crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 69

Dunida Muslimka

Angela Markael oo Afurka lawadaagaysa Muslimiinta Jarmalka.

Muqdisho (Himilonews) – Xaadirista afurkeedii ugu horreeyey sida madax Jarmaleed, Angela Markel waxay ku sheegtay Islaamka isda  “qeyb kamid ah Jarmalka,” tiiyoo wali Islaam  naceybku uu wali kusii kobcayo Qaaradda Yurub. “Way iska cadahay in Islaamku uu yahay qeyb kamid ah Jarmalka” ayay ku tiri baanisaheedii afurka oo lagu qabtay Villa borsin oo ah aqalka martida ee wasaaradda Arimaha Dibadda, ...

Read More »

Muxajabad Fogaan-aragga kasoo muuqanaysa!!

Washington, USA (Himilonews) – Ku aroorista riyo-caruureedkeedii ahayd inay noqoto Wariye, haweeneyda Muslimadda Maraykanka ah waxay naawilaysaa noqoshada gabadhadii ugu horreysay ee Fogaan-aragga kaga soo muuqata iyada oo xiran Xijaab. “Waxaan ku barbaaray ogaanshaha inaan doonayo noqoshada Saxafiyad…sal ahaanna waxaa ahaa sheeko tebiso,” Saxafiyada Muslimadda ah ayaa ku sheegtay muuqaal ay Jimcihii soo kax-bixisay Huffington Post, April 10. “Waligay maan ...

Read More »

Masjidka Xaramka oo la ballaarinayo

Makkah, Saudi Arabia (Himilonews)—intii uu ku guda-jiray booqashadiisa masjidka weyn ee Xaramka, boqorka laba shariif—Makkah iyo Madiina—Boqor Salmaan ayaa la kulmay saraakiisha ku howshoon fidinta iyo balaarinta Masjidka kuwaas oo sheegay in hal-qaadka Masjidka uu gaari doono heer uu himlin karo tirada Muslimiin dhan 1.85 malyuun mar qura dhamaadka wajiga saddexaad. War-qoraal ah oo kasoo baxay wakaalada wararka Sucuudiga,Wasiirka dhaqanka ...

Read More »

Islaam-nace isku badalay Islaam-sharfe!!

Muqdisho (Himilonews) – Kolkii Jason Legar uu banbixii Jimacaha ee Islaam-naceybka ahaa uu aaday afaafka hore ee Masjidka Phoenix, maanu filanayn inuu kasoo tagi doono isaga oo qof kale ah—aragti kale oo cusubna ka haysta diinta uu aadka u necbaa. “Tix-gelin la’aanta loo hayo Bulshada Islaamka, ogaanshaha waxa aan hadda ogahay, waayo waan la hadlay oo aan la sheekeystay—mana fali ...

Read More »

Fadliga ku jira bisha Shacbaan!!

Muqdisho (Himilonews) – Qof kasta oo Muslim ah waa la garowsan yahay in bisha Shacbaan tahay bil xurmeysan. Bisha Shacbaan waa bil qiima leh. Waxay u dhaxeysaa bilaha Rajab iyo Soon-qaad. Sidaas darteed, waxaa laynagu tirtirsiiyaa inaynu dhexdeeda la nimaadno samafallo suu-suuban. Hadaba, Himilonews.com, wuxuu idin soo gudbinayaa falalka suu-suuban ee aadka loo amaanay inta lagu guda-jiro Bisha Shacbaan; Soomanaanta ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!