crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> September | 2022 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: September 2022

Bulsho Muslimiin ah oo jaar Masiixiyiin ah si camali ah u baraya Muhiimadda Islaamku siiyay ilaalinta iyo dhowrista deegaanka.

MUQDISHO (HN) — Fayadhowrka iyo bedqabka degaanku wuxuu Islaamku siiyay ahmiyad sarreysa. Waxaana uu Suubanaha NNKH uu Muslimiinta ku boorriyay inay camiraan dhulka xattaa daqiiqad ugu dambeysa nolosha adduunyada oo Qiyaamuhu dhici rabo. Si kastaba, xubno kamid ah bulshada Muslimiinta Milwaukee oo kaashanaya dhiggooda Mormon ayaa ku asteeyey Maalinta Adeegga Qaranka qabashada howlo nadaafadeed oo laga sameynayo degmooyinka iyo xaafadaha. Ol’olaha ...

Read More »

Masjidka Kentucky oo albaabada u furaya Jaarka si loo fahamsiiyo Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Masjid ku yaalla Louisville, Kentucky ayaa albaabada u furaya dadyowga aan Muslimiinta ahayn ee diimaha kale heysta si looga jahli bixiyo aqoondarrida ka heysta diinta Islaamka iyo Muslimiinta. “Waxaan iridaha u balaqaynaa walaalaheenna jaarka ah si ay wax badan uga fahmaan diinteenna – looga shaki iyo turxaan bixiyo ereyada iyo sheekooyinka ay warbaahintu ku marinhabaabiso ra’yulcaamka ee ...

Read More »

Waxay dhimatay iyada oo aqrinaysa Quraanka kariimka ah.

MUQDISHO (HN) — Muuqaalka haweeney Muslimad ah oo u dhalatay dalka Induniisiya – oo geeriyootay iyada oo aqrinaysa Kitaabka Qur’anka – ayaa aad ugu baahay baraha bulshada dalkaas. Waxaana qof walba oo daawaday uu Eebbe uga baryay inuu Jannooyinkiisa ku casuumo. Muuqaalka oo socday 22 ilbiriqsi ayaa la rumeysan yahay in lagu duubay goob xaflad diimeed ay ka socotay. Waxaana ...

Read More »

“Waan aqristay Qur’anka – waana ku Islaamay.” – Haweeney British ah.

MUQDISHO (HN) — Quraanku waa isha hanuunka iyo ilbaxnimada basharka. Maryum oo ah gabar British ah oo ku nool  Plymouth, Southwest England markii ay kala furtay Quraanka waxay ka heshay sababtii dhabta ahayd oo ay nolosha ka baadigoobaysay. Waxaana ku waasacmay laabteeda. In kasta oo Masiixiyadda ay kusoo kortay, haddana weligeed waxay aaminsaneyd inay tabayso ujeeddada dhabta ah ee nolosha – ...

Read More »

Da’yar Caasimadda iyo Goobaha Jirdhiska lagu sameeyo!

MUQDISHO (HN) — Iyada oo laga eegayo hal-ku-dhegga caalamiga ah ee maskax fiyow waxay ku jirtaa jir caafimaad qaba, dad badan oo da’yar u badan ayaa waqti badan inay dhisaan jirkooda – iyaga oo ku biiraya goobaha loogu tala-galay in lagu tababbarto. Inta badan dhalinyaradan ayaa jiimka u gala si ay u yeeshaan jir qurxoon oo murqo kuuskuusan iyo calool ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!