crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Deegaankeenna | HimiloNetwork | Page 2

Deegaankeenna

Wax ka baro Fardaha

Muqdisho (Himilonews) – Farduhu waa gamaanka jaad kamid ah oo sida Dameerka aan loogu dow-gelin adeegsi joogto ah iyo rarasho. Muuqaalkiisa il-qabadka leh iyo awooddiisa xawaare ee uu 40-48km saacadiiba socon karo, ayaa Faraska ka dhigay inuu kusoo baxo bahda gamaan midka loogu majeersi badan yahay. Iyada oo mar laga eegayo xowligiisa iyo orodkiisa xawaaraha leh, Fardaha waxaa baryadii hore ...

Read More »

Wax kabaro Dameerka

Muqdisho (Himilonews) – Dameerku waa gamaanka jaad kamid ah oo badi loo adeegsado rarashada. Asalkiisa waxaa laga helay qaaradda Afrika. Wuxuu ahaa mid la adeegsato sida fog taariikhda ahaan ee ah 5000 oo sanadood. Dunida guudkeeda waxaa maanta ku nool 40 malyuun oo Dameerro ah oo badigood laga helo dalalka soo koraya – isaga oo muhiim u ah ku guurista ...

Read More »

WAX KA BARO JEERTA

Muqdisho (Himilonews) – Nafley naaso leh oo nuujisa: waxay kamid tahay dhir-xagatada–way daaqsataa. Waxay leedahay harag qiro weyn oo adag: oogo aan dhogor laheyn iyo adimmo gaagaaban. Waxay waligeed ku nooshahay gudaha iyo agagaaraha Webiyada Afrikada hodanka ah.  Waxaa kaliya laga helaa Afrika.  Magaca hippopotamus oo afka Ingiriiska lagu yiraahdo Jeerta, waxaa lagu fasiraa faras webi.  Jeertu waa naasleyda saddexaad ee ...

Read More »

Aqoonta iyo Nolosha Wiyisha

Muqdisho (Himilonews) – Nafley aad u weyn oo u xoog badan oo gees ama laba gees wajiga ku leh: waxay leedahay indho yar-yar–araggeedu maficna: dhagaheeda iyo sankuse aad bay wax u dareemi ogyihiin. Waxaa ku gaashaaman harag wax kasta ka qiro weyn oo ka adag. Way daadsataa oo waa dhir xagato: hilibkana macunto. Waxay ku nooshahay Afrikada hodanka ah iyo ...

Read More »

Q2aad: Nolosha iyo Aqoonta Goroyada

Muqdisho (Himilonews) – Goronyadu waa un laba iyo mid unug oo shinbir weyn oo duulis la’aan ah. Waxay gaar ku tahay Afrikada hodanka ah. Xubinta kaliya ee ka nool namuunadiisa ku qoyska ah—genus Struthio—taas oo ku dir ah Qoyska Ratite. Cilmi baaris dhowr gu’ lagu howlnaa ayaa qeexday in Goroyadeena Soomaaliyeed ay tahay unug-dhamayska ugu quman Goroyada dunida oo ay dhumuc ...

Read More »

Nolosha Daanyeerka

Muqdisho (Himilonews) – Jaad nafleyda caanaha leh kamid ah oo xagga abuurka iyo baxaalliga aad dadka ugu dhow. Wuxuu laayaan ku yahay Muuska oo uu aad u jecelyahay. Beeraha iyo goofafka ayuu ku dhaqmaa. Dad lajoogana wuu yaqaan. Waa la rabbaystaa oo adeegsi buu galaa. Waase camal xun yahay oo hadduu guhaado laguma dhaco; afar-gacnoodle ~ Muusa-korow ama Daanyeer. Kiisa labka ...

Read More »

Q1aad: Nolosha iyo Aqoonta Goroyada

Muqdisho (Himilonews) – Shimbiraha hadda ifka ku nool midda ugu weyn. Waxaa laga helaa Afrikada hodanka ah iyo Bariga dhaw. Waxay leedahay sur dhuuban oo dheer iyo madax yar; lugo iyo bowdyo diiran oo mid waliba ku dhamaato laba suul~baalal yaryar oo ayan ku duulin aadse u qurux badan. Goroyadu waa noole aan ku xuurtoon orodka badan. Saacado xiriira ayay ordaysaa ...

Read More »

CULUUMTA KU SAABSAN DOOFAARKA

Muqdisho (Himilonews) – Nafley jaadad badan leh oo, Muslimiinta iyo Yuhuudda ma ahane, dadka kale xoolo ahaan u dhaqdaan. Kan Soomaaliya jooga wuxuu leeyahay guud yar iyo gano waaweyn. Kolka uu ordayana, dabada ayuu kor lig u siiyaa. Karkarre~ Khaansiir. Waa sanku-neefle garasho dheer. Wuxuu katirsan yahay qoyska Suidae. Wuxuu badi ku dhaqan yahay Afrikada hodanka ah. Wuu daaqaa. Wuxuu leeyahay ...

Read More »

WAX KA BARO GUDUUDANAHA

Muqdisho (Himilonews) – Bahal dummadda u eg kase weyn biyooloji ahaanna lagu daro bah Dinnad; wuxuu leeyahay adimmo dheerdheer, dabo gaaban, dhego dheerdheer oo timo ka taagan yihiin—labada can wuxuu ku leeyahay dhogor duf ah, waxaana la yiraahdaa wax ka arag dheer. ~ Jiifaa ama Huuris. Wuxuu badi dishaa waxaraha; kolna neefka ariga ah. Wuxuu caan ku yahay inuu jiito dilanka ...

Read More »

WAX KA BARO DAMEER FAROWGA

Muqdisho (Himilonews) – Gamaanka jaad kamid ah oo Afrikada hodanka ah kaliya laga helo; Dameer duureed; Farow ama ~Gunburi. Wuxuu leeyahay oogo cad oo daliigo madmadow oo dheerdheer ah kuwada dhilan yihiin. Naaxnimada darteed, dhinacyadiisa waxaa ku rarmay laallaabyo badan. Dameer farowgu waa unug-dhamaysyo dhowr ah oo kamida ah qoyska Reer Gamaan. Guud ahaan waa duunyo is-gaashaan buursata. Raxan raxan ayay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!