Muqdisho (Himilonetwork) – Maanta waxaan doonayaa Mudanayaal iyo Marwooyin in aan shacabka Soomaliyeed intooda wax akhisa u soo bandhigo Oraahyo ama Weedho Xikmado badan xambaarsan, waxaan sidaa u doorbiday in arimaha Siyaasadda oo ay Soomalida Qoraaladoodu u badan yihiin Maanta laga yare jaleeco. inta badan waa weedho ama oraahyo aan rumeysanahay in wax badan laga fa’iidi doono, sababtuna waxa weeye waxay ...
Read More »Yearly Archives: 2017
Shaqo la’aanta – Musiibada ku dahsoon Bulshadeenna!
Muqdisho (Himilonetwork) – Ma ahan oo kaliya gaajada, macluusha, musuqmaasuq iyo aqoon-darrida mowduucyada kaliya ee Afrika si gaar ah looga weriyo. Xittaa marka ay soo baxaan jiil wax-bartay, fursadda ay dib ugu celin karaan aqoontooda bulshada ay ka dhasheen ayaa kamid ah dhibaatooyinka sida hoose aan looga hadlin. Mana ahan dhib kale ee waa shaqo la’aanta heysta dhalinyaro badan oo ...
Read More »Marka uu Musuqu inaga dhigo kuwa Jaahiliin ah!
Muqdisho (Himilonetwork) – Musuq waa lunsasho hanti dadweyne kana dhici kara goob si gaar ah loo leeyahay ama rug danta bulshada loogu adeego. Waxaa lagu tusaaleeyaa laaluush, dhagar, wax is-daba-marin iyo qaraabo-kiil intaba. Waddamada qaar, qofka ku dhaqaaqa musuqa waxaa lagu xukumaa dil toogasho. Nguyen Xuan Son oo ahaa maareeyihii Bankiga Ocean Bank ee dalka Vietnam ayaa dil toogasho ah ...
Read More »Qaraxii 14-ka October –Bil kadib Xusuusta Maanta!
Muqdisho (Himilonetwork) – 30 cisho kadib halkan waxaa kasii dhamaanaya muuqaalladii argagaxa lahaa ee 14-kii October ka dhacay kaas oo galaaftay nolosha dad badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo maanta oo kale ifka isaga hayaamay. Dhismayaasha howshoodu wali qabyada tahay iyo kuwa xilli hore shaqada kusoo noqday waxay hayaan sheekooyin isku mid ah oo laga fahmi karo sida noloshu usii soconayso ...
Read More »14 November – Maalinta Caalamiga ee Cudurka Macaanka.
Muqdisho (Himilonetwork) – Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-degaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii 1991-kii si looga fal-celiyo halista cuurka Macaanku ku hayo caafimaadka ina Aadan. Si kastaba, Maalintan waxay rasmi ahaan u noqotay ...
Read More »Waa Maxay sababta dhabta ah ee loo Diley Mucaamir Al Qadaafi.?
Muqdisho (Himilonetwork) – “Ma doonayo in aan wadan kale ku noolaado anigoo Qaxooti ah, waxan ku dhashay halkan Liibya, waxaanna ku dhimanayaa Liibya. dalkani waxa uu ahaa lama deggaan waxaan u bedeley in aan ka dhigo wadan kaymo leh oo wax walba ka bixi karaan, ma jiro qof ka jecel wadankaan dadkii u dhashay oo ah liibiyaan. Haddii Maraykanka iyo ...
Read More »Aokigahara – Keynta Geerida ee la isku delelo dhexdeeda!
Muqdisho (Himilonetwork) – Waxaa loo suntay kobta ugu habboon ee lagu dhinto sida uu ku qoray buuggiisa The Complete Manual of Sucide, qoraaga Wataru Tsurumi, Aokigahara waa keyn mugdi ah oo dhacda ardaaga buurta Fuji taas oo ku caan ah kob geeriyaad. Qofna ma oga dhab ahaan inta nolol ee ku hoos dhintay geedaha keynta, hayeeshe inta laga helay ayaa farriin argagax ...
Read More »Sheikh Axmed Deedat – Shumicii fidinta diinta Islaamka.
Muqdisho (Himilonetwork) – Shiikh Deedat wuxuu ahaa han-sarreeye iyo caalim Muslim ah oo ku barbaaray dalka Koofur Afrika kaas oo ku caan baxay doodaha furan oo uu la yeeshay culimada diinta Masiixiga. Sanadkii 1986-kii, wuxuu la dooday Jimmy Swaggart, wuxuuna xittaa fagaaraha Vatican Square kula faltamay Pope John Paul II. Wiilkiisa, Yousuf Deedat wuxuu ugu yeeraa “Xiddiga Masrixiyadda.” Hayeeshe, halka ...
Read More »Sahan – Ku seexashada Marwaxado shidan waxay sababi kartaa dhimasho kedis ah!
Muqdisho (Himilonetwork)- 44-jir u dhashay dalka Thailand ayaa u dhintay xanuun lagu magacaabo hypothermia kadib markii uu jiifsaday isaga oo saddex marwaxad ay ku dul babanayaan habeenkii oo dhan. Sobthawee Boonkua, oo ku nool Tambon Nai Muang, gobalka Chaiyaphum wuxuu u baxay inuu soo fiiriyo hooyadiis wuxuuna go’aansaday inuu habeen la hoydo. Ka cabsashada inuu awoodi waayo helidda hurdo macaan, ...
Read More »Lamaane 2 toddobaad kadib arooskooda ku kala tagaya arrin xasaasi ah!
Qaahira (Himilonetwork) – Haweeney 28-jir Masar u dhalatay ayaa raadinaysa dalaaq ama furriin kadib laba toddobaad un oo ay is qabeen seygeeda – iyada oo ku eedeynaysa qabashada howlaha dumarnimo ee guriga. Seyga oo 31-jir ah wuxuu leeyahay xarun ganacsi. Balse maadaama uu u wakiishay dad uga shaqeeya, waqtigiisa ugu badan wuxuu ku qaataa guriga isaga oo howlaha la qabanayo ...
Read More »