crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> March | 2019 | HimiloNetwork | Page 4

Monthly Archives: March 2019

Erdogan oo haween mudaharaadayay ku eedeeyey inaysan qadarrin Islaamka.

Istanbul (HN) — Madaxweyne Erdogan ayaa haween iskugu soo baxay bartamaha Istanbul ku eedeeyey inay xushmad-darro ku sameeyeen Aadaanka salaadda markii ay qeylada iska sii wateen xilli mu’adinku uu waday aadaanka salaadda duhur. Haween badan ayaa iskugu soo baxay gudaha caasimadda maalintii Jimcaha iyaga oo xusaya Maalinta Caalamiga ee Haweenka, hayeeshe booliska ayaa ku kala eryay sunta dadka ka ilmeysiisa. ...

Read More »

Boqor Muslim ah oo noqday ninkii ugu taajirsanaa ee abid soo maray dunida.

MUQDISHO — Aasaasaha shirkadda Amazon Jeff Bezos ayaa hadda ah qofka ugu taajirsan adduunka, sida lagu qeexay liiska bilyaneerrada sannadka 2019-ka ee ay isbuucan shaacisay hay’adda Forbes. Hantidiisa qiimaheeda waxaa lagu qiyaasay $131bilyan oo doolar, oo u dhiganta 99bilyan oo gini. Laakiin Jeff wuxuu noqonayaa qof lacag yar heysta marka la barbar dhigo ninkii ugu taajirsanaa ee abid soo maray ...

Read More »

Haweeney dhameystiraysa farshaxan uu seygeedu ka waday Masjidka.

MUQDISHO (HN) — Haweeney Muslimad Turki ah ayaa dhameystiraysa shaqadii farshaxanka oo uu seygeeda ka waday Masjidka degmada Sogutlu kaddib markii uu xanuun kusoo booday uu la geeriyooday. “Dhabtii aad baan u jeclaa shaqada seygayga, waxaana ogaaday inaan leeyahay hibada hal-jecleysi ee farshaxanka xilli uu shaqadiisa ka waday Masjidkan,” ayay tiri Cigdem Ak. Haweeneydan 53-jirta ah ayaa dowladda hoose u ...

Read More »

Masjid Bangi Cunno u furaya Danyarta.

BANBURY (HN) – Qoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Banbury ee dalka UK ayaa hadda kadib helaya ilo sugan oo ay isku haleyn karaan marka ay baahdaan – waayo Masjidka magaalada ayaa sameynaya Bangi lagu keydiyo cunnada. “Waxaan rabnaa inaan in badan danyarta caawino, Masjidkuna wuxuu sameynayaa wax walba oo karaankiisa ah si uu hadafkaas u gaaro,” ayay tiri ...

Read More »

Carruur Waalidkooda Maxkamad ku taagaya sababta ay Sawiradooda usoo dhigaan BB.

MUQDISHO (HN) — Waxaan dhammaanteen jecelnahay inaan baraha bulshada ku wadaagno sawirrada saaxiibada iyo dadka aynu jecelnahay – innaga oo aan is weydiinin cawaaqibta ka ratibmi karta. Balse sheeko ka dhacday dalka Talyaaniga ayaa caddeynaysa in marwalba aysan sahlaneyn in qofkaada – carruurta – aad sawiradooda soo dhigto baraha bulshada. 16-jir u dhashay Talyaaniga ayaa maxkamad hooyadiis kula fuulay sababta ...

Read More »

Maareeye Bangi oo – si uu u kaalmeeyo Danyarta – u dhaca Koontada Maal-qabeennada.

ROMA (HN) — Gilberto Baschiera oo ah maareeyihii hore ee bangi ku yaalla Forni di Sopra oo ah xaafad yar oo ku taal dalka Talyaaniga ayaa lagu naaneysaa Robin Hood Banker kaddib markii adduun dhan 1.5 milyan oo Doollar uu kala baxay koontooyinka maal-qabeennada ay ku lahaayeen bangigiisa si uu ugu caawiyo danyarta aan awoodin amaah-qaadashada inay u helaan ruqsad. ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!