RIYAD (HN) — Ciidul-Adxa waxay ku beegan tahay maalin Jimco ah 31 July, marka loo eego mareegta Moonsighting.com oo saadaasheeda ku jaangoysay tirsiga dayaxa. Bisha Carafo ayaa dhalan doonta 20 bisha July. Sida ay sheegtay mareegtuna, dhalashada bisha in badan lagama wada arki doono dunida dhan. Waxay intaas kusii dartay in bilashada Ciidul-Adxa si aan wada muuqan looga arki doono ...
Read More »Monthly Archives: July 2020
Wax ka ogow inta jeer oo Xajka uu baaqday!
RIYAD (HN) — Sucuudiga ayaa ugu danbeyntii ku dhawaaqay in sannadkan ay Xajka iyo Cumrada u ogolaanayaan dadka ku sugan gudaha Sucuudiga. Tiro aad u kooban oo kamid ah jinsiyadaha kala duwan ee ku sugan waddanka ayaa gudan doona acmaasha Xajka – iyaga oo kasoo xarmanaya isla gudaha Sucuudiga, ayaa lagu yiri warqoraal oo lasoo dhigay barta twitter-ka. Sannadkii hore ...
Read More »Xanuunka Covid-19 – Dhunkashadii Dhimashada sababtay!
DELHI (HN) — Nin isku sheegay inuu dadka qaba xanuunnada kala duwan oo uu ku jiro Corona Virus uu kaga daweeyo kaliya isaga oo ka dhunkanaya gacanta, ayaa ugu danbeyntii u geeriyooday xanuunka Covid-19. Ninkan oo lagu sheegay Aslam, wuxuu dadka raadatada ‘raaciyada’ u ah u sheegi jiray inay dhunkashadiisu ku filan tahay in looga kaco xanuunnada qaar sida midka ...
Read More »Lammaane 30 Sanno oo ay is-qabeen kala qeybsan jiray masruufka guriga!
BEIJING (HN) — Dood adag ayay dhalisay sheekada lammaane Shiinees ah kuwaas oo 30-kii sannadood oo ay is qabeen ku kala qeybsaday masruufka reerka. Dad badan waxay la tahay in marka ay lammaanuhu xiriir wadaagga yihiin ay hadba inta karaankooda ah isku siiyaan shuruud la’aan – iyada oo inta badan midna uusan kan kale uusan ku tala-gelin inuu baahidiisa oo ...
Read More »La kulan – Ninka Wuhan ugu cayilan badnaaday muddo xayiraaddu saarneyd.
BEIJING (HN) — 26 jir Shiinees ah oo ku nool magaaladii uu kasoo bilowday xanuunka Corona ee Wuhan ayaa noqday qofka ugu cayilan kaddib markii culaabtiisa ay ku korortay 100 kilogaram shantii bilood oo xayiraaddu saarneyd magaalada. Ninkan oo magaciisa lagu soo gaabiyay Zhou, si loo ilaaliyo gaar-u-joogiisa, markii horaba maanu ahayn nin dheelli-tirka hilibkiisu sugan yahay, wuxuuse marwalba ku ...
Read More »Laba Maxbuus oo – kahor intaanay baxsan -Xabsi ku dhaafay Warqad ku saabsan sababta baxsigooda.
ROME (HN) — Saxaafadda Talyaaniga ayaa tebinaysa sheekada laba maxbuus oo ku xirnaa jeelka Rebibbia kuwaas oo – kahor inta aanay ka baxsan xabsiga – ku dhaafay warqad ay ku muujinayaan sababta ay u baxsanayaan. Waxay sidoo kale balanqaadeen inay kusoo laaban doonaan laba toddobaad kaddib. Labada maxbuus oo la kala yiraahdo Davad Zukanovic, 40 iyo Lil Ahmetovic, 46, ayaa halgan adag ...
Read More »Muxuu Baadari xertiisa ugu yeeray inay dhistaan guryo kana baxaan kirada?!
LAGOS (HN) — Baadari ku nool Nigeria oo la yiraahdo Pastor Charles Osazuwa, ayaa xertiisa ugu baaqay inay dhistaan guryo ay leeyihiin, kana baxaan guryaha ay kirada ugu jiraan, madaama lihilaha guriga uu Ilaaha Masiixa ‘oo uu kala jeedo Nebi Ciise CS’ aysan isla qaadan karin magac qura. Landlord waxaa loogu yeeraa shaqsiyaadka leh hantida maguurtada ah sida guryaha, sidaas darteed, ...
Read More »Jeegaantii gubaneysay oo lagu arkay Japan!
TOKYO (HN) — Japan waxay caan ku tahay hal-abuurka iyo wax soo saarka sancada nuucyadeeda kala jaadka ah, balse waxay sidoo kale gaar u leedahay jeegaanta dhif ah oo lagu arkay heegada sare ee caasimadda Tokyo. Wax lagu murmay inay yihiin daruur cuslaatay oo baraf ah iyo jeegaan ayaa baraha bulshada Japan aad la iskugu dhaafsaday, waxaase muuqeeda kore la ...
Read More »