qeybtii labaad; Ku kala tagsanaanta guud ee qurux sifeynta kasokow, dad badan waxay ku kala beyreen jiraalka waxa fool-xumada la yiraahdo—kol haddii macno guud oo wadareeya aragtida quruxda aan lahayn. Taas oo iyadna dhalisay dood hor leh oo ku saabsan inaysan ba jirin wax lagu magacaabo foolxumo oo liddi ku ah quruxda. Kuwa middani daba ka wadaa waxay u daliishadaan—lumininta ...
Read More »La-yaabka
Qurux; Midabyaleey!!
Tilmaanta la siiyo wax walba oo ishu ay u bogto ayaa loogu yeeraa qurux. Iyada oo laga eegayo dhinacyada qaab-dhismeedka, dheeha iyo il-qabadnimada guud sida dhulka, noolaha iyo manoolayaasha, quruxdu waa magac balaaran oo kulmiya wax walba dadku majeersadaan habsamideeda; milicsadaan jamaadkeeda—mohashadaan helideeda. Hayeeshe, qeexidan kaliya inagama kaafinayso macnaha quruxda lagu sheego. Waxaa jira qeexidyo tira badan oo quruxda lagu ...
Read More »Dhibanihii Facebook-ga
Qeybtii ugu danbeysay ee saddexaad; Muqdisho (Himilonews) – Iyada ahaan, waxay lumisay inay iska caabiso ninkan. “Wuu i salsalaaxay, durbana waxaan lumiyay dareensidahaygii. Waxaan bilaabay inaan daba-kaco. Isaga unbay ahayd, qof kale lama uusan soconin. Waa gaban dhalin-yar oo u dhaxeeya 24-25. Wuxuu ii sheegay in isaga iyo waalidkiisa ay ku nool yihiin dhismahan qabyada ah.” Waxay sharaxday in abbaaruhu ...
Read More »Dhibanadii Facebook-ga!!
Lagos, Nigeria (HIMIMLONEWS) – Agbaazue, maalintaas dhakafaarka leh. Waxay u labisatay la kulanka Micheal. Falanqeynta wixii ku dhacay, gabadhan yari waxay hoosta-ka-xariiqday inay wicid ka heshay telifoonkeeda. “Moobilkayga ayaa soo dhacay, nin ayaana rabay inuu ila hadlo. Ma ogi siduu ku helay numberkayga. Hayeeshe, wuxuu ii sheegay magaciisa in Micheal la yiraahdo mise ahayn mid kamid ah Micheal-ladii aan garan ...
Read More »Dhibanad Face-book dartiis halis u gashay!
qeybtii koobaad; Muqdisho (Himilonews) – Ka digtoonaada qofka aad saaxiib uga dhiganaysaan codsiga uu kuusoo dhigo Facebook-giina. Tani waa waano kaaga imaanaysa 17—jirad Ada Nba Agbaazue, taas oo ka baxsatay jaceyl-ku-qaraabte ay Facebook-ga ku baratay kaas oo isku rogay inuu u dilo aargoosi dhaqameed kadib kol uu sareer kula lulmooday dhismo-dabaq qabyo ah oo ku yaalla gudaha Abule-Ajanloco, Lagos. Agbaazue, ...
Read More »