crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> October | 2015 | HimiloNetwork | Page 4

Monthly Archives: October 2015

Fariimaha Jaceylka

Fariiimo Jaceyl; Waxaan dareemaa raxmad iyo raaxo ay naftaydu ku sugan tahay marka aad dhinaceyga joogto. Qofna ima dareensiin karo kalsami iyo jaceyl sida aad adigu ii dareensiisay. Quruxdaada, qofnimadaada iyo qaab-samidaaada ayaa igu qumisay noqoshada qof qiima leh. Haa aniga iyo adiga. Waa taas waxa aan doonayo. Aniga iyo adiga. Waa waxa aan ku riyoonayo.  Waano Jaceyl: Ha sugin ...

Read More »

Yaxye Samatar oo helay fasax uu ku daganaan karo Kanada

Muqdisho – Yaxya Samatar, oo ah ninkii Soomaaliyeed ee kusoo dabaashay Webiga Cas kagana soo gudbay Waqooyiga Dakota kuna yimid Manitoba, waxaa loo oggolaaday inuu ku joogi karo gudaha dalka Kanada sida “qof dhowraaran” oo aan dib loo celin karin lana xukumi karin. Wax-yar kadib maqalka warkaas, Samatar wuxuu la dhoolla-caddeeyey farax iyo reynreyn isaga oo u sheegay CBC News  ...

Read More »

Gabdhaha Rohinga oo guur qasab ah lagu wado

Muqdisho (Himilonews) – Kasoo baxsiga qalalaasaha iyo cadaadiska ka jira gudaha dalkooda, Kumaakun oo haween Rohinga Muslimiin ah ayaa  guur sandulle ah ku wajahaya dalalka Thailand iyo Malaysia kadib hayaan dheer oo kaga soo tallaabeen safar doonni. “Waxaa lay ogolaaday inaan reerkayga wacdo; waxayna igu yiraaheen haddii aan yeelayso qoyska oo dhan ayay dan ugu jirtaa,” Shahida Yunus, oo ah ...

Read More »

Farriimaha Jaceylka

Fariimaha Jaceylka: Waxaan gartay in la jirkaadu uu in badan farxad ii horseeday. Haddii aad i weydiiso waa maxay Jaceyl? Waxaan kuugu jawaabaya; Jaceylku waa inaad ka fikirto qof in ka badan inta aad naftaada ka fikirto. Adiga ayaana had iyo jeer kugu fikiraa. Noloshu aad bay iigu macaan badan tahay. La joogaadu wuxuu igu dalxiisiyaa goob jaceyl loo yaqaan.  ...

Read More »

Fariimaha Jaceylka

Fariimo Jaceyl Waxaad iga dhigtay sidii iigu ficneyd tan iyo fil-yaraantaydii. Kuma yeelsiin karo inaad i jeclaato; ama aad i rabooto; waxaan kaliya rajeyn karaa inaan maalin un ku hanan doono. Marka aan ku dheehdo, waxaan ogaadaa in jaceylka dhabta ah uu yahay kolka qofka aad dhiggaada u sheego inaad jeceshahay xirashada dhar kala midabeysan–dabadeedna aad maalin kasta iisoo xiraneyso. ...

Read More »

Wuxuu igu qasbay inuu walaalkiis ii galmoodo!!

Hindiya (Himilonews) – Rukhsana waxaa indhaheeda kasoo qubta ilmo markasta oo ay dib-u-gocato habeenkii seygeeda uu ku qasbay inay la jiifsato—si uu ugu galmoodo—walaalkiis isaga ka weyn. Ka fala-qeynta Jiinbaar dusheed ee xaafadda Ramnagar oo ku taalla gobolka West Bengel ee bariga Hindiya, gabadha ah 18-jir qayirantay—waxay hugan tahay Sari—iyada oo u muuqata qof da’deeda ka fil-weyn. Rukhsana waa mid ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!