Muqdisho (Himilonetwork) – Michael Barnes wuxuu kusoo dhex koray qoys Masiixi ah oo ku nool Alexandria, Louisiana. Waxay toddobaad walba tegi jireen kaniisadaha. Wuxuu ku biiray Jarvis Christian College kahor inta uusan kamid noqon Ciidanka Maraykanka isaga oo 23 jir ah. Isaga oo ku sugan Xarunta Sal-dhig oo Jarmalka ugu taalla, wuxuu kula kulmay askari Muslim ah oo mar walba ka ...
Read More »Dunida Muslimka
Magaalooyinka Gabdhaha Booliska looga oggol yahay xirashada Xijaabka.
Washington (Himilonetwork) – Waaxda Booliska Maraykanka ayaa ku kala qeybsan haddii xijaab lagu xiran karo shaqada gudaheeda iyo in kale. 25-ka Laamood ee Booliska Maraykanka, 7 kamid ah ayaa oggol in gabadha Muslimadda ah ay xirato xijaabka xilli ay ku jirto shaqada. Lix kale ayaa diidan. Halka inta kale ay isaga aamusan yihiin gebi ahaanba arrintan. Waaxyaha Booliska ee New ...
Read More »Jaamacadda California oo soo kordhinaysa Cunnooyinka ‘Xalaasha’ ah.
USA (Himilonetwork) – Ka arday ahaan dhigta Jaamacadda University of California ee Santa Cruz, Musa Dajani waxaa ku adkaan jirtay inuu helo meel uu ka doonto cunno xalaal ah. Hayeeshe sannadkan ma ahan sidii hore. Wuxuu heli karaa cunno xalaal ah oo loogu diyaariyay kambaska Jaamacadda. Tani waa dadaal muddo dheer soo socday oo ardayda Jaamacadda ee Muslimiinta ah ku doonayeen in loo ...
Read More »Muxajabad doonaysa inay fuusho Buurta ugu dheer Adduunka ee Mt Everest.
Qaahira (Himilonetwork) – Gabadh ku nool dalka Masar ayaa dooneysa noqoshada gabadhadii ugu horreysay oo Carab-Muslimad ah oo gaarta Buurta Mt. Everest oo ah tan ugu dheer adduunka si ay u rumeyso riyada nolosheeda. “Dareenka igu beeran waa inaan fiktada sare ee Buurta Mt Everest koro kaddibna iraahdo ‘Allow waan kugu shukriyay'” ayay tiri Manal Rostom iyada oo bixinaysa waraysi lala ...
Read More »Tareenkii ugu horreeyey oo ka howl-galaya Makka iyo Madiina.
Makka (Himilonetwork) – Tareenka xawaaraha leh oo loogu yeerayo Haramain ayaa la filayaa inuu sannadkan howlgalo, sida uu sheegay Nabil Al-Amoudi, oo ah wasiirka socdaalka Sucuudiga. “Howshiisu waxay soo socotay taniyo sannadkii hore, waxaana ku baxay adduun dhan $16 billion,” ayuu yiri. Mashruucani waa qeyb kamid ah hadafka uu Sucuudigu ku doonayo inuu ku horumariyo howlaha cibaadeed ee labada Magaalo – Makka iyo Madiina – ...
Read More »Rwanda oo laga mamnuucayo Aadaanka Salaadaha.
Kigali (Himilonetwork) – Dowladda Rwanda ayaa dalkeeda ka mamnuucday in aadaanka salaadaha loo adeegsado codbaahiyaal dheerdheer gudaha caasimadda Kigali. Marka loo eego dowladda, tallaabadani waxay qeyb ka tahay dadaal ay Rwanda ku dooneyso inay kaga hortagto buuqa ku furan hawada ‘noise pollution’. Waana qeyb kamid ah hiigsiga 2040-ka oo dowladdu ku dooneyso in magaaladu ku noqoto xarunta ganacsiga iyo dalxiiska ...
Read More »Merkel – “Islaamku waa qeyb kamid ah Jarmalka.”
Berlin (Himilonetwork) – Ka fal-celinta hadal kasoo yeeray wasiirka cusub ee Jarmalka, Chancellor Angela Merkel waxay Islaamku ku tilmaantay qeyb kamid ah dhaqanka Jarmalka. “Muslimiinta iyo diintooda waa qeyb kamid ah nolosha dadka Jarmalka,” Merkel ayaa u sheegtay saxaafadda iyada oo ka war-celinaysa hadalkii kasoo yeeray wasiir Horst Seehofer kaas oo Jimcihii sheegay inuusan aaminsaneyn in Islaamku qeyb ka yahay dalka Jarmalka. “Islaamku ...
Read More »Ceelkii Cusmaan ibnu Cafaan oo wali Biyo laga cabo!
Saudi (Himilonetwork) – Magaalada Madina al-Munawarah oo caan ku ah dhowr ceelal oo ka qodan kuwaas oo xiriir la leh socdaalladii uu Suubanaha ku mari jiray waxaa kamid ah Ceelka Uthman ibn Affan oo loo yaqaan Rummat – kaas oo 1400 oo sannadood kadib sidiisii looga cabo. Hareeraha Ceelka waxaa ku yaalla masjid, waxaana ku beeran geed timireed badan iyo kuwa kale ...
Read More »Atariisho Hindi ah oo Islaamtay.
Delhi (Himilonetwork) – Atariishada shaashadaha Hindiya, Dipika Kakar, oo diinta Islaamka kusoo biirtay kahor inta aysan guursan atooraha Shoaib Ibrahim, ayaa sheegtay inay ku faaneyso inay tahay Muslimad. “Wuxuu ahaa go’aan aniga iga wada yimid. Ma ahan mid ka yimid meel kale. Mana ahan wax laga hadlo in badan,” ayay Kakar u sheegtay warbaahinta. Gabadhan ayaa Islaamka qaadatay bilowgii sannadkan markii uu guursaday ...
Read More »Kuuriya oo kordhinaysa goobaha ay ku cibaadeystaan Dalxiisayaasha Muslimiinta ah.
Seoul (Himilonetwork) – Dowladda Koofur Kuuriya ayaa shaacisay qorshe ay ku dhiseyso dhowr meelood oo ay ku cibaadeystaan dalxiisayaasha Muslimiinta si ay u fuliso baahida isasoo taraysa oo ay u qabaan goobo ay ku fuliyaan amarrada ruuxiga ah ee diintooda. “Badi Muslimiintu waxay ka dukaameystaan Myeong-dong iyo Dongdaemun, waana goobo ay ku yar yihiin meelo lagu tukado, waxaana dareemi karnaa in ...
Read More »