MUQDISHO (HN) — Muslim u dhashay dalka Britain ayaa safar lug ah oo uu kaga soo dhaqaaqay London wuxuu toddobaadkan ku yimid magaalada barakaysan ee Makka – isaga oo ku biiraya kumaankunka xujeyda ah ee sannadkan u diyaargaroobaya gudashada Xajka iyo Cumrada. Adam Muhammed wuxuu safarkiisa kasoo bilaabay Wolverhampton oo ah halka uu ku nool yahay taariikhdu markii ay ahayd ...
Read More »Dunida Muslimka
Sucuudiga oo sannadkan qorsheynaya in Xajku noqdo mid deegaan-la-jaal ah ‘eco-friendly’.
MUQDISHO (HN) — Xilli boqollaal kun oo Muslimiin ah ay kusii jeedaan gudashada Xajka, Sucuudiga ayaa dadaal ugu jira inuu soo dhawayn deegaan la-jaal ah u sameeyo xujeyda si loo dhimo isticmaalka faraha badan ee walxaha mar kaliya la deegsado. “Majiro sahay lagu cuno oo xujeyda horay usoo qaataan mana laga oggola gudaha Xaramka iyo dabcan si guud labada magaalo ...
Read More »Laacibka Nigeria oo deeq lacageed siinaya dadka gaaraya 5,000.
MUQDISHO (HN) — Rajanta ajar Ilaahay agtiisa ah, laacibka xulka qaranka lagu naaneyso Gorgorrada Waaweyn, Ahmed Musa oo kabtan u ah dalkiisa Nigeria ayaa sii wada inuu deeq kaalmooyin ah gaarsiiyo danyarta iyo maheystada – isaga oo kaalmadii ugu dambeysay oo uu bixiyo ay ahayd lacag dhan N20,000 taas oo uu u qeybiyay dad ku nool Jos, Plateau State. Sawirro ...
Read More »Sucuudiga oo markii ugu horreysay xujeyda siin doona adeeg caafimaad.
MUQDISHO (HN) — Sucuudiga ayaa markii ugu horreysay soo kordhiyay adeeg caafimaad oo xujeyda sannad kasta soo xajinaysa u fududeyn doona in si dhib yar looga haqabtiro baahiyaha caafimaad. Holodoctor waa nuuciisa kii ugu horreysay oo Boqortooyada Sucuudiga usoo kordhiso xujeyda Guriga Ilaahay booqata sannad kasta. Cimilada iyo cunnada ka duwan midda ay dalalkooda ku barteen, waxay xujey badan ka ...
Read More »Xaajigii Baaskiil uga yimid Induniisiya si uu u yimaado Makka iyo Madiina + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Dad badan oo Muslimiin ladan ah ayaa sannad kasta u baxa gudashada Xajka iyo Cumrada, waxayna ku gaaraan hadba sida ay awoodaan. La-yaabna malahan in baaskiil xattaa lagu yimaado Makka. Muhammad Fauzan oo sannadkan fogaan dhan 5,000 km usoo jaray si uu usoo gaaro Makka isaga oo ku socda baaskiil ayaana kamid ah. Waxayna ku qaadatay in ...
Read More »Haween la barayo sida loo dhaqo Meydka Qofka Muslimka ah + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Wedka lama huraayo. Laakiin dhimashada qofka Muslimka ah, sida insaanka kale, waa u tiiraanyo iyo xanuun qoyskiisa. Hayeeshe, marba haddii ay tahay safar aan la hureyn, waa muhiim in la barto sida loogu diyaargaroobo. Meyridda iyo dhaqidda qofka Muslimka ahina waa midda ugu muhiimsan. Sidaas darteed, ayay hey’adda Ilford charity ugu qabatay dhowr haween Muslimaad ah sida ...
Read More »Aabbe – isaga oo oofinaya balanta Gabadhiisa – Ceel iyo Masjid u dhisay Muslimiin sabool ah.
MUQDISHO (HN) — Maryam waxay jirtay 7 sanno markii ay u geeriyootay Kansar uga dhacay minka sannadkii 2017. Kahor dhimashadeeda, Maryam ayaa aabaheed Sahgir Ahmed, oo ku nool Birmingham warsatay inuu u baxo Afrika si uu danyarta u caawiyo. “Laba toddobaad kahor dhimashadeeda, waxay ii sheegtay inay dooneyso inay Afrika aado oo ay kasoo dhisto ceelal biyood ay ku harraad-baxaan ...
Read More »Sababta Lammaane Muslimiin ah ay hadyado u guddoonsiiyaan ilmaha wadne-xanuunka qaba.
MUQDISHO (HN) — Lammaane Muslimiin ah oo cunug laba jir ah oo ay dhaleen u geeriyooday xanuunka wadne xanuunka ayaa go’aansaday inay raaadkiisa nooleeyaan iyaga oo dadka ku jira isbitaallada ee wadnaha ka xanuunsan. Yahya Rawat, wuxuu ku dhashay xaalado xanuunka wadnaha ah oo isbiirsaday mana loo fileyn inuu sii noolaan doono laba bil kaddib. Wuxuu ku dhintay dhabta hooyadiis ...
Read More »Muslimkii ugu horreeyey Britain ee fuula Buurta ugu dheer Adduunka.
MUQDISHO (HN) — Buurfuule Akke Rahman ayaa noqday Muslimkii ugu horreeyey ee ku nool dalka Britain ee kora buurta ugu weyn dunida ee Mount Everest isaga oo dhammeystiraya riyadiisa ahayd inuu yabooh u sameeyo agoonta – isaga oo weliba sooman. Waxay ku qaadatay laba caanamaal ku dhawaad inuu ku gaaro dhakada ama figta sare ee buurta oo dhan 8,849 oo ...
Read More »Ardaydii ‘hal maalin ka soomay’ Ramadaanka.
MUQDISHO (HN) — Arday dhigata iskuulka Lancashire ayaa Ramadaankii tagay ka soomay hal maalin si ay ardayda Muslimiinta ah ula qeybsadaan maalintooda waxna uga bartaan waaya’aragnimada soonka. Tallaabtan ay ku dhaqaaqeen ardayda dugsiga Darwen Aldridge Enterprise Studio School waxaa usoo jeediyay barahooda maadada seyniska, Qasim Hussain oo aad ugu faraxsanaa inuu arko ardaydiisa kala diimaha ah inay maalin qura wada soomaan. ...
Read More »