MUQDISHO (HN) — Dhul-u-ekaha dhaca Waqooyi-bari New Zealand, Muslimiinta ku nool Fiji ayaa u dabaal-degaya furitaanka Masjidka ugu weyn caasimadda labaad ee Jaziiradda Fiji ee Lautoka. Nasir Khan, oo xubin ka ah guddiga Masjidka ayaa furitaankiisa ku tilmaamay mid isku keenaya da’da jiilashada Muslimiinta si ay ugu wada cibaadaystaan. Masjidka oo dhinac ku haya xeebta Sewani ayaa mar qura waxaa ...
Read More »Dunida Muslimka
Sahan: Muslimiinta waa Dadka ugu badan ee heysta Qanaacada Nolosha.
MUQDISHO (HN) — Muslimiintu waxay yihiin dadka ugu qanacsanaanta badan nolosha, waayo waxay la nool yihiin kelinimada Eebbe marka lala barbardhigo diimaha kale, daraasad cusub oo lasoo saaray ayaa daaha ka rogtay, sida laga soo xigtay Daily Mail. “Daraasaddu waxay ifinaysaa xiriir weyn oo ka dhaxeeya rumeynta kelinnimada Eebe iyo qanaacada nolosha,” ayuu yiri Dr. Laura Marie Edinger-Schons, oo ah ...
Read More »Bosnia oo dib u furaysa Masjidka Taariikhiga ah ee Sulejmanija.
Sarajevo (HN) — Bosnia ayaa albaabada u furtay Masjidka taariikhiga ah Sulejmanija oo ku yaalla Travnik, sida ay soo werisay Sarajevo Times. “Mar kale furitaanka Masjidka Sulejmanija waxaa ka marqaati kacay dadweynaha iyo culimada reer Bosnia oo dhan,” ayuu yiri weriye katirsan Anadolu Agency. Dhismaha Masjidka taariikhiga ah ayaa kamid ah kuwa aad loogu heelanaa dib-u-qaabeyntiisa. Qaab-dhismeedka quruxda badan iyo ...
Read More »Wiilkii – si uu u guursado Muslimad uu jeclaaday awgeed – diinta ugu soo biiray.
MUQDISHO (HN) — Markii Bogart Lamprey uu labadiisa waalid u sheegay inuu qaatay Islaamka, runtii aad ulama dhicin go’aankiisa. “Waxay moodayeen inaan ku biirayo ISIS ama al-Qaacida,” ayuu yiri. “Mana faraxsaneyn.”Balse in kasta oo waalidkiisu ka laba-labeeyeen go’aankiisa, sababta ka danbeysa Islaamnimadiisa, waa sheeko cajiib leh. Wuxuu jaceyl xad-dhaaf ah u qaaday Noora al-Maturi oo ah Muslimad Ciraaq kasoo jeeda, ...
Read More »La kulan – Lix Jir Qur’anka oo dhan Dusha ka Xifdisan.
KHORFAKKAN (HN) — Maysam Yahya Mohamed, oo lix jir ah, ayaa dhameystay xifdinta Qur’anka kariimka. Waxay taariikh cusub ku gashay noqoshada qofkii ugu da’yaraa dalkeeda ee xifdiya Qur’anka. Hooyada Maysam ayaa sheegtay in xifdinta Qur’anka ee gabadheeda uu u bilowday iyada oo saddex jir ah. Waxay intaas raacisay: “Waxaan hibadeeda xifdiska Qur’anka ku ogaanay markii ay bilowday inay hadasho. Waxay ...
Read More »Muslimiin si maalinle ah u quudiya Darbi-jiifta Australia.
MUQDISHO (HN) — Koox Muslimiin Australian ah oo la baxay Brother In Need ayaa lix maalin toddobaadkiiba waxay quudiyaan dadka darbi-jiifta ah, si ay bulshada ay la nool yihiin ugu muujiyaan naxariista Islaamka. Bogga Naadiga aan-faa’iido-doonka aheyn ayaa lagu yiri; “Waxaan qaadaynaa tallaab walba oo suura-gelisa inaan dadka ayaanka liita ku caawino inaysan dareemin in laga tagay.”Iyaga oo kaashanaya ururrada ...
Read More »Ireland oo Gabdhaha Booliska u oggolaanaysa xirashada Xijaabka.
MUQDISHO (HN) — Booliska Ireland ayaa sheegay in – iyaga oo raacaya tallaabada Scottish-ka iyo Northern Ireland ay gabadha Muslimadda ugu oggolaadeen inay shaqadeeda ku xirato xijaab – ay hadda kaddib fursaddaas mid lamid ah ku raaxaysan karaan booliska Ireland. Waxaa kale oo tallaabtan lagu dhinac oggolaaday in dadka aaminsan diinta Sikh ay xiran karaan maryo-dhaqameedkooda Turban. UK, Australia, New ...
Read More »Ofa Tu’ungafasi oo qaatay diinta Islaamka.
Christchurch (HN) — Ciyaaryahanka kooxda All Black Rugby, Ofa Tu’ungafasi ayaa qaatay diinta Islaamka, kaddib markii uu saaxiibkiis Sonny William ay wada booqdeen bukaannada dhaawacyada ay kasoo gaareen weerarkii Masjidka. “Allahu Akbar; maanta waxaa diinta Islaamka soo galay Sonny William hooyadiis iyo Saaxiibkiis Offa Tu’ungafasi. Ilaahay ha ugu bishaareeyo Jannada Fardowsa,” ayuu yiri John Fontain. Laacibka kooxda All Black wuxuu ...
Read More »Waayeel afar basas usoo kala raacay si uu uga tacsiyeeyo Weerarkii NZ.
MUQDISHO (HN) — 95 sanno jir u dhashay New Zealand ayaa afar bas usoo kala raacay goobta uu ku yaal Masjidka al-Noor oo dhawaan lagu laayay Muslimiin gaaraysa 50 xilli ay ku jireen salaadda Jimcaha. “Habeenno badan ma jiifan; mana ledin hurdo raaxo leh, waayo waxay ahayd murugo. Maxaa yeelay kama seexan kartid tiiraanyada ay la jiifaan dadka ehelkooda lagu ...
Read More »12.5 milyan oo Muslimiin ah ayaa dhintay 25-kii sano ee lasoo dhaafay!
Istanbul (HN) — 25-kii sano ee lasoo dhaafay, ku dhawaad 12.5 milyan oo Muslimiin ah ayaa ku dhintay dagaallada dunida ka jira, sida uu yiri wadaad Turki ah. Refik Turan, oo ah madaxa Turkish Historical Society ayaa isaga oo ka hadlayay shir lagu qabtay Istanbul wuxuu sheegay in geeddi-socodka taariikhda marka la eego, aadmigu uu soo waday dirirta; dagaalladana ay ...
Read More »