MUQDISHO (HN) — Shirweyne u muuqda inuu kusoo aadayo waqtigii loogu baahida badnaa oo looga hadlayo deegaanka iyo dhirta ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho. Shirka oo isugu jiray aragti wadaag iyo bandhigga agabyo iyo wax soo saarka gudaha dalka u badan oo ilaalinta deegaan caawinaya waxaa iska kaashaday Jaamacadda Muqdisho, Action4Evironment iyo Somali Centre. Muuqaal kooban oo ka hadlaya ...
Read More »Wararka
Barnaamij Dhaqaatiirta oo kaliya ay ‘isku shukaansadaan’ oo lasoo saaray!
MUQDISHO (HN) — Medico Life Partner waa barkulan ay isku shukaansadaan dhaqaatiir – hablo iyo inamo – isugu jirta halkaas oo dad badan ay ku eedeeyeen inuu dhiirrigelinayo isku-gaar noqoshada. Haddii aadan horay uma maqal meel si gaar ah la isugu ururiyay dadka isku xirfadlayaasha ah oo lab iyo dhedig isugu jira? Medico Life Partner waa barnaamij isku jaada ama ...
Read More »Maalinta Caalamiga ee Dhiigbixinta – Badbaadi Nolol oo bixi Dhiig.
MUQDISHO (HN) — Maalin kasta dad aan yareyn ayaa ku deeqa dhiigooda si ay u badbaadiyaan naf u baahan, waana maanta oo kale oo ku beegan 14 June oo dunida laga xuso maalinta caalamiga ah ee dhiiq deeqista. Maxayse maanta oo kale uga dhigan tahay dhiig ku deeqayaasha? Axmed Cabduqaadir Maxamed waa guddoomiyaha Ururka Banaadir Blood Service. “Waa maalintiina – ...
Read More »Xiisaha loo qabo Culuumta Baddaha oo soo badanaysa.
MUQDISHO (HN) — Ibrahim Xuseen Maxamed wuxuu dhigtaa cilmi aan inta badan lagu bixin jaamacadaha dalka. Waana sannadkii ugu dambeeyey ee jaamacadda uu ka dhigto culuumta badaha. “Markii aan arkay kheyraadka muuqda oo aan aqoontiisa martida uga nahay umadaha kale iyo in la joogo waqtigii si dhab ah looga faa’iideysan lahaa,” ayuu yiri. “Waxaan go’aansaday inaan barto.” Marka loo eego ...
Read More »Isbitaalka Ceelbuur oo dib u howlgalaya 10 gu’ kaddib.
MUQDISHO (HN) — Waa ilmihii ugu horreeyey ee ku dhasha isbitaalka degmada Ceelbuur oo aan gudihiisa lagu bixin wax adeeg bulsho oo dhanka caafimaadka ah muddo 10 sannadood ah. Hooyadeed waa ugub. Waxayna noqotay gabadhii ugu horreysay oo gudaha degmadeeda ku hesha daryeel caafimaad oo gu’yaalihii tagay aan loo fidin bulshada magaalada. In door marka laga yimaado, dhaqtar kamid ah ...
Read More »La kulan – Ragga u lebista sida Maalqabeennada balse ku hoyda Guryaha Danyarta.
MUQDISHO (HN) — Waxay u labistaan sida maalqabeennada. Waxayna ku nool yihiin guryo isku raran ah oo jiingado u badan. Waa sabool ama danyar. Waxayse hodan ka yihiin xagga dharka. Laakiin jeebbabkoodu waa faaruq. Waxaynu maqli jirnay maahmaahda ah meel siday u taal ayaa loola yaal. Laakiin hadda da’yartani in badan ma aaminsana aragtidaas. Waxayna ku nool yihiin laba duni ...
Read More »Imtixaanka Guud oo maanta ka qabsoomaya Jaamacadda Muqdisho + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Labada saac ee soo aadan, ardaydani waxay u fadhin doonaan ka jawaabidda su’aalaha ku qoran warqadaha horyaalla. Waana fasal kamid ah fasallada kulliyadaha oo maanta ay kow u tahay gudagalka imtixaanka guud ee Jaamacadda Muqdisho. Muuqaallada ardayda ayaa laga dareemayay sida xooggan oo ay ammintan ugu soo diyaargaroobeen inay ka muujiyaan wacdaro iyo kaalmo wax-ku-ool u ah ...
Read More »La kulan – Ninka 25 jeer ku dhacay Imtixaanka Qubuulka Jaamacadda.
MUQDISHO (HN) — Tiiyoo uu 25 jeer ku dhacay imtixaankii qubuulka oo uu kaga mid noqon lahaa jaamacadda, 55-jir u dhashay Shiinaha wali kama quusan inuu mar un tacliinta sare ku biiro. Liang Shi waa 55 jir maalqabeen ah oo leh shirkad dhismaha ka shaqaysa. Wuxuu heystaa adduun lacag oo uu wax walba ku qabsan karo. Laakiin marnaba kuma dareemayo dhammeystirnaan ...
Read More »Ka ganacsiga Sigaarka iyo saameynta Caafimaad-darro oo ay ku qabaan Dadka caba.
MUQDISHO (HN) — In kasta oo aanu dooneyn inuu ka hadlo ganacsigiisa, haddana xaqiiqdu waxay tahay ganacsadahani wuxuu sandaqadiisa oo u taalla kaabiga laamiga ku iibiyaa wax walba oo dhib iyo dheef u leh macmiishiisa. Laga soo bilaabo nac iyo xanjada ilaa sigaarka iyo taabuuga ayuu ka iibiyaa yar iyo weyn. Waxaase ugu badan kuwa caba sigaarka oo halkan oo ...
Read More »La kulan – Gabadha lug kaliya ku aada iskuul u jira masaafo hal km ah.
MUQDISHO (HN) — Awanish Sharan waa sarkaal ciidan ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay sawirka Seema Kumari oo ah ardayad dhiganaysa fasalka shanaad ee dugsiga dhexe ee Fethpur iyada oo kaashanaya lug macmal ah oo ay ku socoto. Sharan oo qeexaya sawirka ayaa ku tilmaamay awoodda baraha bulshada. 10 jirta Seema oo dhawaan qabsatay baraha bulshada iyada oo u socoto iskuulkeeda ...
Read More »