Muqdisho (Himilonetwork) – Xirnaanshaha waddooyinka xilliyada cayiman iyo jidadka qaar ee ka caagan socdaalka iyo marista gaadiidka kuwaas oo sababo jira loo xirtay, waxay gocasho iyo xusuus hore gelinaysaa shacabka ku dhaqan caasimadda Muqdisho kuwaas oo waqtiyo adag lasoo kulmay. Mar kasta oo aad isasoo taagto goob ka caagan marista gaadiidka ama waddooyin muddo kooban la xayiro ku socdaalkooda, waxaad ...
Read More »Author Archives: Zakariya
London – Muslim toddobaadle u quudiya 300 oo darbi-jiif ah.
London (Himilonetwork) – Berri waa Khamiis. Sidaas awgeed, Naeem Qureshi, wuxuu ku jiraa diyaarinta cuntadii uu siin lahaa kumaankun darbi-jiifta ah ee ku sugan London. “Waxaan aragnay dad badan oo hunguri aan heysan, marka aniga iyo cunugayga waxaan ka wada hadalnay inaan wax ka qabano. Waana markaas kolkii aan shaqadan guda-galnay,” ayuu yiri. “Shan bilood ayaa hadda laga joogaa taniyo markaas. ...
Read More »Austria oo qorsheynaysa in Iskuullada laga mamnuuco xirashada Xijaabka.
Vienna (Himilonetwork) – Muslimiinta Austria ayaa canbaareeyey qorshe cusub oo ay ku dhawaaqday xukuumadda midigta cusub kaas oo la xiriira in gabdhaha ka yar da’da 10 jirka ah laga mamnuuco inay xijaab usoo xirtaan iskuullada. “Hadafkeennu waa inaan u istaagno sababaha xadidi kara horumarka bulshadeenna ka jira. In gabdhaha laga mamnuuco xirashada xijaabkana waa qeyb kamid ah,” ayuu yiri Kurz. Marka ...
Read More »Xiriirku ka xoog badan xoolo la xareysto.
Muqdisho (Himilonetwork) – Dhammaan noolaha caaqilka iyo san ku neefleyda kale kama maarmaan iney rafiiq yeeshaan, Qormadaan waxaan ku bidhaamin doonaa muhiimadda xiriirka oo ah hilinka saaxiibbo lagu hanto. Xiriirku waxa uu saameyn ballaaran ku leeyahay caafimaadka iyo farxadda qofka, midka wanaagsan waxa uu yareeyaa wel-welka, wuxuu na siiyaa isku kalsooni, wuxuu ka hortagaa inaan godka keli-nimada galno. Daahnaanta xiriirka ...
Read More »Qelin jebintii Geerida: Boqol carruur ah oo lagu laayey dalka Afghanistan.
Kabul (Himilonetwork) – Inta la xaqiijiyay in ka badan 70 caruur ah ayaa ku dhimatay, weerar isniintii lagu qaaday xaflad qalin jabin ah oo ka dhaceysay School Qur’aanka lagu barto oo ku yaala degmada Dasht-e-Archi ee gobalka Kunduz ee wadanka Afganistan, sida ay marqaatiyaal u sheegeen TV-ga Aljazeera. Diyaaradaha Mareykanka iyo kuwa Afganistan ayaa la sheegay iney duqeynta fuliyeen. Afhayeenka wasaarada ...
Read More »Daawo – Maxay ka dhigan tahay Muslim ku nool Dalka Japan?!
Muqdisho (Himilonetwork) – Muslimiinta ku nool dalka Japan waa tiro aad u yar. Sidaas oo ay tahay, ku noolaanshaha dal dadkiisu u badan yahay Buudis kama xigsan in qofka Muslimka ahi uu Ilaahay ku dhex xusuusan waayo. Mid kamid ah dadkaas waa wiil dhalinyaro ah oo ka sheekeynaya noloshiisa ka Muslim Japanese ah oo ku dhex nool bulsho aan aaminsaneyn ...
Read More »Daawo – Magaalo aan soo saarin Wax Qashin ah.
Jakarta (Himilonetwork) – Waxaa jira magaalo ku taalla dalka Japan oo lagu magacaabo Kamikatsu taas oo aan soo saarin wax qashin ah. Magaladan waxay dunida u sheegtay in wax walba oo la adeegsado dib loo isticmali karo mar iyo marar badan. Halkan haddaba ka daawo muuqaal laga soo qaaday magaaladan.
Read More »Mooshin – Mar-arag laga naxo Maqalkiisa.
Muqdisho (Himilonetwork) – Way dhacaysaa mar walba. Sida xooluhu u rakaadaan fulinta kahorna, waa lama huraan in xukuumad walba oo dhalata la kowsato. Is-qabqabsiga madaxda ugu sarreysa dalka waa arrin laga yaabo in badan inay u qaataan si fudud. Balse xaqiiqdu waa inay tahay mid masiiri ah oo raadeynaysa hayaanka fog ee loogu jiro gaarista dowlad wanaagga. Mar walba oo ...
Read More »Daawo – Dhallaan Qur’anka loo shido si degan u dhageysanaya!
Muqdisho (Himilonetwork) – Daawo dhallaan yaryar oo mar walba oo Qur’anka loo shido si degan u dhageysanaya. Waa mucjisada Qur’anka kariimka ahi la yimid.
Read More »Korneyl American ah oo Diinta Islaamka kusoo biiray!
Muqdisho (Himilonetwork) – Michael Barnes wuxuu kusoo dhex koray qoys Masiixi ah oo ku nool Alexandria, Louisiana. Waxay toddobaad walba tegi jireen kaniisadaha. Wuxuu ku biiray Jarvis Christian College kahor inta uusan kamid noqon Ciidanka Maraykanka isaga oo 23 jir ah. Isaga oo ku sugan Xarunta Sal-dhig oo Jarmalka ugu taalla, wuxuu kula kulmay askari Muslim ah oo mar walba ka ...
Read More »