Muqdisho (Himilonews) – Subax kasta markuu waagu dillaaco, jidadka degmooyinka iyo laaamiyada waaweyn ee caasimadda Muqdiso waxaad ku aragtaa tiro gaadiid yaryar oo saddax lugaley ah taas oo qaadi karta ugu yaraan saddax qofood iyo darawalka laguna magacaabo Bajaaj. Waxaana awooday inay ku shaqeystaan kumaakun da’da u dhaxeysa 20-45 jir oo uu kamid yahay Maxamed Noor Sheikh Ali oo ku ...
Read More »Wararka
Kaalin sidee ah ayay soo galeen goobaha lagu xanaaneeyo carruurta?!
Muqdisho (Himilonews) – Maqalka aad maqlaysaan waa carruur aad u yaryar oo aqrinaya xadiis Nabi. Balse hamoodin inay joogaan dugsi Qur’ankii badi dadkeennu diinka kusoo barteen – hana u qaadan inay ku jiraan iskoolladii heerka dhexe iyo sare isugu jiray. Waa goob xanaano ah oo carruur abaydin ah lagu ababiyo oo la yiraahdo Muqdisho International oo ku taalla Taleex, degmada Hodan ...
Read More »44-guurada Maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed oo la xusay
Muqdisho (Himilonews) – Xaflad lagu weyneynayay maalinta warbaahinta Soomaaliyeed oo ay soo qaban-qaabiyeen ururka suxufiyiinta qaranka iyo daladda SOMA ayaa lagu qabtay Hotel Afrik ee magaalada Muqdisho. Qeybaha kala duwan ee saxaafadda oo iskugu jira rag iyo dumar; qorayaal Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiin kale oo madasha soo xaadiray ayaa si farxad leh uga sheekeeyey mudnaanta ay ku fadhiso maanta oo kale. ...
Read More »Wali ma maqashay suuqa dadka meydadka ‘Souq of the dead’?!
Jeddah (Himilonews) – Waxaa jira suuq caan ah oo dhaca magaalo xeebeedka Jiddah ee dalka Sucuudiga oo lagu magacaabo Suuqa Meydadka kaas oo lagu iibiyo dharka ay sidan jireen dadka dhintay. Suuqa ayaa dacalka ku haya suuq-weynaha al-Sawaariikh ee galbeedka Jiddah. Sababta ka danbeysa magacan ayaa ah in dharka badi la keeno halkan ay yihiin kuwo ay kusoo deeqeen xigtada ...
Read More »Lakulan ganacsadaha lacagtiisa ku bixiya guurinta gabdhaha agoomada ah ee Hindiya
Mumbai (Himilonews) – Gudaha Hindiya, waxaa aalabaa la fishaa in reerka caruusadda ay lacagtooda ku bixiyaan galbinta iyo guurinta inantooda. Hayeeshe marka gabadha oo yar uu aabaheed dhinto, iyadana waxaa ka dhinta rajada ah inay noqoto marwo lamaane nololeed hesha. Inta badan haweenka laga dhinto waxaa ku adag inay gabdhahooda guur u yagleelaan. Balse booskaasi waxaas soo buuxinaya ganacsade Mahesh Savani. ...
Read More »Lakulan: Ninka musmaarrada ka xaaqa jidadka
Bangalore (Himilonews) – Jebakumar waa nin yool ku socda. Taniyo sanadkii 2012, wuxuu go’aansaday in waqtigiisa nasiinada uu jidka weyn ee magaalada Bangalore ee dalka Hindiya ka xaaqo musmaarro ay soo dhigaan goomiistayaal si kas ah ugu soo daadiya – iyaga oo raba inay lacag ka sameeyaan dayac-tirka lugaha baabuurta. Shantii sano ee ugu danbeysay, Kumar wuxuu sheegtay inuu jidadka ...
Read More »Markay Lo’du gasho booska Fardaha
Muqdisho (Himilonews) – Kadib markii loo sheegay inaysan hanan karin faras – waayo waa qaali, 11-jirta lagu magacaabo Sarah Simpson, waxay go’aansatay inay isku daydo waxa xiga ee ugu fiican – oo ah inay kaxayso Lo’da. Hadda, Sarah, oo 18-jir ah, waxay faraskeeda gaarka ah u heysataa lo’. Waxay ku gashaa orodada lo’dan oo lagu magacaabo Lilac sida dhiggeeduba u adeegsadaan faraska. Sarah ...
Read More »Shiinaha: Markuu doobku waayo Adduun uu ku guursado
Beijing (Himilonews) – Tira-yarida dhedigta ah ee ku nool Shiinaha oo ay sababtay siyaasadda Hal Dhal ee dalkaas muddaba sharciga ka ah ayaa sababtay sara u kac inuu ku yimaado Gabaatiga ama Yaradka laga bixiyo gabdhaha – taas oo dhibaato ku keentay da’yarta ku nool miyiga fog ee Shiinaha. Kororka ku yimid tirashada wiilasha iyo liica ku dhacay gabdhaha oo aad ...
Read More »Dadka la baxaya magaca Donald Trump oo soo badanaya
Muqdisho (Himilonews) – Qoyska ku nool dalka Ciraaq ayaa noqday dadkii ugu danbeeyey ee ilmahooda u bixiya magaca madaxweynaha cusub ee loo doortay Maraykanka, Donald Trump. Xilli Trump uu isku diyaarinayo inuu majaraha Aqalka Cad ku wareego maalmo kaddib, qoyska Hassan Jamil oo ku nool dalka Ciraaq ayaa wiilkooda u dhashay waxay u bixiyeen Trump si ay u muujiyaan taageerada ay u ...
Read More »Markay xoolahaba kuu tiiraanyoodaan!
Muqdisho (Himilonews) – Gamaan faras ayaa dad ku sugnaa goob baroor-diiq loogu sameynayay ninkii lahaa ka oohiyay kadib markii laga dareemay siduu uga naxay geeridiisa saaxiibkiis. Wagner de Lima Figueiredo, oo 35-jir ahaa ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay magaalada Brazil ee isla dalka Brazil. Xigtada iyo saaxiibada meydka ayaa isugu soo baxay si ay ugu baroordiiqaan. Walaalkiis, Wando Lima, ...
Read More »