MUQDISHO (HN) — Wax-barashada heerka sare inta badan waxaa lagu gaaraa nafhurnimo, dadaal iyo ka go’naansho. Kuwa kasoo qalin-jebinaya waxaa loo arkaa halyeeyo naftooda iyo dadkooda usoo hooya guul muuqata. Balse hadda arday walba oo kasoo qalin-jebiya heerka jaamacadda, laguma tilmaami karo halyay mutaclim ah. Taas waa marka aynu fahamno in jaamacad walba aysan qeyb ka ahayn xaqiijinta yoolkaas. Jaamacaduhu ...
Read More »Wararka
La kulan: Dhaqtarka Bukaannadiisa Kansarka qaba ka cafiyay Deymihii ku qornaa.
MUQDISHO (HN) — Dhaqtar Muslim ah oo ku nool Maraykanka laguna magacaabo Omar Atiq ayaa go’aansaday inuu deynta ka dhaafo ama ka cafiyo bukaannada la xanuunka Kansarka kuwaas oo in badan oo kamid ah aysan awoodin inay iska bixiyaan lacagta ku qoran. “Waqti badan waxaan usoo joognay danyar aan awoodi karin inay iska bixiyaan lacagta isbitaalka,” ayuu u sheegay Good Morning ...
Read More »Maalinta Caalamiga ‘Braille-ka’ ee Farta Indhoolayaasha.
MUQDISHO (HN) — Sannadkii saddexaad waxaa maanta oo kale dunida laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee qoraalka farta indhoolayaasha oo la Braille. Qarnigii 19aad bilowgiisa, Faransiiska waxaa ku dhashay wiil yar oo isaga oo saddex jir ah waayay nimcada aragga balse ugu danbeyntii ku guuleystay inuu hindiso qoraal ay wax ku bartaan kuwa sidiisa oo kale aan awoodi karin inay ...
Read More »Dulucda Tababbar ku saabsan Tebinta Wanaagsan ee Doorashooyinka.
MUQDISHO (HN) — Seminaar ujeedkiisu ahaa in la fahmo sida halista looga taxaddaro iyo sida loogu shaqeeyo duni halis ku ah nolosha iyo bedqabka weriyaha Somaaliyeed ayaa lagu qabtay hoteelka Jazeera Palace ee caasimadda Muqdisho. Tababbarkan oo ay ku deeqday Hey’adda IMS waxaa intii u dhaxaysay 26-29 bisha December loo qabtay bahda Tifaftirayaasha Warbaahinta madaxa bannaan iyo kuwo dowladda. Waxaana ...
Read More »Ol’olaha ‘samafal samee’ oo hel hadiyad
MUQDISHO (HN) — Duqa magaalada Fishers ee gobolka Indiana ee dalka Mareykanka, ayaa billaabay ol’ole cusub oo lagu xoojinayo is-dhexgalka iyo iska warqabka bulshada. Ol’olaha loogu magac daray “Loolanka labada kun ee samafal” ayaa ku dhiiri-galinaya dadku inay sameeyaan wax uun samafal ah sida inay qof siiyaan cunno, saaxiibadood u diraan fariimo dhiirigalin ah, soo dhaweeyaan dadka ku cusub magaalada amaba ...
Read More »Muluqii Macluusha looga tagay!
MUQDISHO (HN) — Intii u dhaxeysay 1992-1993, warbaahinta caalamka waxay soo tebinayeen muuqaallo argagax leh oo la xiriira abaartii ba’neyd ee ku dhifatay gobollada Bay iyo Bakool. Waxay ahayd waqti kale oo adag oo laga dhaxlay burburkii dalka iyo dagaalladii sokeeye ee dalka ku baahay. Kahor intaanu ka degin magaalada Beydhabo Madaxweynihii Maraykanka G.W. Bush bilowgii 1993-kii, maalin walba waxaa ...
Read More »Qashinka Tuban Suuqa Cilmiga iyo Cibaadada ee Xareed.
MUQDISHO (HN) — Waa maalin shaqo. In badan sida Yalax Printing waxaa nasiib weyn u ah inay ku shaqeeyaan xaaladda adag ee halkan ka jirta. Balse waxay xumaato u dareemayaan nasiib-darrada heysata inta kale. “Waxaan aad ujeedid oo dukaamo ah waxay u xiran yihiin dhiiqada iyo wasaqda tuban laamiga,” ayuu yiri Daljir isaga oo farta ku fiiqaya tiro baqaarro iyo ...
Read More »Sheekada Gabadhii Dilaaga Aabaheed ka dhigatay Soddogeeda.
KIGALI (HN) — Kahor inta uusan dhicin Xasuuqa, Vicent Sibomana ‘Hutu’ iyo Joyce Uwimana ‘Tutsi’ waxay ahaayeen lammaane jaceyl wadaag ah. Markii uu bilowday Xasuuqa, lammaanaha jiiraanka ahi, waalidkii dhalay waxay qeyb ka noqdeen mashaqadii dhacday. Vincent aabihiis oo ahaa Hutu wuxuu dilay Joyce aabaheed oo ahaa Tutsi. Halkaas waxaa ku idlaaday xiriirkii derisnimo iyo midkii jaceyl oo lammaanaha ay ...
Read More »Guuldarro Jaceyl waxaa xigay Gelitaan Qaliin.
MUQDISHO (HN) — Baraha bulshada dalka Fiitnaam waxaa qabsatay sheekada gabar 19 jir ah oo martay qaliin dhinaca wejiga ah kaddib markii ay muqaalkeeda awgeed ay ku kala hareen jaceylkeedii hore. Nguyen Tuong Vy waxay wararka ugu shidan ku yeelatay cinwaanka hore kaddib kolkii ay baraha bulshada kusoo baahisay sawiro ay sannado kahor iska qaaday kahor intaanay qaliin isku sameynin. ...
Read More »La kulan: Ninka heysta Keyd ku dhow 2,000 oo Telefoonno ah.
MUQDISHO (HN) — Sehabettin Ozcelik, oo ah fuundi farsameeya telefoonnada cilladaysan ayaa haya keyd ka badan kun xabbo oo telefoonnadii hore ah kuwaas oo badankood adeegsi-gal noqon kara. Waxaana ugu caansan Nokia 3310 ama Motorola Razr V3. “Xiisaha aan u qabo moobillada awgeed ayaan u bilaabay keydintooda,” ayuu yiri. “Maalin ayaa go’aansaday inaan ururiyo anigoo is leh durba waa laga ...
Read More »