crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Zakariya | HimiloNetwork | Page 20

Author Archives: Zakariya

Nin 25 Xabo oo moobiillada iPhone-ka codsi guur ugu ban-dhigtay saaxiibtiisa!

Beijing (Himilonetwork) – Chen Ming, oo ah da’yar ku nool Shenzen, dalka Shiinaha ayaa dhawaan soo jiitay indhaha dadka la dhacsan isticmaalka telafoonnada iPhone-ka kadib markii uu 25 xabo oo cusub usoo iibsaday si uu astaan jaceyl ah ugu sameeyo gabadha uu jeclaaday si ay uga aqbasho jaceylkiisa. Chen ayaa dalbaday 25 xabo oo nuuca iPhone-ka ah markii lasoo saaray wuxuuna ...

Read More »

Muslim aashito lagu soo weeraray oo aan dib danbe wax u arki doonin.

London (Himilonetwork) – Muslim cunna-geeye ah ayaa nolosha la halgamaya kadib markii weerar aashito ah uu laba indhood wax-yeelay. Marka loo eego  Independent, laba qof ayaa kusoo dhawaaday Muhammed Nawshad Kamal, oo 32 jir ah, isaga oo maraya xaafadda Walthamstow area ee bariga London. Labada nin oo mid kamid la xiray in yar kadib ayaa isku dayay inuu xado baaskiilkiisa – kahor inta ...

Read More »

Hooyo 98-jir ah oo wiilkeeda oo 80-jir ah daryeelaysa!

London (Himilonetwork) – Ada Keating, oo hooyo 98-jir ah oo dhashay afar carruur ah ayaa usoo wareegtay xarun karantiil oo lagu xanaaneeyo oo ku taalla Huyton, degmada Liverpool, si ay u daryeesho cunugeeda oo 80-jir ah. Tom ayaa hoyga Moss View kusoo noqday sanadkii 2016-ka markii uu garowsaday inuusan in badan sii daryeeli karin naftiisa. Hooyadiis Ada ayaa sanad kadib kusoo biirtay markii la ...

Read More »

Nuxurka Tababbarka Maxkamadda Mala-awaalka ee lagu qabtay Xarunta Kaalmo-sharciyeedka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Markii ugu horreysay waxaa Xarunta Kaalmo-sharciyeedka Jaamacadda Muqdisho lagu qabtay tabbabar loo bixiyay Maxkamadda Mala-awaalka oo ardaydu si ficliyaysan loogu iftiiminayay sida lagu dhaqan-gelin karo aragtiyada iyo nadariyaadka loogu dhigo kulliyadaha Sharciga iyo qaanuunka. Ardayda kulliyadan oo ka kala yimid dhowr jaamacadood oo Muqdisho ku yaalla, wuxuu tabbabarkan u ahaa tallaabtii ugu horreysay oo ay wadajir u ...

Read More »

Ciidamada Itoobiya Xal ma u yihiin Mushkiladda amni-darro ee dalka ka taagan?

Muqdisho (Himilonetwork) – Ardayda Soomaaliyeed dugsiyada hoose waxaa lagu baraa in dhul-keenna ah uu inooga maqan yahay Xabashida iyo Kenya, isla markaana ay jirto Soomaaliweyn, calanka buluugga ah xiddigta shanta gees leh ee dhexda kaga taalla waxaa loogu micneeyaa inuu u taagan yahay Shanta Gobol ee Soomaalidu u qeybsan tahay. Soomaali Galbeed oo ah dhulka ku maqan Xabashida Ethiopia iyo Soomaalida Degmooyinka ...

Read More »

02 October – Maalinta Caalamiga ee Kahor-tagga Xadgudubka ka dhanka ah Wariyayaasha.

Muqdisho (Himilonetwork) – 11-kii sano ee lasoo dhaafay, tiro dhan 930 wariyayaal ah ayaa loo dilay soo tebinta warar iyo warbixinno bulshadoodu u baahan tahay. Celcelis ahaan, tani waxay isku ururinaysaa 1 dhimasho afartii maalmoodba. 90% dilalka wariyaasha loo geysto ma noqdaan kuwa la isku qabto oo aan maxkamad loo soo istaajinin.  Si kale marka loo yiraahdo, 10% ayaa dhacda ...

Read More »

Jaceyl ma loo dhintaa?! (Qisso Jaceyl ah oo xanuun badan).

 Hargeysa (Himilonetwork)  – Ma laha inta badan marka ay dhagaha soomaalida kusoo dhacdo su’aashani waxa ay isla markaaba xasuustaan qisadii Cilmi boodhari iyo hodan ee magaalada berbera. inkastoo meelaha qaar soo warinta qisadaasi doodo laga keeno. Balse’ aan maata halkan idin kula wadaago mid kamida qisooyinka ugu layaabka badan ee laga soo raro Carabta. Waa Qisada Curwa iyo Cafraa! Curwa ...

Read More »

31 October – Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Maalinta Magaalooyinka Caalamka waxaa 27 December sanadkii 2013-ku dhawaaqay Kal-fadhiga Guud. Taniyo markaas 31 October sanad kasta ayaa loo dabaal-degaa. Hal-ku-dhegga guud ee Maalinta Caalamiga ee Magaalooyinka waa magaalo fiican iyo nolol hagaagsan, waxaana looga golleeyahay in lagu iftiimiyo guulaha laga sameeyey kacaanka magaaloobidda iyo caqabadaha horyaalla horumarka magaalooyinka. Markii ugu horreysay xuska Maalinta Caalamiga ee Magaaloobidda waxaa ...

Read More »

Nin Saddex sano geed ku dul noolaa oo Dhulka ugu danbeyn lasoo dhigay!

Muqdisho (Himilonetwork) – 47-jir ku nool degmada La Paz ee gobalka Agusan del Sur, dalka Filibiin waxaa dhulka uu cagaha soo dhigo ugu danbeysay sanadkii 2014-ka kahor inta uusan ku korin geed dheer oo gurigiisa ku agyaal. Taniyo markaas dhulka sooma booqan, wuxuu maalintii oo dhan saarnaan jiray geedka dushiisa jeer dhawaantan ay waaxda dowladda hoose xoog kaga soo dejisay geedka. ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!