crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> December | 2019 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: December 2019

Nin sabab la yaab leh u garaafeeyey Gaariga qaali ah!

MUQDISHO (HN) — 22 jir ayaa dhawaan lagu soo eedeeyey inuu si ku-tala-gal ah u garaafeeyey gaari BMW ah oo yiil mid kamid ah shirkadaha iibiya gaadiidka – la yaab sunniyaha lala taago waxaa noqday in ninkani uu falkan u sameeyey si uu aabihiis ugu qabso inuu u iibiyo gaarigaas maadaama uu jiro xeer la yiraahdo “you break it you ...

Read More »

Maxaa Nin Beeraley ah ku qasbay inuu Eygiisa u ekeysiiyo sidii Shabeelka?!

WEST BENGAL (HN) — Xaalad quus ku dhow ayuu ku sigtay maadaama beertiisa ay si joogto ah ugu soo dhacaan raxan daanyeero ah. Laakiin hadda wuxuu helay qorshe uu xalkeedu shaqeyn karo. Wuxuu eygiisa u mariimay midabka uu leeyahay Shabeelka si daanyeeradu uga didaan marka ay maagaan inay usoo dhacaan beertiisa. Srikant Gowda wuxuu dhawaan qabsaday warbaahinta gudaha dalkiisa kaddib ...

Read More »

Dugsiyada Islaamiga ee UK oo Cunnooyin bisil la gaaraya kuwa baahan.

LONDON (HN) — Samafalayaal ka kala socda Akadeemiyadda Bahr iyo West Food Bank ayaa iskaga yimid inay cunnooyin bisil u qeybiyaan boqolaal danyar ah, sida laga soo xigtay Chronicle Live. “Waa muhiim in jiilka maanta la baro deeqda iyo sida cunnooyinka loogu yabooho kuwa baahan,” ayuu yiri Dewam Shoudhury. “Sidan oo kale bishii Ramadaan waxaynu isku geynay cunnooyin kala duwan ...

Read More »

Halkuu ku yaal Masjidka UGU yar Adduunka?!

MUMBAI (HN) — Haddii ay dhacdo inaad booqato Masjidka Mir Mahmood Saheb ee ku yaalla Hyderabad, dalka Hindiya, waxaad la ashqaraari doontaa sida farshaxanka leh ee loo qaabeeyey dhismihiisa. Wuxuu fidsan yahay ballac ahaan 9.2 ft x 12 ft ama 10.21 sq. mt. Waxaana mar qura gudihiisa ku dukan kara dad gaaraya shan qofood oo kaliya. Waana sababta Masjidkan loogu ...

Read More »

Kabtanka Nigeria oo Deeq wax-barasho siinaya 100 arday.

LAGOS (HN) — Kabtanka xulka Nigeria, Ahmed Musa ayaa ku dhawaaqay qorshe uu Jaamacadda kaga bixinayo ku dhawaad 100 arday kuwaas oo dhigta Jaamacad ku taalla magaalada Kano, dalka Nigeria. “Waxaan wax-barashada u arkaa dhabbaha runta ah ee is-beddelka, sidaas wageed, waxa ii farxad ah inaan ku dhawaaqo qorshaha 100 arday aan kaga bixinayo deeqda wax-barashada jaamacadeed,” ayuu yiri. Musa ...

Read More »

Daawo – Bullaacado ay ku dhex nool yihiin Kalluunka.

MUQDISHO (HN) — Gudaha Japan marka aad joogto, la yaab malahan in xittaa bulaacadaha biyuhu ku shubmaan ay hoy u noqon karaan noolaha qaar sida kalluunka. Taasna waa sababta oo ah heerka ay ka gaareen hufnaanta iyo bilicda degaanka. Haddaba muuqaalka soo aadan waxaad ku daawanaysa qeyb kamid ah falsafadda nololeed ee ilbaxnimada degaaneed ee dalka Japan.

Read More »

La kulan – Deeqsiga Dahsoon ee Deymaha ka bixiya Danyarta.

MUQDISHO (HN) — Dadka danyarta ah ee ku nool Istanbul waxaa la yaab ku noqotay deeqsiga dahsoon ee deymaha iyo qaamaha lagu leeyahay dadka ayaanka liita ka bixiya – isaga oo aan la kulmin. Caan wuxuu ku yahay inuu warqadda qaan-sheegadka oo lacagteeda la bixiyay ag dhigo qofkii deynta lagu lahaa gurigiisa ama uu farriin ahaan ugu soo dhiibo. Toddobaadkii ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!