crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> February | 2017 | HimiloNetwork

Monthly Archives: February 2017

Tacliinta iyo Jaceylka iyo aragtida dhalinyarada

Muqdisho (Himilonews) – Waxay yiraahdeen jaceylku malahan xad iyo soohdin. Ma yaqaan caddaan iyo madow. Ma qoro sabool iyo tanaad. Mana ku sargo’na kuf iyo gayaan. Hayeeshe, tacliinta iyo caashaqa waa doodda ilaa hadda aan baalasheedaba la laabin ee u furan gorfeynta. Taas waxay caadiyan timaada marka aad la sheekeysato da’yarta ku jirta wax-barashada ee lab iyo dhedigba ka kooban. ...

Read More »

Habka tacliinta dadban ee koorsada la yiraahdo iyo aragtida ardayda

Muqdisho (Himilonews) – Hab-tacliimeedka dadban waxay sanadihii tagay kusoo kordheen magaalada Muqdisho. Xarumaha ama dugsiyada bixiya habka tacliinta dadban ama fudud ee loo yaqaan Koorsada oo ah koobis iyo guud-mar lagu sameynayo manhajka sanad-dugsiyeed ee loogu tala-galay in lagu qaato sanad dhameystiran waxay noqdeen kuwa isasoo taraya dhawaanahan. Dulucda ayaa ah in ardayda si fudud ku gudbaan fasallo badan oo ...

Read More »

The effect of Somalia’s turning point on stability

Heydrabad (Himilonews) – In recent years, Somalia has been enjoying enormous changes in its political, social and economical environment, but the beauty of this picture has disappeared due to the election season. In 2012, members of parliament were selected to vote for president. Hassan Sheikh Mohamud became the president of the country and he managed to form the first permanent ...

Read More »

Haweeney gacmo la’aan ah oo 11 shumac ku shiday lugteeda in ka yar 60 ilbiriqsi

Mexico (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Mexico, taas oo gacno la’aan ku dhalatay, ayaa dunida tustay inay maangal tahay in nolol raaxo leh la noolaado gacno la’aan. 39-jirta lagu magacaabo Adriana Irene Macias Hernandez oo ku nool Guadalajara ayaa jabisay rikoorka dunida iyada oo 11 kibriid ku shiday shumacyo wax ka yar 6o ilbiriqsi tiiyoo aysan lahayn laba gacnood. Hernandez sidoo ...

Read More »

Waa dhab Jaceylku indho malahan

Jakarta (Himilonews) – Waxay yiraahdeen jaceylku malahan xad iyo soohdin. Maya yaqaan caddaan iyo madow. Mana qoro sabool iyo tanaad. Balse sheekada cajiibka leh ee ku saabsan sida 28-jir Induniisiya u dhashay uu jaceyl ula wadaagay haweeney ka da’weyn 54-sanadood markii ay si kama’ ah ugu kulmeen qadka tilifoonka dabadeedna ku heshiiyeen inay is guursadaan – tiiyoo laba reerood aysan la dhicin ...

Read More »

Shiinaha: Markay gabadhu ku niyad-jabto furriinka

Beijing (Himilonews) – Kooxda gabdho Shiinees ah ayaa dhawaantan qabsaday baraha bulshada kadib markii lasoo dhigay sawirro laga soo qaaday iyaga dhex yaalla luxudyada xabaalo dhaca duleedka degmada Chongqing City. Waxaa la shaaciyay inay ka qeyb-qaadanayeen leyli ruuxi ah oo lagu bogsiinayo qalbiyada haweenka la niyad-jaba furriinka. Dhex-jiifadka luxudka ama iilka gudihiisa, waa aragti ay la timid Liu Taijie, oo ah 30-jir garoob ...

Read More »

Aragtida bulshada ee ku aadan saameynta daawashada aflaamta musalsalka

Muqdisho (Himilonews) – Dhawaqa dhagihiinna kusoo dhacaya waa mid kamid ah aflaamta taxanaha ah ee lagu turjumay af-Soomaali kuwaas oo ugu badnaan habeen kasta guri walba ka daarmi kara. Waana dooqa ugu horreeya ee gabdhaheennu kala baxaan daawashada fogaan-aragyada. Sida wiilashuba ugu go’aan fiirsiga banooniga, aflaam daawashaduna waa hal-xulashada koobaad ee gabdho badan ku kallifta inay shaashadda la saaxiibaan fiid ...

Read More »

Wiil wax-yar kahor diyaarinta tacsidiisa la ogaaday inuu nool yahay

Delhi (Himilonews) – Wiil loo maleeyey inuu dhintay ayaa dib loogula cararay isbitaalka kadib markii uu soo miyirsaday wax-yar un kahor mar la iskugu diyaariyay duugtiisa. Ningappa iyo Manjula Marewad ayaa sheegay in wiilkooda uu qaniinay Ey baadi ah bishii hore mar uu ka shaqeynayay shirkad dhismo. Dhaawaca ayaa si fiican u bogsaday, hayeeshe toddobaadkii hore, Kumar ayaa bilaabay inuu ...

Read More »

Markuu shaqaalaha nadaafadda shaqadiisa ku anfaco deegaanka iyo daryeelka dadkiis saboolka ah

Beijing (Himilonews) – Zhao Yongjiu, oo ah 56-jir shaqaale nadaafadeed ah oo ku nool Shenyang, China, ayaa dhawaan ku guuleystay internet-ka kadib markii la shaaciyay in – 30-kii sanadood ee lasoo dhaafay – uu wax-barashada ka caawiyay 37 carruur aan helin cid lacagta dugsiyada ka bixisa; isaga oo bil walba mushaharkiisa kaga jari jiray qoondada tacliintooda. Maalin kasta samafalahan naxariista leh ...

Read More »

Duurjoog – biyo la’aan abaartu keentay awgeed – biyo loogu geynayo duurka si aysan harraad ugu dhiman

Narok (Himilonews) – Aad bay engeg u tahay xarunta Tsavo East National Park ee duurjoogtu ku dhan tahay gudaha Kenya. Badi ugaarta iyo dugaagtuna waxay dalanbaabi la yihiin biya la’aanta jirta waxayna u wirwiraan helidda ilo biyo laga cabo. Warka xun ayaa ah in roob aan la fileyn inuu hooro ilaa iyo bisha November, hayeeshe warka fiican ayaase ah inay jiraan ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!