crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dunida Muslimka | HimiloNetwork | Page 53

Dunida Muslimka

Muslim Danyarta u furay Frinjiyeer ay Cunnooyinka kala baxaan!

Muqdisho (Himilonetwork) – Muslim kasoo jeeda degmada Paisley, dalka Scotland ayaa sameeyey firinjiyeer bilaash loogu rido cuntada si loogu deeqo dadka danyarta – isaga oo naawilaya in bangiyada cunnooyinka ay ka caawin karto ilo ay ku fuliyaan doonistooda. “Dadka bulshada kamid ah – u eegis la’aan wejiyadooda waxay awoodi karaan inay cunnada kala baxaan firinjiyeerka,” ayuu yiri Rekz Afzal. “Waxaan halhaleel ugu ...

Read More »

Daawo Jaamacaddii ugu horreysay ee Dunida laga dhiso.

Muqdisho (Himilonetwork) – Halkan maanta hirashada iyo ku dayashada dhanka ilbaxnimada laga eegto dunida Galbeedka, waxaa jira waqti Galbeedku dunida Muslimka kasoo doonan jiray aqoonta iyo ilbaxnimada. Jaamacaddii ugu horreysay ee dunida laga dhiso waxay ku taalla dalka Marooko ee waqooyiga qaaradda Afrika. Haddaba halkan ka daawo Jaamacadda muuqaal yar oo laga soo duubay.

Read More »

Arday Muslim ah oo diintiisa ku sharraxaya qaab wada-hadalka ku dhisan!

Washington (Himilonetwork) – Sanadkii hore wuxuu ahaa mid mashquul u leh ardayda Pennsylvania ka dhigta sharciga Akbar Hossain, kaas oo dad badan kula kulmayay goobaha lagu shaaho si uu ugala hadlo Islaamka. “Waxaa jira meel banaan oo wararkii loo baahnaa aan lagu daabicin, warbaahintuna waxay kusii soctaa inay warar aan jirin ku buuxiyaan,” ayuu Akbar u sheegay Daily Pennsylvanian. “Meeshaasna waxaan ku buuxin karnaa ...

Read More »

Dhaqaatiir Muslimiin ah oo daryeel caafimaad oo bilaash ah u fidinaya Danyarta Maraykanka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Siinta tusaalaha habboon ee farriinta Islaamka iyo daryeelka dadka xanuunsan, dhaqaatiir Muslimiin ah ayaa xarunta al-Shifa ee magaalada San Bernardino waxay ku daweyn jireen dadka danyarta ah 17-kii sano ee lasoo dhaafay. “Waxaan nahay Muslimiin, waxaana aynu dooneynaa inaan bulshada caawinno,”  Dr. Talat Khan, agaasimaha xarunta al-Shifa ayaa u sheegay Laanta afka Soomaaliga ee VOA. “Kama dhigna Muslimiinta ku dhex nool ...

Read More »

Muslimad xirashada xijaab awgiis loogu diiday shaqo ay kusoo baxday tijaabadeeda.

Muqdisho (Himilonetwork) – Muslimad ku nool magaalada Patna, dalka India, waxaa xijaabka ay xiran tahay awgeed loogu diiday shaqo ay doonaysay xarunta lagu daryeelo aqoonta Delhi. “Waxaan ka xumahay inaan ku ogeysiiyo in meel dheer ka aragaaga uu ka turjumayo diintaada aad rumeysan tahay,” Harish Varma, madax-weynaha xarunta Delhi Orphanage ee gabdhaha lagu daryeelo ayaa kusoo qoray bartiisa. Nedal Zoya, oo marqaatiga labaad ka ...

Read More »

Muslim daryeel bilaash ah u sameeya carruurta la xanuunsan xanuunka halista ah ee maskaxda dilooda.

Muqdisho (Himilonetwork) – Mararka qaar ma arki kartid dadka Muslimiin ah oo si dhab ah uga turjumi kara micnaha xeesha dheer ee diinteennu u taagan tahay taas oo ah ixsaan iyo samafal. Balse marka aad aragto samafalayaasha qaar sida Maxamed Bzeek oo ah muwaadin Maraykan ah kaas oo carruurta ka xanuunsan maskaxda siiya daryeel caafimaad oo bilaash xilli isaga laf ...

Read More »

Sheikh Axmed Deedat – Shumicii fidinta diinta Islaamka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Shiikh Deedat wuxuu ahaa han-sarreeye iyo caalim Muslim ah oo ku barbaaray dalka Koofur Afrika kaas oo ku caan baxay doodaha furan oo uu la yeeshay culimada diinta Masiixiga. Sanadkii 1986-kii, wuxuu la dooday Jimmy Swaggart, wuxuuna xittaa fagaaraha Vatican Square kula faltamay Pope John Paul II. Wiilkiisa, Yousuf Deedat wuxuu ugu yeeraa “Xiddiga Masrixiyadda.” Hayeeshe, halka ...

Read More »

Muslimiin ku tukaneysay fagaaraha Clichy oo fal cunsurinmo ah lagula kacay

Paris (Himilonetwork) – Qiyaastii boqol  ka mid ah siyaasiyiinta Faransiiska ayaa isugu soo baxay wadooyiinka magaalada ku taalla duleedka Paris iyagoo ka cabanaya dad Muslimiin oo ah salaadii jimcaha ku tukaday goob fagaara ah. Siyaasiyiintan oo xirnaa dhar leh midibo kala duwan ayaa waxa ay ku luuqaynayeen heesta astaanta qaranka . Dadkan dibad baxa dhigayay ayaa waxa ay carqaladeeyeen dad ...

Read More »

Muslim aashito lagu soo weeraray oo aan dib danbe wax u arki doonin.

London (Himilonetwork) – Muslim cunna-geeye ah ayaa nolosha la halgamaya kadib markii weerar aashito ah uu laba indhood wax-yeelay. Marka loo eego  Independent, laba qof ayaa kusoo dhawaaday Muhammed Nawshad Kamal, oo 32 jir ah, isaga oo maraya xaafadda Walthamstow area ee bariga London. Labada nin oo mid kamid la xiray in yar kadib ayaa isku dayay inuu xado baaskiilkiisa – kahor inta ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!