MUQDISHO (HN) — Markii Sasha Pesic uu sannadkii 2008 samata-bixiyay ey, maanu fileyn inuu sidoo kale samata-bixin doono 1200 – halkaas oo 750 kamid ah ay hadda ku jiraan daryeelkiisa. Warkiisu wuxuu dunida ku baahay sannadkii 2015-ka markii la arkay isaga oo ey biyo ku dhacay kasoo badbaadinaya taas oo soo jiidatay indhaha 63 milyan oo qof oo facebook kala ...
Read More »Monthly Archives: November 2019
Saraakiisha Shiinaha oo si qasab ah ugu galmoonaya Haweenka Muslimiinta Wiigar.
BEIJING (HN) — Haweenka Muslimiinta Wiigar ee Shiinaha ayaa lagu soo warramayaa in gogol-dhaaf qasab ah lagula dhex sameeyo gudaha gobalka Shinjiang – xilli raggii qabay ay dowladdu ku gurtay xabsiyada. Taniyo 2017-ka, qoysaska Muslimiinta waxaa la amray inay xubnaha dowladda ka socda u oggolaadaan inay guryahooda baaritaan ku sameyn karaan si loola socdo dhaqdhaqaaqooda. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah ...
Read More »La kulan – Ninka 25-kii sanno ee lasoo dhaafay sannad walba soo Xejiyay!
DELHI (HN) — 62 jir dalka Hindiya u dhashay ayaa Xajkii ina dhaafay wuxuu u ahaa midkiisii 25aad oo uu soo xejiyo taniyo sannadkii 1994-kii. Isaga oo la hadlaya Khaleej Times, Taqiullah Khan wuxuu yiri; “Tani waa nimco xagga Ilaahay igaga timid oo aan jecleyn inay sahal igu dhaafto.” Dad badan waxay nasiib u arkaan mar qura inay siyaartaan Xajka, ...
Read More »Masjid – Cunugii salaadda Subax kusoo dukada – Abaal-gud la siinayo!
MUQDISHO (HN) — Masjid ku yaalla Bangalore ayaa carruurta Muslimiinta ah ee salaadda Jamaacada kula tukada wuxuu guddoonsiinayaa abaal-marin baaskiilo ah. 99 kamid ah carruurtan ayaa helay baaskiilo kaddib markii ay salaadda Subax Jamaacada kula tukadeen Masjidka muddo 40 maalin ku siman. Mashruuca waxaa iska kaashaday Jamaacada Masjidka markii ay arkeen natiijooyin hordhaca oo tallaabadani ay ka sameeyeen masaajidda kale. ...
Read More »Sababta Dibi Baxsad ah uu ku helay Taageero Shacab!
MUQDISHO (HN) — Dibi culaabtiisu dhan tahay 650 kg ayaa maareeyey inuu ka baxsado xarun xoola-qalka ah ‘maxjar’ wuxuuna hadda helay dareenka dadweynaha dalka Croatia. Dibiga oo la yiraahdo Jerry wuxuu dhawaanahan hareer maraa goobaha ka fog xaruntii uu kasoo baxsaday. Wuxuuna ku gaaf wareegaa xeebaha iyo duleedka magaalada. Milkiilhiisa ayaa ka iibsaday xarunta. Laakiin inta aan loo gelin qur-goyntiisa, ...
Read More »44 jir aan wejigiisu dhab u korin oo lagu qaldo cunug yar!
MUQDISHO (HN) — Inaad leedahay weji dhalinyar waa raasamaal aan la helin. Laakiin 44 jir ku nool dalka Shiinaha oo wejigiisa uu u eg yahay cunug jira kala bar da’diisa, waxay ku noqotay habaar. Waayo ma guursan karo. Qof walbana wuxuu u maleeyaa cunug muuqaalkiisa koobaad. Zhu Shengkai oo ku nool gobalka Xiang wuxuu dhaawac madaxa kasoo gaaray 6 jirnimadiisa ...
Read More »Daawo – Faras marka la fuuli maago Meyd iska dhiga!
MUQDISHO (HN) — Halkan ka daawo muuqaalka faras mar walba oo la fuuli maago iska dhiga meyd. Sida neef baqtiyay ayuu dhulka is waraa. https://youtu.be/iJR7xXBt0Jg
Read More »La kulan – Faraska iska dhiga Meyd marwalba oo la fuuli maago!
MUQDISHO (HN) — Gamaan faras ayaa indhaha taageerayaal badan soo jiitay kaddib markii uu si cajiib leh ugu caan baxay inuu iska dhigo meyd ama sida neef baqtiyay uu dhulka is waro mar kasta oo fuullaankiisa loo kooreysto. Ma cadda haddii faraska cajiibka ah uu dabeecaddan la qabsaday ama ay tahay xirfad la baray inuu dheelo. Laakiin waxaa iska cad ...
Read More »Qishkii xal baa loo helay!
MUQDISHO (HN) — Kuleej ku yaalla gobalka Karnataka ee dalka Hindiya ayaa dhaliyay dood adag kaddib markii ardaydiisa ay imtixaanka ku galeen iyaga oo madaxyada loo geliyay baakado si aanay u gishin. Markii muuqaalka sawirada laga qaaday ay ku baaheen baraha bulshada, saraakiil ka socota maamulka gobalka ayaa gaaray kuleejka si ay u fahmaan sababta keentay arrinta. Maamulka kuleejka ayaa ...
Read More »Masaajidda Dewsbury oo u midoobaya inay caawiyaan Keydka Cunnooyinka.
LONDON (HN) — In ka badan 300 oo Masaajid oo ku yaalla Dewsbury, Galbeedka Yorkshire, ayaa iskaga imaanaya si ay deeq cunto ah ugu ururiyaan bangiga keydka cuntada ee magaalada. Isku xiraha Bangiga Keydka Cunnada, Nicola Watson ayaa tiri: “Waxay aheyd wax qurux badan inaan masaajidda la kaashano ka qeyb-qaadashada mashruuca oo aan filayo in doorka ay ka leeyihiin uu ...
Read More »