HomeDunida MuslimkaCarruurta Muslimiinta Blackburn oo qeyb ka ah ol'olaha nadaafadda.

Carruurta Muslimiinta Blackburn oo qeyb ka ah ol’olaha nadaafadda.

MUQDISHO (HN) — Dhalinyarada Muslimiinta Lancashire ee Blackburn, iyo carruurta masaaajidda magaalada ayaa u midoobaya inay u kacaan ol’olaha nadaafadda iyo bilicda.

“Waxaa jiray tallaabooyin lagu ilaalinayo bilicda iyo nadaafadda, waxaana aynu iska kaashanay guddiga masjidka,” ayuu yiri Omar Zaman.

“Dadaalkeenna waxaa qeyb ka noqday carruurta masjidka waxaana sidoo kale aan u sameynay kulamo isboorti.”

“Waxaan sdioo kale qeyb ka wadaajinay ol’olaha nadaafadda si ay u muujiyaan kaalintooda degaanka.”

Zaman ayaa sheegay inay quuddareynayaan da’yar badan inay qeyb ka noqdaan ol’olohooda nadaafadda.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments