crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> October | 2017 | HimiloNetwork | Page 6

Monthly Archives: October 2017

Carruurta Rohingya oo xeryaha qaxootiga ku baranaya Qur’anka Kariimka.

Dhaka (Himilonetwork) – Boqollaal masaafo in u jirta guryahooda, Muslimiinta Rohingya waxay carruurtooda Qur’anka ku xifdinayaan xerooyinka qaxootiga oo qalalaaso iyo gumaadka looga soo barakiciyay. “Tani waa moora-dilaac, haddana isla mar ahaantaas carruurta Rohingya waxay xeryaha ku baranayaan Qur’anka Kariimka,”  IlmFeed ayaa kusoo qortay barteeda faceook  oo uu la socday muuqaal ay kasoo duubtay. Ku dhawaad 430,000 oo qof ayaa kasoo ...

Read More »

Tuug isku dayay inuu xado gaari boolis ay ku dhex jiraan!!

Tokyo (Himilonetwork) – Tuug ayaa la argagaxay markii uu laba sarkaal booliska uu ku dhex arkay gaari uu isku dayay inuu xado, marka loo eego booliska Japan. Booliska Aichi ayaa sheegay inay xireen 23-jir lagu magacaabo  Ushio Sato, kadib markii lagu soo eedeeyey inuu damacsanaa xatooyada gaari boolis. Sato waxaa lagu qaaday danbi ah isku dayga xatooyo qaran. Marka loo eego baaritaanka booliska, ...

Read More »

Nin isaga oo hurda looga kiciyay dil uu qof u geystay!

Beijing (Himilonetwork) – Nin ku nool Shiinaha ayaa la yaabay sida aroor hore ay gurigiisa ugu soo kalaheen booliska. Wuxuu la yaabay ayaa noqotay in loo sheegay in lagu sameynayo baaritaan la xiriira dhimashada nin meydkiisu yiillay waddada dhinaceeda. Booliska ayaa 41-jirkan u sheegay inuu ku lug leeyahay fal ku dhufo-oo-ka-dhaqaaq ah oo ka dhacay waddada. Haung ayaa qirtay inuu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!