Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeMuuqaalladaDAAWO - Masjid dhexdiisa Jimicsi lagu sameynayo! Muuqaallada DAAWO – Masjid dhexdiisa Jimicsi lagu sameynayo! By Himilo January 31, 2019 0 53 Share FacebookXPinterestWhatsApp MUQDISHO (HN) – Halka Masaajidda ku yaalla dhulka Soomaalida kaliya loo aado tukashada salaadaha iyo dhageysiga muxaadarooyinka, waxaa jira masaajid kale oo dunida Muslimka ku yaalla kuwaas oo sannadihii dhawaa abuurayay tusaalooyin togan oo la xiriira caafimaadka Jamaacadaha ku dukata. Jimicsigu wuxuu kamid yahay waxyaalaha maalinlaha loogu baahan yahay si firfircooni loo geliyo jirka qofka. Haddaba Masjid ku yaalla gobalka Kurdistan ayaa tallaabadaas suura-geliyay. Halkan haddaba ka daawo. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleMasjidka Salaadda Subax kaddib Jimicsi loogu sameeyo Jamaacada.Next articleCaro laga muujiyay kabo ay ku qoran yihiin Kalmadda Allah! Himilohttp://Himilonetwork.comZakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka. RELATED ARTICLES Muuqaallada Daawo: Koobka Adduunka ee Nadiifinta Daaqadaha August 3, 2026 Muuqaallada Daawo – Tartanka fuulitaanka aan suurta-galka ahayn! July 30, 2026 Muuqaallada Daawo – Darbi-jiifka Daryeela Shimbiraha Nairobi. June 2, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular “U daaya diintiisa.” – Maxkamadda Allahabad oo Ayush Malik u tixgelisay qaadashadiisa Islaamka. September 21, 2026 Lamaane Muslim ah oo lagu qasbay inay ku dhawaaqaan hal-ku-dhegyo Hindu ah! September 21, 2026 Cabasho laga gudbiyay sarkaal BOOLIS markii ay ku salaantay ‘Assalamu-Calaykum’ September 21, 2026 Xildhibaan ku baaqday in Carruurta Muslimiinta Madrasadaha dhigta ay qaadaan Amaanta Sanamyada! September 21, 2026 Load more Recent Comments