Madina (Himilonetwork) – Guddiga Is-bedelka iyo Dalxiiska Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu horumarinayo goobaha loo dalxiiska tago ee ku yaalla magaalada Madina. “Madina waa mid kamid ah goobaha muhiimka ah ee socdaalka iyo dalxiiska loogu yimaado gudaha Sucuudiga,” ayuu yiri Khalid bin Hussein Al-Shahrani, oo ah agaasimaha Guddiga. “Ilaa hadda waxaan ku taameynaa inaan ballaarinayo adeegyada loo qabto dadka usoo ...
Read More »Dunida Muslimka
Denmarka oo laga mamnuucayo xirashada Niqaabka.
Denmark (Himilonetwork) – Xukuumadda Denmark ayaa ku dhawaaqday maalintii Arbacada inay mamnuuci doonto niqaabka – dadaal, sida ay sheegeen, ay ku doonayaan inay kaga hortagaan is dhex-gal la’aanta iyo kala xiranka bulshada ee goobaha dadweynaha, sida uu The Independent u sheegay wasiirka cadaaladda Denmark, Soren Pape Poulsen. Kuwa ku xad-gudba sharciga waxaa lagu ridi doonaa ganaax dhan 1,000 kroner (£120) ama adduun ...
Read More »Nin ereyo naceyb ah ku qoray gidaar Masjid oo cafis loo fidiyay.
Muqdisho (Himilonetwork) – Davis waxaa la qabtay isaga oo ereyo naceyb xanbaarsan ku buufinaya gidaarka Masjidka al-Salaam. Wuxuu taasi ku wajihi lahaa lix sano oo xarig ah haddii uu bixin waayo ganaaxa la dul-dhigay. Isaga oo sugaya go’aanka garsooraha maxkamadda, Davis wuxuu garwaaqsaday sida uu qaladkiisu u fool-xun yahay, wuxuuna dhanbaal raali-gelin ah u diray Jameecada Masjidka, sida ay soo ...
Read More »Sheikh Khalid Yasin – Daaciga Waqtigiisa Dacwada Islaamka u hibeeyey!
Muqdisho (Himilonetwork) – Mr. Khalid Yasin waa daaci Muslim American ah kaas oo diinta Islaamka qaatay sannadkii 1965-kii. Wuxuu ku dhashay Brooklyn, New York, dalka Maraykanka. Hadda wuxuu ku nool yahay Sheffield ee carriga UK. Waa helaha Ururka Islamic Broadcasting Corporation iyo Xarunta Hadafka Nolosha ee ku taalla isla Sheffield. Wuxuu kamid yahay daaciyada Islaamka ee qarnigii ina dhaafay dunida Galbeedka kasoo if ...
Read More »Siyaasi Hoecke – “Islaamka waa ka xoreyn doonaa Jarmalka iyo Galbeedka Yurub.”
Muqdisho (Himilonetwork) – Siyaasiga Xisbiga Midigta Fog ee Jarmalka ayaa wacad ku maray inuu Islaamka ka mamnuuci doono gudaha dalkiisa iyo kuwa Galbeedka yurub marka ay xilka qabtaan. “Markii aan talada gacanta ku dhigno waxaan bilaabi doonaa tallaabada aan uga hortagi doono Islaamku inuu ku xididaysto dalkeenna: saddexda magac ee Maxamed, Aadaan iyo Minaret in badan lagama maqli doono halkan, ...
Read More »Sheikh Yusuf Estes – Daaciga Bulshaawiga ah.
Muqdisho (Himilonetwork) – Sheikh Yusuf Estate wuxuu kusoo koray diinta Masiixiga. Wuxuu wax ku bartay gobalka Texas ee dalka Maraykanka. Wuxuuna ahaa daaci faafiya diinta Masiixiyadda kaas oo sidoo kale ahaa hodan maal-qabeen ah. Wuxuu sanadkii 1944 ku dhashay Ohio dalka Maraykanka. Sanadkii 1991 wuxuu isku dayay inuu dalka Masar kusoo gaaleysiiyo nin Muslim ah. Wuxuuse la kulmay aragti kale ...
Read More »Ururrada Diimaha Maraykanka oo sanad kadib mamnuucistii Trump isugu soo baxay inay naqdiyaan.
Muqdisho (Himilonetwork) – Dibadbax taageero muujin ah oo ay iskugu soo baxeen ururrada diimaha kala duwan ee Maraykanka oo lagu asteynayay sanad kadib baaqii Madaxweyne Trump uu Muslimiinta kaga mamnuucay inay soo galaan Maraykanka ayaa ka dhacay magaalada New York. “Waa farriin xoogan iyo tallaab muhiim ah,” ayay tiri Rev Dr Chloe Breyer, oo hoggaan u ah Naadiga Interfaith. “Waana mid muujinaysa ...
Read More »Siyaasiga Xisbiga Midigta Fog ee Jarmalka oo diinta Islaamka qaatay.
Muqdisho (Himilonetwork) – Xubin kamid ah Xisbiga Bidixda Fog ee Jarmalka ayaa diiinta Islaamka qaatay – isaga oo shaqadii uu ka hayay Xisbigiisana isaga tagay, sida ay soo xigatay Deutsche Welle. “Waa wax aniga ii gaar ah,” ayuu yiri Arthur Wagner markii la weydiiyay sababta uu ku islaamay. Warar ayaa isasoo tarayay taniyo markii uu Xisbiga shaqadii uu ka hayay iska casilay ...
Read More »Dowlad ku sifowday Islaam naceyb oo burburisay Masaajid dhisnaa Boqol sano ka badan
Muqdisho – Dowlada Myanmar ayaa burburisay Masjid weyn oo Taariikhi ah oo ku yiilay magaalada lagu magacaabo Mango. Talaabadan oo la sheegay iny salka ku hayso ololaha baabi’nta meelaha Taariikhiga ah ee Islaamka oo ku yaalla dalkaasi. Ciidamada dowlada Myanmar ayaa la sheegay iney galeen masjidkan ka dibna dumiyeen, waxaana la sheegay inuu dhisnaa in ka badan 100 sano. Waxaa ...
Read More »Kenya – Hey’ad Guur u sameysa dhalin-yarada Muslimiinta ah oo aan heysan qarash.
Muqdisho – Wiilasha Muslimiinta ah ee ku nool Milindi kuwaas oo aan heli karin adduun ay ku guursadaan waxay hadda fursad u helayaan inay aqal-galaan. Mahad waxay uga celinayaan urur sama-fal ah oo arrintaas u istaagay. “Dhalinyaro badan ayaa doonayay inay guursadaan, hayeeshe awoodi waayay oo sanado badan ku qaata doobnimada,” ayuu yiri Ahmed Aboud, oo ah guddoomiyaha Malindi Tawfiq Muslim ...
Read More »