Muqdisho (Himilonews) – Garanuugta waa geed laac, waxaanay ku dhaqantaa Sudaha. Waqti kasta waa ay dhashaa oo sida Orgigu riyaha ugu dhex jiro ayuu Liigu ugu dhex jiraa. Garanuugtu sida dumarka ayey caado u leedahay. Waxay heshaa dhiigga dumarka bishiiba mar ku dhaca. Garanuuga lab waxaa loo yaqaan Liig, tan dhedigta ahna waxaa la yiraahdaa Tingay. Garanuugtu, badi ifka dhulkeenna unbay ...
Read More »Monthly Archives: December 2015
WAX KA BARO NOLOSHA GOODIRKA
Muqdisho (Himilonews) – Ugaarta jaad kamid ah oo sida Diirdiirta ay daliigo ku dhilan yihiin. Goodirku, Ugaadha kale wuxuu kaga duwan yahay isagoo u kala qeybsama laba qeybood oo kala ah Yeris iyo Ishinba. Goodirku markuu Yeriska yahay, ta dheddig waxaa loo yaqaan Caarrey, halka kan labka ahna layiraahdo Darraad. Goodirku, wuxuu ku dhaqmaa Buuraha iyo Durdurada. Waa nugul, oo ma ...
Read More »Qoraaga reer Brazil oo difaacay Islaamka iyo Qur’aanka
Muqdisho (Himilonews) – Paulo Coelho oo ah qoraha loogu aqriska batay qoraalladiisa, ayaa difaacay diinta Islaamka isaga oo Qur’anka ku tilmaamaya kitaab barakaysan bartiisa facebook-ga sida “Buug Dunida dhinac kale u rogay.” Qoraaga Brazilian-ka ah wuxuu galka sawir ee Qur’aanka dhigay boggiisa hore ee facebook-ga–isaga oo ku hoos qoraya “Is-baddal Dunida badalay!” Sawirka uu dhigay bartiisa wuxuu helay taageero bulsho–halkaas oo ...
Read More »Rumeyso ama Diid Halkan waa magaalada Paris
Muqdisho (Himilonews) – Haddii kaamirooyinka dunida soo qabtaan xerooyin barakacayaal oo Afrika iyo dunida Muslimka ah ku yaalla, kaamirada runta ee reer Galbeed dhulkooda kasoo sawiraan ma ahan sida badi kaaga muuqata daaraha iyo waddooyinka cagaaran ee faras-magaalayaashooda oo kaliya. Waxaa jira nolol ka liidata midda Afrika taalla oo ay ku nool yihiin barakacayaal caddaan Yurub ah. Taas oo ...
Read More »La kulan: Ninka dhiiggiisa ku badbaadiyay nolosha 2-malyuun oo caruur ah
Muqdisho (Himilonews) – Oogada muuqeeda, James Harrison waa qof iska meel-dhaxaad ah. Wuxuu jecel yahay gabadhiisa, caruurta uu awoowga u yahay iyo inuu ku arah-socdo hareeraha gurigiisa oo ku yaalla xeebta dhexe ee Australia. Hayeeshe, waa waxa ku hoos-jira oogadiisa waxa ka dhigay qof qeyrul-caadi ah – gaar ahaan, waxa ku aroora halbowlayaashiisa. Loo yaqaan “Ninka leh Gacan Dahab” ku ...
Read More »Baro Dal–si uu is-dilka u yareeyo–arin la yaab leh tijaabo-galinaya!
Muqdisho (Himilonews) – Kahor-tagista tirada dadka is-dila oo kusii badanaya awgeed, dalka dhaca bariga fog ee Aasiya wuxuu markii ugu horreysay bilaabay inuu meyd-iska-dhigid ku tusaaleeyo xanuunka dhimashada is-dilka ah –taas oo albaab cusub u fureysa inta qalal nafsi ah nolosha ku qaata. Dadku waxay dhex-fariisanayaan naxashyo “Coffins” yaalla xarunta lagu bogsiiyo–sida ay qabaan–dadka walaacsan ee is-dilka ku dhow. ...
Read More »Gabar Muslimad ah oo kutub-Qur’aan ku dhaaratay halkii kutubka Bible-ka laga filayay
Muqdisho (Himilonews) – Haweeney Muslimad madowga Maraykanka kamid ah ayaa ku dul-dhaaratay Kitaabka Qur’aanka xilli ay taagneyd xeer-beegti ku taalla New York. Marka loo eego mareegta Express Tribiune–halka ay asal ka tahay xeer-beegtiyada Maraykanka in lagu dul dhaarto Bible-ka, gar-yaqaanad Carolyn Walker waxay dhaarteeda ku dul sameysay kitaabka Qur’aanka. “Aniga oo ah gar-yaqaan Carolyn Walker waxaan si cad u caddeynaya inaan si qoto ...
Read More »Baro Nolosha Sagaarada
Muqdisho (Himilonews) – Sagaarada oo ku dhaqanta Sudaha iyo Duudaha, midkeeda labka ah waxaa lagu magacaabaa Atoor. Teeda dhedigta ahna waxaa la yiraahdaa Yac. Sagaarada markay yaryar tahay waxaa loo yaqaan Biiq-sagaaro. Sagaaradu waxay isku raacdaa laba-labo. Waxay dhashaa Kaliisha. Kaliishu waa xilliga kulul ee roobka kasoo hormara; ama xilli roobaad. Golcas, Guun iyo Sandheer-cawlo waa saddex jaad oo Sagaarada ...
Read More »Wax ka baro Layaabka DEERADA!
Muqdisho (Himilonews) – Jaad ugaarta kamid ah oo yaryar oo dheereeya: dhabar iyo caloosha dalliigtimo balaaran oo madow bay ku leedahay. Raxan ayayna waligeed isku raacdaa. Deerada ku nool Aasiya keeda lab kolay yar oo uurkiisa ku jira ayaa-haraga hoostiisa-ayaa laga sameeyaa Miskiga udgoonka badan. Deeradu ama Eeladu waxay deegaan u leedahay: bananka, iramada iyo duudaha. Deeradu waa tan ugu ...
Read More »Wax ka baro Nolosha Cawsha iyo la yaabkeeda
Muqdisho (Himilonews) – Ugaarta waaweyn jaad kamid ah. Waxay leedahay midab-casiin-ka-warqab ah oo uurka iyo barida ka cad–dalliigo madmadow oo wajiga bartankiisa ku dhilan iyo geeso marka hore dib u rogan oo kolka labaad horay usoo rogmada. Cawlka lab waxaa la yiraahdaa Jaxeedh. Cawlka dhedigta ahna waxaa lagu magacaabaa Masaal. Cawshu waxay ku dhaqantaa banaanka, iyada oo mar la dhasha ...
Read More »