Monthly Archives: August, 2017

Ima Keithel – Suuqa dumar-weynaha adduunka ugu weyn.

Muqdisho (Himilonews) - Loo yaqaan Suuqa Hooyooyinka, Ima Keithel waa suuq haween-weynaha adduunka ay ku ganacsadaan kan ugu weyn. Dacalladiisa iyo meel kasta oo kamid...

Degmo gabadhii ku dhalataba loo beero geedo dhan 111 xabo.

Muqdisho – Tiiyoo aqlabiyadda Hinduuga ee ku nool Hindiya ay wali doorbidaan wiilasha, xaafad yar oo ku taalla Rajasthan waxay leedahay dhaqan gaar ah...

Dar-xumida ay ku jiraan darbi-jiifta Maraykanka.

Muqdisho – Darbi-jiifnimadu waa mushkilad bulsho oo ka jirta gudaha Maraykanka. Marka loo eego  McKinney–Vento Homeless Assistance Act, dadka hoy la’aanta ah waa kuwa la’...

Nin si yaab leh isugu dhiibay booliska kadib markii………

UK (Himilonews) - Danbiile ayay ku adkaatay helidda doorasho ka baxsan inuu isku dhiibo booliska waayo wuxuu doonayay in saraakiisha boolisku ay sawirkiisa foosha...

Dhaqtar bilaash ku dabiiba dhibanayaasha danyarta ah.

Chicago (Himilonews) - Marka rabshado hubaysan oo ka dhaca Chicago ay qabsadaan wararka ugu doorka roon, layaab kuma noqoto Dr. Daniel Ivankovich “Waa micnaha waddooyinka,”...

Taageere Liverpool: ‘Mo Salah wuu i muslimin doonaa’

Liverpool (Himilonews) - Taageere Liverpool ah ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay in saxiixa cusub ee naadiga, Mohamed Salah uu yahay laacib iyo shaqsiyad weyn...

Lakulan – Indhoole iyo gacmo laawe saaxiibo ah oo wadajir u beeray geedo badan!

Muqdisho (Himilonews) - Waxay alkumeen midnimo aan caadi ahayn – gaar ahaan iyaga oo ku bahoobay arrin u baahan xoog badan sida geed beerista. Nin...

La kulan – Tima-jaraha darbi-jiifta lacag la’aan ku qurxiya!

Muqdisho (Himilonews) - Mark Buston oo ah ra’iisle reer New York, wuxuu leeyahay qalbi dahab ah. Wuxuu maalintiisa Axadda – oo ah tan kaliya...

Lakulan – Samafalaha harharka cunnada Maqaayadaha ku nafaqeeya Darbi-jiifta.

MUQDISHO – 26-jirka reer New York ee Robert Lee waa mid kamid ah arwaaxda naadirka ah ee xirfadooda heerka sarreysa uga haray inay is-beddel...

Maqaal – Dalmarayaal u safra sidii dal-xiisayaal kase duwan!

Muqdisho (Himilonews) - Qofi waxa uu laabta ku beegto cidi ma ogaato balse kol baa sida kaah iftiin loo arkaa waase goortuu kadin ka...

Most Read