crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> October | 2017 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: October 2017

Markay Madaxdeennu Dhageysiga ka doorbidaan Qoraalka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Aalaaba way fududahay inaad wax bedesho. Balse way kasii fududahay marka aad hoggaamiye u tahay umad dhan. Ficillada qof kasta uu kusoo muuqdo, saameynta ay yeelanayaan waxaa go’aamiya heerka magac ama mansab oo qofku nolosha ka gaarsiisan yahay. Waxaa jiray waqti Burkina Faso laga xiran jiray dhar lagu sameeyey gudihiisa. Suuf lagu beeray kadibna lagu sanceeyey dalka ...

Read More »

Masjid ‘Hoy iyo Hunguri’ siinaya dadka Dibjirta ah.

London (Himilonetwork) – Xilli hirarka Ophelia ay ku garaacmayaan British Isles, Masjidka London ayaa bilaabaya mashruuc uu ku caawinayo dadka hoy la’aanta ah ee gidaarrada ku gaajaysan – waxaana uu siinayaa cunno iyo jiif diirran. “Xaqiiqda ah in masjidku uu ugu danbayn go’aansaday inuu albaabada u furo dadka dibjirta waa tallaab qurux badan,” ayay Hanan Chehata kusoo qoraty barta facebook. “Layaab weyn naguma ...

Read More »

Warbixin – Sida loogu dalxiis tago Beerta Nabadda.

Muqdisho (Himilonetwork) – Markii ugu horreysay taniyo markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Jaalle Siyaad Barre, dalka Soomaaliya siiba Muqdisho waxaa dib uga furmay xarumaha madadaalada sida dalxiiska oo muddaba kamid ah warshadaha aan laga shaqeysiinin. Beerta Nabadda waxay kamid tahay xarumaha loo dalxiiska tago ee caasimadda ka furmay sanado kahor. Bilowgeeda wuxuu gun-dhig u ahaa meertadii hore ee wadaniyiintu ...

Read More »

Jaamacad Fursad u siinaysa Ardayda cayilan inay Buundo ugu bedesho dhimista Culeyskooda.

Beijing (Himilonetwork) – Dadaal ay ku doonayaan inay ku yareeyaan cayilka halista ku leh caafimaadka, Jaamacad ku taalla gobalka Jiangsu, dalka China ayaa ardayda culus ugu deeqaysa fursad ay iskugu diiwaan-geliyaan barnaamij gaar ah oo cayil-dhimista ah – halkaas oo ay ku helaan buundooyin ama darajo la eg ay culeys ama miisaan oo ay iska ridaan. Zhou Quanfu, macalinka Jaamacadda Nanjing Agriculture ...

Read More »

Shinbiro halistii ugu weyneyd ku haya bulshada ku nool gobal Maraykanka katirsan.

Muqdisho (Himilonetwork) – Kadib markii laga soo taxaabay dhulka New England qarnigii 1800, shinbiraha loogu yeero Diik-roomi ama ‘Turkey’ luqadda Ingiriiska, waxay guulguul ku hayaan dadka magaalada Boston iyo guud ahaan gobalka Massachusetts ee dalka Maraykanka. Shinbirahan oo mar kasoo if baxay keymaha waqooyiga bari ayaa hadda u muuqda kuwa isku soo baahinaya magaalooyinka Massachusetts halkaas oo sida caleemaha ay ugu bateen. Laga ...

Read More »

Taariikhda Islaamka iyo Mustaqbalka Muslimiinta.

Muqdisho (Himilonetwork) – Islaamku maanta wuxuu noqday diinta ugu weyn adduunka, marka la eego xaqiiqooyinka dhabta ah – lagana soo tago sheegashada Galbeedka ay ku tilmaameen inaan wali ka hooseyno Kiristianitiga. Si kastaba, umad leh taariikh fac weyn iyo raadad sooyaaleed ay ku hirato ayaa dunida maanta dib u hoggaamin karta. Waana Muslimiinta kuwa kaalintaas buuxin kara. Haddaba Sh Abdurahman ...

Read More »

Lammaane la argagaxay soo-galooti kusoo dhex dhuuntay gaarigooda.

England (Himilonetwork) – Nin ku nool dalka UK ayaa sheegay inuusan hadda kahor waligiis arkin afadiisa oo la yaab awgiis suniyaha la taagtaagaysa markii ay ogaadeen in nin soo-galooti ah uu kusoo dhex dhuuntay gaarigooda. Lammaanaha Wales ayaa dalxiis afar maalmood ah kaga yimid dalka Faransiiska markii falkani uu dhacay. 59-jirka lagu magacaabo Paul Edmunds wuxuu sheegay  inuu gaarigiisa kasoo bixinayay ...

Read More »

Hooyo faqri awgiis carruurteeda u dilaysa.

New Delhi (Himilonewtwork) – Booliska ayaa bilaabay baaritaan kadib markii hooyo da’yar ay dishay labadeeda carruur waayo waxay ku daashay ku noolaanshaha nolosha saboolnimada, marka loo eego booliska Hindia. Booliska Mumbai ayaa sheegay inay haweeneyda ku oogeen fal-danbiyeed ah inay galabsatay geerida labadeeda carruur. Kadib dhaafinta nafta labada carruur, Anita Ajay Kumar Kanojiya, oo 29-jir ah waxay isku shubtay bansiin. Kadibna ...

Read More »

Aabe gabadhiisa ku dilay nadaafad-xumi iyo dhega-adeyg.

New York (Himilonetwork) – Aabe lix carruur ah heysta ayaa loo xiray dilka mid kamid ah gabdhihiisa oo uu ku dhaliilay inay areebo ahayd. Aabahan ku nool gobalka Ohio dalka Maraykanka ayaa qirtay inuu dilay gabadhiisa waayo waxay diiday fulinta amaradiisa iyo inaysan qolkeeda nadiifsan. 64-jirkan lagu magacaabo Jamal Mansour ayaa aad uga caraysnaa sida gabadhiisa ay ugu dhex nooshahay ...

Read More »

Maxaa helay Kaskii Hooyo-nimo ee kartida lahaa?!

Muqdisho (Himilonetwork) – Dunida maanta aanu guudkeeda dul maashoonayno waxa ay tahay mid wajiyo badan, waxa wiiqmay wax walba oo lagu farmuuqi jiray in ay yihiin wax tayaysan, toosan, tiigsimaad leh  oo lagu tashan karo. Balse tan maanta la arko ma aha mid ku taagan lugo toosan, Waxaa humaag  galay dhan walba oo nolosha ay ku tiirsan tahay, tusaalaha ugu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!