crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 31

Dunida Muslimka

La kulan: 8 jirka Masjidkiisa gaarka ah ka dhex sameystay Qolkiisa.

LONDON (HN) — Muslimiin badan oo dunida ku nool, sannadkan bisha Ramadaan waxay u ahayd mid aad kaga duwan sannado badan. Dadaallada ay dowladuhu kaga hortgayaan faafista cudurka Corona ayaa sababtay in Muslimiin badan oo dunida ku kala sugan aysan helin fursad ay masaajidda isugu tagaan si ay ugu cibaadeystaan. Laakiin dad badan waxay go’aansadeen in Masjidkooda gaarka ah ay ...

Read More »

Sababta Mashruuca ‘Ma ihi Muslim laakiin waxaa soomaya hal maalin’ loo bilaabay!

LONDON (HN) — Gudaha Magaalada Blackburn ee dalka UK waa wax caadi iska ah inaad aragto dad-aan-Muslimiin ahayn oo soomaya inta lagu jiro bisha Ramadaan – si ay garab-istaag iyo taageero ugu muujiyaan Muslimiinta. Iyada oo xilligan lagu jiro waqti cudurka Corona uu dunida kala xiray, haddana Naadiga One Voice ayaa ugu yeeray dadyowga aan Muslimiinta ahayn inay hal maalin ka ...

Read More »

Ciida oo la filayo inay dhalato 24 bisha May.

MUQDISHO (HN) — Ciidda waxaa la filayaa inay dhalato 24 bishan, marka loo eego Guddiga Cilmi-baarista iyo Fatwooyinka ee Culimada Yurub. Iyaga oo adeegsanaya tirsiga wareegga Dayaxa, waxay isku raaceen in maalinta Axadda ah oo taariikhdu ku beegan tahay 24-ka bisha ay tahay Maalinta Koowaad ee Ciidda. Geesta kalana, waxaa dhawaaq lamid ah midkaas uu kasoo yeeray Guddiga Muslimiinta Latin ...

Read More »

Masaajidda UK oo albaabada u furaya Darbi-jiifta si ay u jiifsadaan!

LONDON (HN) — Mahad waxaa loo celinayaa koox Muslimiin ah oo fadhigeedu yahay Birmingham kuwaas oo gabbaad siinaya darbi-jiifta aan heysan gogol diirran iyo cunno ay kaga gaashaantaan qabowga daran ee kulaalaya. Mashruuca “Our Masjids with the Homeless” oo waa miraha ka dhashay iskaashiga labada naadi oo Muslimiin ah kuwaas oo iskaga yimid xal-u-helidda dhibaatada heysata darbi-jiifta. Dhowr Masaajid ayaa ...

Read More »

Boorar sida Dacwada Islaamka oo soo jiidanaya indhaha Dadka Maraykanka.

MUQDISHO (HN) — Boorar u dhigma ama sida farriin dacwo Islaami ah ayaa loogu tala-galay in dadka lagu fahamsiiyo Islaamka iyo noloshiisa dhabta ah. Boorarka oo lagu dhejiyay dhammaan highwey-yada Interstate 45 ee Dallas ayaa waxaa ku qoran: “Ka hel Nabi Ciise Qur’anka dhexdiisa; Nabi Muxumedna ka hel Bible-ka dhexdiisa.” Koox la baxday GainPeace fadhigeeduna yahay Chicago ayaa bilowday ol’olahan. ...

Read More »

Caro laga muujiyay Boorar Islaam-naceyb ah oo la suray Gobalka Georgia.

GEORGIA (HN) — Boor Islaamka naceyb ku saleysan oo lagu dhejiyay fagaare u dhow Jaamacadda Georgia State University ayaa baraha bulshada ka dhaliyay doodo kulul kaas oo loo arkay mid lagu bartilmaansanayo tira-yarta Muslimiinta ah ee ku nool gobalka. Boor waxaa ku qoran qoraal ah “Alle-diid, cabsi la’aan, Muslim riddoobay.” Waxaa sannadkii hore dhammaadkiisii la suray Atlanta, Chicago iyo Houston, ...

Read More »

Sababta Hanan iyo John ay u qaateen Diinta Islaamka.

WALES (HN) — Qaadashada Islaamka soddon sano kahor, Hanan Sandercock waxay sheegtay inay ka go’neyd helidda diin ay nafteedu ku qanacdo iyo bulsho si daah-furan uga shaafisa su’aalaha maankeeda xulaya. Waxay ka dhalatay qoys Masiixi ah oo sannadkii 1990 yimid Cardiff iyada oo shaqo raadis jaamiciyad ah. “Waxaan ku jiray da’dayda 20meeyada. Waxay ila tahay inaan baadigoobayay micnaha nolosha dhabta ...

Read More »

Da’yarta Muslimiinta UK oo u midoobaya Ol’olaha Qaran ee Nadaafadda.

LONDON (HN) — Dhalinyarada Muslimiinta UK ee dalka oo dhan ku sugan ayaa isaga yimid inay howlo nadaafadeed oo ballaaran ka fuliyaan magaalooyinka waaweyn kaddib fasaxii sannadka cusub ee laga soo laabtay. Imam Qamar Ahmed Zafar wuxuu yiri; “Waa mid guud oo innaga wada dhaxaysa inaan dalkeenna ugu shaqeyno si aaan ugu noolaanno.” “Markii dabaal-degyada sannadka cusub laga soo laabtay, ...

Read More »

Ronaldo oo taageere naafo ah u rumeeyey riyadiisa.

DUBAI (HN) — Ali Amir oo ah wiil naafo ah waxaa ugu danbeyntii u rumowday riyadiisa aheyd inuu kubad la baasto laacibka Christiano Ronaldo. Taas waxay suura-gashay xilli laacibkani uu safar dalxiis ku joogo dalka Imaaraadka Carabta oo ay isku arkeen wiilkan naafada ah lixaadka. Ronaldo ayaa bartiisa Instagram-ka soo dhigay: “Waxay ii tahay farxad weyn iyo dhiirri-gelin inaan kula ...

Read More »

Ozil oo codkiisa ku biirinaya ka hadalka tacaddiga lagu hayo Muslimiinta Shiinaha.

LONDON (HN) — Laacibka Arsenal ee dhalasho ahaan kasoo jeeda Turkiga, Mesut Ozil ayaa codkiisa ku biiriyay taccadiga uu Shiinuhu ku hayo Muslimiinta Shinjiang ee Wiigar ee isugu jirta dilka, xariga, kufsiga iyo masaafurinta. Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka maalintii Jimcaha, Ozil ayaa sheegay in Masaajiddii la xiray; Qur’ankii la gubay; wax-barashadii Islaamiga aheydna la mamnuucay; culimadiina la xirxiray; ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!