crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> October | 2017 | HimiloNetwork | Page 5

Monthly Archives: October 2017

05 October – Maalinta Macalinka Adduunka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Maalinta Caalamiga ee Macalinkan waxaa loo dabaal-degaa 5 bisha October sanad kasta taniyo sanadkii 1994-kii si loo  weyneeyo doorka ay horumarinta bulshooyinka kaga jiraan. Xuska sanadkan waxaa hal-ku-dheg ahaan loo qaatay: Tacliin xurnimo leh iyo xoojinta awoodda macalinka, waxayna tani daba soctaa halku-dheg sanadkii 2015 la qaatay oo ahaa hiigsiga cusub ee horumarin joogto ah. Si kale ...

Read More »

Magaalo Allahu Akbar oo lala qeyliyo la isku tooganayo!

Venice (Himilonetwork) – Qof kasta oo ku qeyliya kalmadda Allahu Akbar waa la toogan doonaa, sidaas waxaa yiri maayarka magaalada Venice ee dalka Talyaaniga. Maayarka katirsan Xisbiga Garabka fog, Luigi Brugnaro, waxaa lagu soo warramay inuu warkan ka sheegay kal-fadhi ka dhacay  Rimini kadib weerarkii ka dhacay Barcelona. Wuxuu sheegtay in: qof kasta oo -isaga oo ku sugan St Mark’s Square – ku qeyliya ...

Read More »

Barnaamij loo sameeyay ragga doonaya inay si fudud xaasas badan ku guursadaan!

Jakarta (Himilonetwork) – Kadib garwaaqsiga in rag badan oo adeegsada shukaansiga online-ka ah ay isku dayayaan helidda xaasas dheeri ah, horumariyaha barnaamij software ah ayaa go’aansaday inuu u fududeeyo – isaga oo u abuuray page gaar ku ah nimanka godadlayaasha ah. Sanad kahor, isaga oo dhex meeraya dhowr mareegood oo shukaansiga ku lug leh, Lindu Pranayama wuxuu fahmay in badi ...

Read More »

Somaliland oo ka digtay in Haramacadka si sharci darro ah dibedda loogu dhoofiyo

Hargeysa (Himilonetwork) – Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Guuraaga ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, ayaa ka digtay in ugaarta duurjoogta gaar ahaan Harimacadka ay si sharci darro ah dad dibedda ugu dhoofiyaan. Wasaaraddu waxa ay sheegtay in ciddii lagu helaa falalka noocaas ah la marin doono cadaallada oo la saamixi doonin, waxayna intaa ku dartay in ugaartan ...

Read More »

Deeggaanka Gaarisa oo laga mamnuucay dhirta la jaro ee dhuxusha laga sameeyo

Muqdisho (Himilonetwork) – Dowlad deegaanka Gaarisa ayaa bayaan ay soo saartay waxa ay ku mamnuucday in dhirta la jaro oo dhuxul laga sameeyo. Arrintan ayey dowladda deegaanku sheegtay inay uga gol-leedahay inay uga hortagto nabaad guur ku yimaada deeganka. Deegaanka Gaarisa ayaa waxaa ku badan dhirta la jaro ee laga sameeyo ganacsiga dhuxusha, taas oo lagu eedeeyo inay ku dhaqaaqaan ...

Read More »

Muslimiinta Maraykanka oo dhiig ugu deeqaya dhibanayaashii Las Vegas.

Washington (Himilonetwork) – Dallada Muslimiinta xuquuqda rayidka Maraykanka ugu weyn ayaa isugu yeeray bulshada Muslimiinta inay isugu yimaadaan caawinta iyo dhiig ku deeqista dhibanayaasha Las Vegas oo gaaraya 500 oo dhaawacyo ah. “Waxaan tiiraanyo iyo tacsiba la wadaagaynaa dhibanayaasha iyo bulshada kale ee Maraykanka,” ayay ku tiri warbixin ay soo xigatay aboutislam.net Nihad Awad, oo kamid ah National Executive Director of ...

Read More »

Saldhigyada Turkigu – waa Suuqyada cusub ee hubka uu soo saaro!

Muqdisho – Turkiga ayaa si rasmi ah u daahfuray xero ciidan oo aad u weyn kuna taal koofurta Caasimadda Muqdisho; xeradan ciidan oo ah tan ugu weyn saldhigyada Millateri ee Turkigu ku leeyahay meel ka baxsa ciidda Turkiga ayaa ka kooban 3; dugsi oo loogu talagalay tababarka ciidanka,Guryo ay askartu inta la tababarayo degaan maamulka iyo maareynta xerada loo diyaariyey, Masaajid ...

Read More »

Muslimad xijaabkeeda ku badbaadisay nin gubanaya!

Muqdisho – Haweeney Muslimad ah oo xijaabkeeda ku damisay nin ku gubtay shil gaari. “Markii aan arkay qof gubanaya waxaan sameeyey wax walba wixii iigu mudnaa,” ayay u sheegtay awaher Saif Al Kumaiti, wargeyska Khaliij Times. “Waxaan ka codsaday saaxiibtay oo gaariga ila saarnayd inay i siiso cabaayadeeda – iyadana ay gaariga kusii jirto.” Al Kumaiti waxay u soctay isbitaalka markii ...

Read More »

Caruus webi kasoo badbaadiyay wiil ku dhacay

Kanada (Himilonetwork) – Caruus ayaa lagu amaanay geesinimo markii u wiil yar oo webi ku dhacay uu soo badbaadiyay. Lamaanayaasha Clayton “Clay” iyo Brittany Cook oo u dhashay Kanada waxay dhammeysteen is dhaafsiga faraantiga, waxayna isku diyaarinayeen inay sawirro xusuus wada-galaan. Sawir-qaadahooda Darren Hatt, wuxuu soo jeediyay inay daanta webiga isku sawiraan. Markii ay sawir-qaadista bilaabeen, Brittany waxay aragtay seygeeda oo webiga isku ...

Read More »

Nin feer ka jabiyay nin ka diiday inuu shinbiro quudiyo.

Tokyo – Nin ayaa aad ugu dhaawacmay markii uu nin u sheegay inuusan gurigiisa hortiisa ku quudinin shinbiro, marka loo eego booliska dalka Japan. Booliska Nagoya ayaa sheegay inay xireen 61-jir lagu magacaabo Yoshio Muranaga kadib markii lagu eedeeyey inuu feer ka jabiyay nin ka dalbaday inuusan gurigiisa hortiisa ku quudinin shinbiraha. Maxkamadda horteeda, Muranaga waxaa lagu helay gabood-fal. Garsoore Yukie Yasufuku ayaa ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!