MUQDISHO (HN) — Maqalka magaalo xadaari ah oo qarniyo badan lala xiriirin jiray wax-soo-saar muuqda, ilbaxnimo iyo nolol sarreysa inay maanta kamid tahay magaalooyinka ugu dib-dhacsan dhulka Somaaliyeed, in badan, waxay ku tahay uur-ku-taallo iyo caloolyow. Waayo waxa aad isku weydaaran muqaalka maanta ka jira dhexdeeda iyo midkii ka jiray qanigii tagay dabayaaqadiisa. Waqtigaa ku keenay waayo adag, waxaana isugu ...
Read More »Wararka
Maalinta Caalamiga ee Tiyaatarka.
MUQDISHO (HN) — Maalinta Caalamiga ah ee Tiyaatarka waxaa markii ugu horreysay unkay Machadka Tiyaatarka Caalamiga sannadkii 1961. Farriinta sannadlaha ah ee ku jirta Dhambaalka maalintan waxaa qoray jean Cocteau taniyo sannadkii 1962-kii. 27 March sannadkii 1962 oo ku beegan daahfurka Tiyaatarka Quruumaha, Machadka Caalamiga ah ee Tiyaatarka waxaa kamid noqday in ka badan 85 xarumood oo dunida ah kuwaas ...
Read More »MUQDISHO – Magaaladii Ciriiriga.
MUQDISHO (HN) — Ciriiriga caasimadda waa mowduuc aan dhammaad lahayn ka hadalkiisa madaama uu noqday mid kamida ah dhibaatooyinka maalinlaha ah oo bulshada caasimadda ay la nool yihiin. Laakiin ma ahan wadda walba oo magaalada ku taal mid u ciriiri badan sida kuwa badan oo buuqa ka jira uu joogto ka yahay maalmaha qaar sida bilowga toddobaadka iyo dhammaadkiisa. Jidka ...
Read More »Faallo iyo Falanqeyn: 3 Qodob oo Soomaaliya ka Caawin kara ku Guulaysiga Dacwadda Badda.
MUQDISHO (HN) — Feb 02, 2018: – Maxkamadda Cadaaladda ee Qaramada Midoobay ayaa go’aan ku gaartay inay dhageysan karto dacwadda ku saabsan muranka badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Garsoorayaasha Maxkamadda ayaa u codeeyay kiiska, ka dib markii ay ka hadleen sharci ahaanta doodda Soomaaliya iyo diidmada Kenya. June 25, Maxkamada ICJ ayaa mudeeysay in 9ka ilaa 13ka bisha ...
Read More »Citizens caught up in the middle of penalty and pandemic.
MUQDISHO (HN) — As three days passed since the order that makes wearing face masks in public became mandatory, the police patrol the streets to ensure the message is received. The Banadir administration has earlier this month called on the citizens of the capital to wear face masks and threaten to punish those who fail to abide by the law ...
Read More »Baahida ka jirta Isbitaallada iyo Bukaannada la xanuunsan Covid-19.
MUQDISHO (HN) — Somaaliya waxay ku soctaa saadaal la’aan ka heysta halka uu ku dambeyn doono cadawga ilma-aragtida ah ee Covid-19 kaas oo soo ridanaya dad hor leh ayna dhimanayaan in badan oo muwaadiniin ah. Dowladda Somaaliya waxay horay u qaaday tallaabooyin lagu xakameynayo faafitaanka xanuunka oo ay kamid tahay xiritaanka iskuullada iyo goobaha kale ee wax-barashada muddo laba toddobaad ...
Read More »Covid-19 – Baarista Asalkiisa iyo Badbaada Aadanaha.
MUQDISHO (HN) — Covid-19 wuxuu galaaftay nolosha dad badan iyo xayiraad iyo cuuryaamin dhaqaale oo caalami ah. Balse sannad kaddib, waxaa la isku maandhaafsan yahay halka loo celin karo ciriga uu kasoo jeedo. Balse intaan ka hadlin dadaallada loogu jiro helidda dawadiisa iyo in si dhab ah loo fahmo waxa dhalin kara, aan qaadaa-dhigno sida uu ku baahay. Janaayo sannadkii ...
Read More »Saameynta Covid-19 uu Dadkeenna ku reebayo!
MUQDISHO (HN) — Covid-19 wuxuu noqday aafada qarniga 21aad ee dunida gaarsiiyay qasaaro ba’an oo ay ugu weyn tahay dhimashada in ka badan 2 milyan iyo bar, marka loo eego warbixinnada isasoo taraya ee sida maalinlaha ah looga soo weriyo Hey’dda Caafimaadka Dunida ee WHO. Taniyo markii uu dunida kusoo biiray, wuxuu ku dhacay dad ku dhow 120 milyan oo ...
Read More »La kulan: Da’yarka 9 jeer Qaliin ISQURXIS maray.
MUQDISHO (HN) — 26 jir u dhashay dalka Fitnam ayaa galay qaliin uu gebi ahaan beddelay muuqaalkiisa kaddib markii uu nacay sida xun oo loogu jeesjeesay muuqaalkii uu lahaa. Isaga oo ka qeybglaya waraysi codsi shaqo ah, ayuu dareemay in muuqiisa laga dhigtay mid lagu maadaysto. Hadda Đỗ Quyền oo aad u isticmaala TikTok wuxuu soo jiitay dareenka baraha bulshada Aasiya ...
Read More »Sheekada ka dambeysa Jaziiradda Jaceylka.
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay Shiinaha ayaa sameeyey wax walba oo qurux iyo daraandar laga heli karo – isaga oo doonaya inuu dib u hanto jaceylkiisii kala dhaxeeyey xaaskiisa – wuxuuna jinka webiga ku beeray ubaxyo iyo geedo heemaal leh. Tallaabtiisu waxay soo jiidatay indhaha dadka ku nool Shiinaha, waxaana goobtii uu sidaan u qurxiyay hadda loo arkay meel ...
Read More »