crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Deegaankeenna | HimiloNetwork | Page 5

Deegaankeenna

Baxaalliga Maroodiga!

Qeybtii labaad; Maroodiga oo isku raacda Raxan-raxan, xilliga kuleylaha, waxay u hayaamaan keymaha iyo dhulalka sarreeya halkaas oo ay ka heli karaan baad iyo biyo ku filan. Xilli roobaadkana waxay u baqoolaan dhulka cagaaran ee siman. Sidka Maroodiga waxaa loo shintiriyaa 22 Bilood. Waana noolaha ugu sidka dheer. Dhallaanka Maroodigu wuxuu culeyskiisu gaaraa 80 kg xilliga ugu horreeya dhalashadiisa. Dhasha ...

Read More »

Ugaarteennii Mee??!!

Qeybtii Labaad; Ugaadhu, maadaama ay kamid ahayd xoolihii dalka ku dhaqnaa, waxay lahayd qiimaheeda, taas oo maanta aad ka dheehan karto aqoonta dhinacyada badan ee ku qotonta dhaqamadeeda iyo nolosheeda. Nolosha iyo aqoonta Ugaadha looma sinayne, waa loo kala dhawaa. Waxaan shaki ku jirin in qeyb bulshada kamida dadka kale uga dhawayd, ugana daryeel iyo naxariis badnayd. Ugaarta waxaa loo ...

Read More »

Baxaalliga Maroodiga!!

Qeybtii 1aad; Bahal nafleyda dhulka ku nool oo dhan ugu weyn. Wuxuu leeyahay harag adag oo qiro weyn; gacan dheer oo uu wax kasta ku sameysan karo iyo laba ganood oo dheerdheer oo qalka kore ka baxa oo qaali ah. Maroodigu waa laba jaad—mid waaweyn oo Afrikada hodanka ah jooga iyo mid in-door ah ka yar oo Hindiya ku nool; ...

Read More »

Ugaarteennii MEE?! AAWAY?!

Qeybtii 1aad; Maanso Howl-maalmeedka Ugaadhsiga: “Hoobeey Hoobaaligaayeey. Maad booddo gaabnayno. Waad baxsan lahaydee. Wiil soo biyaystiyo, Beydar baa ku beegsaday”. Ugaadhu, inkasta oo ay maanta dabargo’ ku dhowdahay—intii ka noolaydna la la’yahay meel ay jaan iyo cirib dhigeen, hadana waxaa marag madoonta ah in dalkeenu beri hodan ku ahaan jiray. Dabar go’a Ugaadha wuxuu la xiriiraa waxyaabo badan oo ay ...

Read More »

Abuurka iyo Baxaalliga Libaaxa!!

Qeybtii 3aad; Cagabaruurtu waxay kadeed iyo kur-ka-goys kala kulmaan dugaagta kale sida; Dhurwaaga, Haramcadka, Halaqyada iyo Haadda qaarkood sida; gorgorka. Waxaa kale oo ciil caabuqay ku disha Lo’ Kinsiga “Buffalo”. Waxaa intaas dheer, kolka uu Aar cusubi ama xoog lihi xilka ka bursado kii hore, wuxuu nafta-tagsiiyaa Cagabaruur waloo nool. Dabcan, sababtu waxay tahay Gooshu bacrin “fertile” ma noqoto umana ...

Read More »

Erey-bixinta DUUR-JOOGTA iyo Soomaalida!!

Qeybtii 2aad; Halka dunidu ay ilaalinayso xaq-dhowrka iyo xurmada noolaha ku nool duurka; daaq iyo duunyaba “flora and fauna”, Soomaaliya waxay hanteedii Duur-joogta ku luminaysaa inay disho; dagaagto; ama uu dal shisheeye xaalufsado. Dhibta Duur-joogta lagu hayo waxaa ugu weyn; gumaad lagu wado har iyo habeen, burburka hab-nololeedka deegaan, dib-u-dhaca kusii imanaya tarantooda kol hadii aanay helin karantiil iyo kalkaalo ...

Read More »

Erey-bixinta DUUR-JOOGTA iyo Soomaalida!

Muqdisho (Himilonews) – Duur-Joogta dhaqan ahaan waxaa loo dhiraandhiriyaa noole siiba sanku-neefle aan la dhaqan gelin. Hayeeshe, waxaa timid in lagu daro dhamaan dhirta, noolaha yaryar iyo ilma-aragtida ku nool duur—goob aanay dadku ku lahayn raad saameyn leh. Gaasa-baxsiga daaqa iyo duunyada ku nool duurka xilliyo badan ayay ifka ka dhacday—taas oo Deegaanka kaga tagtay saameyn mug leh; togan iyo ...

Read More »

Abuurka iyo baxaalliga Libaaxa!

qeybtii labaad; Libaaxu waa mid kamida shanta bah Dinnad ugu waaweyn. Waana xubin kamida qoyska Felidae. Halka aarar kamida libaaxa ay kasii culus yihiin 250 kilogram, waa midka labaad ee ugu weyn bah Dinnada nool, Shabeelka kadib. Libaaxu wuxuu keynta ku dhex noolaan karaa (10—14) sanadood. Halka rugaha lagu karantiilana uu ku dhex-cimrin karo wax ka badan 20 sano. Libaaxa ...

Read More »

Abuurka iyo Baxaalliga Libaaxa

Muqdisho – Bahal dugaag weyn oo xoog badan oo jooga Afrikada hodanka ah iyo meelo Aasiya kamid ah. Wuxuu leeyahay midab cawl ah iyo dabo bul eh. Kiisa labka ahna wuxuu qaarka hore ku yeeshaa dhogor dheer oo fara badan iyo shaash duf ah; wuxuu cunaa oo uu ku nool yahay dadka iyo duunyadaba. Libaaxu waa hal-doorka dugaagta ku nool ...

Read More »

Bulshada iyo Han-fahmeedka Deegaaneed!!

Muqdisho (Himilonews) – Sida la ogyahay, laf-dhabarta dhaqaalaha dalku waa xoolaha nool. Biyo iyo baad ayay ayay xooluhu u baahan yihiin. Haddii kale wey le’anayaan oo anfac ma yeeshaan. Ugaartu dadka iyo dalkaba waxtar weyn ayay u leedahay; hilibkeedaa la cunaa, saanteedana siyaabo badan ayaa loo manaafacadsadaa. Dalxiiska ka yimaadda dhulka shisheeyaha ah ayaa noo daawasho yimaada. Ugaarteennu lacag adag ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!