Muqdisho (Himilonews) – Jaad nafleyda dhirta xagata kamid ah oo aad u dheereeya. Wuxuu leeyahay dhego dheerdheer, dhogor jilicsan; af bushinta kore ka faruuran—dabo gaaban iyo lugo xoog badan oo dheerdheer.Waxaa jira ku dhawaad 30 unug-dhamaysyo “species” ifka guudkiisa saaran oo Bakeyluhu u kala baxo. Iyaga oo ku kala nool deegaanno kala duwan, hadana waxay si guud u wadaagaan waxyaabo badan. ...
Read More »Deegaankeenna
Wax Ka Baro GERIGA
Muqdisho (Himilonews) – Nafley adduunka joogta kan ugu dheer, wuxuuna joogaa Afrika oo kaliya; wuxuu leeyahay sur aad u dheer iyo lugo iyagana dheerdheer. Dhererkiisu wuxuu gaaraa laba mitir iyo bar; waa uu daaqaa; waana calanaqsadaa. Wuxuu leeyahay guud yar oo jilicsan oo surka kaga yaal; wax laba gees oo yaryar lamoodo oo dhegaha dhexdooda kaga yaal; harag aad u ...
Read More »Wax Maka tagaan Nolosha Biciidka?! –Hadda BARO!
Muqdisho (Himilonews) – Biciidku wuxuu ku nool yahay Hawdka, Badaa’iska iyo Sudaha. Wuxuu daaqaa Doogga iyo Bilcilkaba. Labkiisu waa Saryan. Halka dheddigiisana loo yaqaan Biciid. Biciidku, markuu badan yahay ee uu meel wada joogo, waxaa loo yaqaan Yahaab Qamaamaley ah. Inkasta oo Biciidku leeyahay geeso waawayn, hadana waa ka ugu fulaysan oo wuxuu ka didaa shimbir agtiisa ka duushay. Saryanka wuu ...
Read More »Maxay kaga gaar tahay Garanuugtu Ugaarta kale?!–Nolosha Garanuugta
Muqdisho (Himilonews) – Garanuugta waa geed laac, waxaanay ku dhaqantaa Sudaha. Waqti kasta waa ay dhashaa oo sida Orgigu riyaha ugu dhex jiro ayuu Liigu ugu dhex jiraa. Garanuugtu sida dumarka ayey caado u leedahay. Waxay heshaa dhiigga dumarka bishiiba mar ku dhaca. Garanuuga lab waxaa loo yaqaan Liig, tan dhedigta ahna waxaa la yiraahdaa Tingay. Garanuugtu, badi ifka dhulkeenna unbay ...
Read More »WAX KA BARO NOLOSHA GOODIRKA
Muqdisho (Himilonews) – Ugaarta jaad kamid ah oo sida Diirdiirta ay daliigo ku dhilan yihiin. Goodirku, Ugaadha kale wuxuu kaga duwan yahay isagoo u kala qeybsama laba qeybood oo kala ah Yeris iyo Ishinba. Goodirku markuu Yeriska yahay, ta dheddig waxaa loo yaqaan Caarrey, halka kan labka ahna layiraahdo Darraad. Goodirku, wuxuu ku dhaqmaa Buuraha iyo Durdurada. Waa nugul, oo ma ...
Read More »Baro Nolosha Sagaarada
Muqdisho (Himilonews) – Sagaarada oo ku dhaqanta Sudaha iyo Duudaha, midkeeda labka ah waxaa lagu magacaabaa Atoor. Teeda dhedigta ahna waxaa la yiraahdaa Yac. Sagaarada markay yaryar tahay waxaa loo yaqaan Biiq-sagaaro. Sagaaradu waxay isku raacdaa laba-labo. Waxay dhashaa Kaliisha. Kaliishu waa xilliga kulul ee roobka kasoo hormara; ama xilli roobaad. Golcas, Guun iyo Sandheer-cawlo waa saddex jaad oo Sagaarada ...
Read More »Wax ka baro Layaabka DEERADA!
Muqdisho (Himilonews) – Jaad ugaarta kamid ah oo yaryar oo dheereeya: dhabar iyo caloosha dalliigtimo balaaran oo madow bay ku leedahay. Raxan ayayna waligeed isku raacdaa. Deerada ku nool Aasiya keeda lab kolay yar oo uurkiisa ku jira ayaa-haraga hoostiisa-ayaa laga sameeyaa Miskiga udgoonka badan. Deeradu ama Eeladu waxay deegaan u leedahay: bananka, iramada iyo duudaha. Deeradu waa tan ugu ...
Read More »Wax ka baro Nolosha Cawsha iyo la yaabkeeda
Muqdisho (Himilonews) – Ugaarta waaweyn jaad kamid ah. Waxay leedahay midab-casiin-ka-warqab ah oo uurka iyo barida ka cad–dalliigo madmadow oo wajiga bartankiisa ku dhilan iyo geeso marka hore dib u rogan oo kolka labaad horay usoo rogmada. Cawlka lab waxaa la yiraahdaa Jaxeedh. Cawlka dhedigta ahna waxaa lagu magacaabaa Masaal. Cawshu waxay ku dhaqantaa banaanka, iyada oo mar la dhasha ...
Read More »Wax Ka Baro Yeeyga ama Uubatada
Muqdisho (Himilonews) – Bahal dugaagga kamid ah oo Eyga u eg: arigana aad u laaya. Wuxuu waxoogaa ka yar yahay Dhurwaaga~ Uubato ama Uuleey. Yeygu baqtiga macuno. Dugaagta kale, sida Libaaxana, kuma dhaco inuu la dhiraandhirsado–gaar ahaan kolkay wadarta yihiin. Wuu aragti dheer yahay. Sida la tilmaamo, baxaallo aan fiicneyn ayuu neefka ku dishaa. Isaga oo sara-jooga ayuu leefsadaa deedna ...
Read More »Wax Ka Baro DAWACADA
Muqdisho (Himilonews) – Bahal jaadad badan oo dugaagga dibad-joogta ah kamid ah; waxay u egtahay Eyga. Waxay cuntaa hilibka. Dhogor badan iyo dabo hunbulan ayay leedahay. Waxaa loo heystaa ama la sheegaa inay dhagar badan tahay. Labka waxaa lagu magacaabaa Dawac; halka tan dhedigta ahna la yiraahdo Dacawo ama Dayo. Golli iyo Gollacas waa jaadyo kamid ah Dawacada. Sidka Dawacada ...
Read More »