HomeMuuqaalladaDaawo - Arday saaxiibkiis oo naafo ah dushiisa ku xinbaara maalin walba.

Daawo – Arday saaxiibkiis oo naafo ah dushiisa ku xinbaara maalin walba.

MUQDISHO (HN) — Arday walba malahan doorasho aan ka aheyn inuu naftiisa ka taxadaro marka uu ku sugan yahay goobtiisa wax-barashada, marka laga reebo Xu Bingyang kaas oo saaxiibkiisa naafada ah maalin walba ku xinbaara dushiisa.


Halkan haddaba ka daawo muuqaal laga diyaariyay.


Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments