Windhoek (Himilonews) – Kooxaha u dooda xuquuqda xayawaannada ayaa aad ugu riyaaqay maqalka dhacdo maroodi uu ku dilay ugaarsade gudaha dalka Namibia. Marka loo eego boolis goboleedka Otjozondjupa, 46-jir lagu magacaabo Jose Monzalvez kaas oo ku gaaroobay ugaarsiga kana yimid dalka Argentine wuxuu si goonni ah ku ugaarsanayay raxan maroodi ah oo ku sugan xarun duurjoog. Monzalvez wuxuu la joogay ...
Read More »Monthly Archives: August 2017
Xaafado guryaheeda aysan lahayn albaabo!!
Muqdisho (Himilonetwork) – Rumeyso ama harumeysan, waxaa jirta xaafad dalka Hindiya ku taalla oo guryaha, xarumaha wax-barashada iyo ganacsiga, iyo xittaa bangiyada aysan lahayn albaabo. Lacagta cad waxaa lagu ridaa qasnad aan xirnayn, waxaana mararka qaar ku jira dahab qaali ah. Xattaa badi musqulaha dadweynaha xaafadda Shani Shingnapur malahan albaabo. “Sababo jira awgeed oo nooga yimid haweenka, waxaan go’aansannay inaan ...
Read More »Wax ka baro umadaha ugu isir ku faanka badan caalamka.
Muqdisho (Himilonews) – Falsafadda xun ee dadka gun iyo gob u kala saarta waa dhaqan la kowsaday jiritaanka ina Aadan. Wuxuuna mar walba ahaa caqabad ama furaha mushkiladaha kala xadeeya umadaha dhexdooda. Yasidda ama duwidda waa ficillada takooridda ah ee lagu baadi sooco dadka ay ugu yeerayaan gun. Ka dhiidhinta ama diidista tilmaantaas muujinaysa liidnaanta, waxay had iyo jeer la ...
Read More »Degmada Luuq iyo taariikhdeeda qadiimka ah.
Muqdisho (Himilonews) – Luuq ( Lugh) waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu da’da weeyn Somalia, sida ku cad qoraalka Captain Thomas oo ingriis ahaa, uuna qoray 1811. waxaa uuna leeyahay waxaa ku tiil 300 guri waxa uu leeyahay waxa jiray waqti ay Luuq, xamar ka weeyneed. Waxa magacaa loogu bixiyay magaalada oo wabiga Juba ( wabi ganaane) dhinac kasta ...
Read More »Maxay muhiim u tahay dib-u-furista Waddada 26 June?!
Muqdisho (Himilonews) – Furitaanka Waddada 26-June oo sanadkii hore dib loo dayac-tiray, waxay sida hubaasha wax weyn ka qaban doontaa jaamka iyo ciriiriga ka jira jidadka halbowlaha u ah isku socodka dadweynaha. Dhismaha laamiyadu qeyb muhiim ah ayay ku yeesheen socdaalka iyo safarrada gudaha caasimadda lagu kala goosho. Waxayna ahayd tallaab waqtigii loo baahnaa kusoo beegmatay maadaama burburkooda uu 20-jirsaday. ...
Read More »Radio Himilo – Living Hope.
Mogadishu (Himilonews) – There are huge gaps in Somali’s mainstream media because of their under developing skills that don’t fit in the field of journalism. When the country’s government collapsed in 1991, everything went down including the sophisticated legacy of the journalism. That caused journalists to be openly stereotyped lacking the optimum knowledge nagof their career. The era of journalism ...
Read More »Lakulan – Beeraley qaab cusub ugu labista shaqadiisa.
Tokyo (Himilonews) – Kiyoto Saito, oo beeraley da’yar ah oo ku nool dalka Japan ayaa isku dayaya inuu badalo aragtida dadku ka heystaan howlaha beer limista iyo falka. Haddii uu kaxaynayo cagaf-cagaf ama uu ku joogo jilbihiisa, Kiyoto wuxuu aalaaba xirtaa koor iyo suut dhamaystiran iyo luqun-xir ‘tie.’ Qoyska Kiyoto waxay muddo 400 oo sanadood ah ku jiraan howlaha beeraleyda ...
Read More »Ninka Korontada quuta marka uu gaajoodo!
Muqdisho (Himilonews) – Naresh Kumar, oo ku nool Muzzafarnagar ee dalka Hindiya, wuxuu sheegtaa inuu heysto hadyad goonni ah. Kaliya ma ahan inuu korontada la fal-geli karo, wuxuu sidoo kale tamartiisa gudaha ka dhalin karaa danab. Sidaas awgeed, uma baahna cunno joogto ah si uu ugu noolaado. 42-jirka Naresh wuxuu sheegay inuu awooddan qeyrul-caadiga ah si kadis ah u daah-rogay. ...
Read More »La kulankayga Mama Asli Calanside.
Muqdisho (Himilonews) – Galab gaabad casir liiq ah ayay aheyd markii aan fool-ka-fool isku aragnay aniga iyo Asli Calanside oo ku dhawaad saddex toddobaad aan ku howlanaa la kulankeeda, Axmed Cabaade oo la dhashay Asli ayaa ahaa isku xiraha labadeenna in kasta oo uusan inala joogin galabkaas. Maqal iyo muuq aan warbaahinta nuucyadeeda kala duwan dhaafsiisnayn ayaan ka garanayay Asli ...
Read More »Xurriyatul-qowl ma xad-gudub baa?
Muqdisho (Himilonews) – Markii Ilaahay abuuray Aadam, Xaawana feertiisa ka beeray waxaa loo dejiyay nidaam iyo sharci, waxaana loo sheegay silsilad loogu tala-galay inay ku dul-wareegtaan oo la’amray inaysan dhinac uga ciirin. Waxaa la dejiyay halkii ugu wanaagsanayd ee noole ku sugnaado – Jannada, laakin nasiib-darro markii ay dhinac uga ciireen tubtii loo jideeyey, waxay kaliftay inay kala irdhoobaan; lumiyaan ...
Read More »