crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Muuqaallada | HimiloNetwork | Page 6

Muuqaallada

Daawo – 11 jir Dunida ka yaabsaday!

MUQDISHO (HN) — Halkan ka daawo 11 jir u dhashay dalka Ruushka oo dunida kaga yaabsaday qaadista biro iyo walxo miisaankoodu ka badan yihiin 100 kg.

Read More »

Daawo – Bullaacado ay ku dhex nool yihiin Kalluunka.

MUQDISHO (HN) — Gudaha Japan marka aad joogto, la yaab malahan in xittaa bulaacadaha biyuhu ku shubmaan ay hoy u noqon karaan noolaha qaar sida kalluunka. Taasna waa sababta oo ah heerka ay ka gaareen hufnaanta iyo bilicda degaanka. Haddaba muuqaalka soo aadan waxaad ku daawanaysa qeyb kamid ah falsafadda nololeed ee ilbaxnimada degaaneed ee dalka Japan.

Read More »

Madax – si ay Shaqaalahooda ugu mahad-celiyaan – Lugaha u dhaqa!

BEIJING (HN) — Laba mas’uul oo madax ka ah shirkad iibisa walxaha dumarku isku qurxiyaan ayaa sameynaya ficil soo jiidasha leh – kaddib markii la arkay iyaga oo shaqaalaha shirkadahooda – inta biyo nadiif ah lugaha u geliyay – u meyraya; si ay ugu muujiyaan mahad celin iyo qaddarin. Sida caadada ah madaxda shirkadaha Shiinaha waxay caan ku yihiin qalafsanaan ...

Read More »

Masjid – Cunugii salaadda Subax kusoo dukada – Abaal-gud la siinayo!

MUQDISHO (HN) — Masjid ku yaalla Bangalore ayaa carruurta Muslimiinta ah ee salaadda Jamaacada kula tukada wuxuu guddoonsiinayaa abaal-marin baaskiilo ah. 99 kamid ah carruurtan ayaa helay baaskiilo kaddib markii ay salaadda Subax Jamaacada kula tukadeen Masjidka muddo 40 maalin ku siman. Mashruuca waxaa iska kaashaday Jamaacada Masjidka markii ay arkeen natiijooyin hordhaca oo tallaabadani ay ka sameeyeen masaajidda kale. ...

Read More »

La kulan – Darbi-jiifka Gidaaradda Qaawan saara Farshaxan Qurux badan!

INDIA (HN) — Darbi-jiifnimadu marwalba ma ahan xaalad la xiriirta dhibaato dhaqaale – waxay inta badan noqon kartaa mid ku dhisan duruufaha adag ee nolosha. Balse inaad aragto darbi-jiif, durba waxaa kugu soo dhacaya dhaqan aan fiicneyn, mana dhacdo inta badan inaad ka filato wax ka guda-balaaran muuqaalka kaaga muuqda. Balse xaalku sidaas ma ahan. Darbi-jiif walba wuxuu leeyahay hibadiisa ...

Read More »

Daawo – Nin – isaga oo isticmaalaya qalabkiisa beer-falka – bulshadiisa u sameeyey waddo ay adeegsadaan.

MUQDISHO (HN) — Mararka way dhacdaa inaad maqasho ballamaha ay dowladi u qabato dadweynaheeda. Balse waxaa yar inta yar ee kasoo naasa-cadaada fulintooda. Qaar badan ayaa markii ay ka quustaan ballamaha aan dhaboobeyn ee dowladda waxay ku qancaan inay ka dhursugaan mustaqbalka. Balse dad badan, sida Nicholas, oo ku nool miyiga dalka Kenya, wuxuu qaatay go’aan ka duwan midkaas. Wuxuuna ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!