Mexico (Himilonetwork) – Bulsho tira-yar oo Muslimiinta ayaa ku koraya bulshada Maya ee Mexico halkaas oo ragu ay xiranayaan koofiyado: dumarkuna xijaab taas oo ku dhex milan dhaqanka bulshada Maya. “Dadku waxay nagu eegi jireen fiiro gurracan markii aan islaamnay, waxay moodayeen inaan argagaxiso nahay ama aan halis ku nahay iyaga,” Mustafa ayaa u sheegay Reuters. “Hayeeshe muddo kadib aragtidaas ...
Read More »Dunida Muslimka
Masjid ‘Hoy iyo Hunguri’ siinaya dadka Dibjirta ah.
London (Himilonetwork) – Xilli hirarka Ophelia ay ku garaacmayaan British Isles, Masjidka London ayaa bilaabaya mashruuc uu ku caawinayo dadka hoy la’aanta ah ee gidaarrada ku gaajaysan – waxaana uu siinayaa cunno iyo jiif diirran. “Xaqiiqda ah in masjidku uu ugu danbayn go’aansaday inuu albaabada u furo dadka dibjirta waa tallaab qurux badan,” ayay Hanan Chehata kusoo qoraty barta facebook. “Layaab weyn naguma ...
Read More »Baadari Kenyan oo Muslimay kadibna Kaniisaddiisa ka dhigaya Masjid.
Nairobi (Himilonetwork) – Baadari Kenyan ah ayaa muslimay kana dhigay Kaniisaddiisa Masjid – isaga oo sheegay inuu qaadan waayay sida haweenku ugu soo labistaan Kaniisadda. “Kaniisadayda waa la dhihi jiray Nyalgosi God’s Call Church of East Africa, hayeeshe hadda waxaa lagu magacaabaa Nyalgosi Jamia Masjid,” Baadari Charles Okwany oo hadda la baxay magaca Ismaaciil ayaa u sheegay The Nairobian. “Intii ...
Read More »UK – Danbiyada naceybka ee Muslimiinta ka dhanka ah oo kordhay.
London (Himilonetwork) – Danbiyada naceybka ee ka dhanka ah Muslimiintu wuxu sare u kacay sanadkan, sida lagu sheegay baaritaanka Press Association. “Weerarada ka dhanka ah tira-yarta diimaha UK waxay noqonayaan joogto,” Diane Abbott ayaa u sheegtay Birmingham Mail. “Humuujka ka dhan ka ah Muslimiinta wuxuu noqday mid si guud loo dhaleeceeyey.” Marka loo eego warbixinta Press Association, booliska ayaa diiwaan-geliyay 110 danbiyo ...
Read More »Magaalo Allahu Akbar oo lala qeyliyo la isku tooganayo!
Venice (Himilonetwork) – Qof kasta oo ku qeyliya kalmadda Allahu Akbar waa la toogan doonaa, sidaas waxaa yiri maayarka magaalada Venice ee dalka Talyaaniga. Maayarka katirsan Xisbiga Garabka fog, Luigi Brugnaro, waxaa lagu soo warramay inuu warkan ka sheegay kal-fadhi ka dhacay Rimini kadib weerarkii ka dhacay Barcelona. Wuxuu sheegtay in: qof kasta oo -isaga oo ku sugan St Mark’s Square – ku qeyliya ...
Read More »Muslimiinta Maraykanka oo dhiig ugu deeqaya dhibanayaashii Las Vegas.
Washington (Himilonetwork) – Dallada Muslimiinta xuquuqda rayidka Maraykanka ugu weyn ayaa isugu yeeray bulshada Muslimiinta inay isugu yimaadaan caawinta iyo dhiig ku deeqista dhibanayaasha Las Vegas oo gaaraya 500 oo dhaawacyo ah. “Waxaan tiiraanyo iyo tacsiba la wadaagaynaa dhibanayaasha iyo bulshada kale ee Maraykanka,” ayay ku tiri warbixin ay soo xigatay aboutislam.net Nihad Awad, oo kamid ah National Executive Director of ...
Read More »Muslimad xijaabkeeda ku badbaadisay nin gubanaya!
Muqdisho – Haweeney Muslimad ah oo xijaabkeeda ku damisay nin ku gubtay shil gaari. “Markii aan arkay qof gubanaya waxaan sameeyey wax walba wixii iigu mudnaa,” ayay u sheegtay awaher Saif Al Kumaiti, wargeyska Khaliij Times. “Waxaan ka codsaday saaxiibtay oo gaariga ila saarnayd inay i siiso cabaayadeeda – iyadana ay gaariga kusii jirto.” Al Kumaiti waxay u soctay isbitaalka markii ...
Read More »Carruurta Rohingya oo xeryaha qaxootiga ku baranaya Qur’anka Kariimka.
Dhaka (Himilonetwork) – Boqollaal masaafo in u jirta guryahooda, Muslimiinta Rohingya waxay carruurtooda Qur’anka ku xifdinayaan xerooyinka qaxootiga oo qalalaaso iyo gumaadka looga soo barakiciyay. “Tani waa moora-dilaac, haddana isla mar ahaantaas carruurta Rohingya waxay xeryaha ku baranayaan Qur’anka Kariimka,” IlmFeed ayaa kusoo qortay barteeda faceook oo uu la socday muuqaal ay kasoo duubtay. Ku dhawaad 430,000 oo qof ayaa kasoo ...
Read More »Qalliin-yaqaan Muslim ah oo loo aqoonsaday hal-curiyaha sanadka.
Toronto (Himilonetwork) – Qalinyahan Muslim ah oo ku nool Mississauga ayaa ku guuleystay abaal-marinta hal-curiyaha sanadka 2017 – oo ah mid ay bixiso Iskaashatada EPSO laguna aqoonsado howlkarnimada iyo qalliimada daweynta cudurrada aadka ugu daran indhaha. Dr. Iqbal K. Ahmed waxaa abaal-gudka loogu deeqay maalintii Khamiista. Waxaa loo aqoonsaday mid kamid ah dhaqaatiirta ugu fiican ee ku gaaroobay daweynta iyo qalliimada indhaha guud ...
Read More »Masha Allah – Nin si cajiib leh ugu muslimay gacanta nacab Islaamka.
London (Himilonetwork) – Nin maqlay yeermada hoggaankii hore ee Leegada Difaaca England, Tommy Robinson oo fogaan-araga qaranka kaga soo muuqday isaga oo nuqul kamid ah Qur’anka haya – una sheegaya dadka inay aqriyaaan, ayaa waanadiisa u qaatay si dhab ah: wuuna islaamay. “Wuxuu yiri aqriya Qur’anka – isaga oo moodaya inay dadku nici doonaan Islaamka. Hayeeshe waxaan arkay runta. Waana islaamay,” ...
Read More »