HomeDunida MuslimkaLa kulan - Lix Jir Qur'anka oo dhan Dusha ka Xifdisan.

La kulan – Lix Jir Qur’anka oo dhan Dusha ka Xifdisan.

KHORFAKKAN (HN) — Maysam Yahya Mohamed, oo lix jir ah, ayaa dhameystay xifdinta Qur’anka kariimka.


Waxay taariikh cusub ku gashay noqoshada qofkii ugu da’yaraa dalkeeda ee xifdiya Qur’anka.

Hooyada Maysam ayaa sheegtay in xifdinta Qur’anka ee gabadheeda uu u bilowday iyada oo saddex jir ah.

Waxay intaas raacisay: “Waxaan hibadeeda xifdiska Qur’anka ku ogaanay markii ay bilowday inay hadasho. Waxay aalaaba ku celcelin jirtay aayadaha Qur’anka marka ay ka maqasho idaacadaha iyo tiifiiyada.”

Abaal-marinta Dubai International Holy Qur’an ayaa guddoonsiisa ardayda ku guuleysta xifdiska Qur’anka hadyado iyo abaal-gudyo qaali ah.



Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments