 Muuqaallada Daawo – Darbi-jiifka Daryeela Shimbiraha Nairobi. June 2, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular 13 Jir Qadar u cayaara Kubbadda Laliska oo dhererkiisa iyo da’diisu hadal-hayn abuurtay! October 24, 2026 Rasaas laga furay bannaanka Masjidka Jaamac iyo hal-ku-dhegyo diimeedka Hinduuga oo lagu horqaaday! October 24, 2026 Indonesia oo noqotay dalkii ugu horreeyay oo dhul ka iibsada magaalada barakeysan ee Maka. October 21, 2026 Codbaahiye Masjid oo lala wareegay iyo Mu’addinkiisa oo loo xiray sababta aadaankooda loo maqlay! October 20, 2026 Load more Recent Comments