crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Muslimiinta LA oo Dib-jirta kaalmaynaya! | HimiloNetwork

Muslimiinta LA oo Dib-jirta kaalmaynaya!

Muqdisho (Himilonews) – Joogtayna dhaqanka 20-jirsaday ee caawinta dibjirta, boqollaal Muslimiin Los Angeles ayaa isugu yimid kaalmaynta dadka danyarta iyaga oo u qeybiyay cuntooyin bisil.
“Waxaan nahay Muslimiin, American, Angelenos, tusaale wanaagsan ayaan u nahay diinteenna Islaamka,” Umar Hakim, oo ah hoggaanka ILM Foundation ayaa yiri.
Maalinta Caalamiga ee Aadannimada 18-ka June ayaa lagu beegay waxaana loogu tala-galay gargaarista danyarta magaalada.
Dhar, cunto, buste iyo qalabka wax-barashada ayaa kamid ah deeqaha ay ku bixiyeen dhacdada.
Falkan mid lamid ah ayaa lagu qabtay Santa Ana, Pasadena iyo Inland Empire.
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!