crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 21

La-yaabka

Hooyo – si ay wahsida ugala dirirto inankeeda – sameyneysa fal cajiib leh

London (Himilonews) – Haweeney ku nool UK ayaa barteed facebook ku shaacisay in wiilkeeda lagu heli karo lacag la’an inuu ku shaqeeyo. Donna Cooper waa haweeney howlkar ah taas oo qaadan weysay in inankeeda uu maalintii oo dhan ku dheelo muuqaallada ciyaarta fiidiyowga guriga dhexdiisa – xilli iyada iyo seygeeda ay ku maqan yihiin shaqooyinkooda. Cooper ayaa barteeda ku sheegtay ...

Read More »

Wiil waayay lugihiisa xilli isaga oo sameecad dhagaha ugu jiraan ku jiifay jid tareen

Georgia (Himilonews) – Da’yar ayaa maareeyey inuu qeyla dhaansan karo kadib markii tareen uu dul maray labadiisa lugood. Wiilkan ku nool Georgia ayaa booliska u sheegay inuusan ugu tala-gelin wax-yeelada naftiisa markii uu ku fariistay dhabbe-bireedka tariinka oo ka ag dhawaa beerta raaxada. Sarkaal katirsan waaxda booliska Lilburn oo lagu magacaabo Andy Blimline kaas oo ku sugnaa goobta ayaa sheegay in 17-jirka lagu magacaabo ...

Read More »

Nin afadiisa gubay markii sawir dhigtay barteeda facebook

Thailand (Himilonews) – Hooyo ayaa dhaawac darani soo gaaray kadib markii seygeeda uu dab ku qabtay. 28-jirta lagu magacaabo Chatchawarn Tarrin oo ku nool Thailand ayaa sheegtay in seygeeda uu ka xanaaqay markii ay facebook-geeda saartay sawir iska caadi ah oo ay gashay. Tarrin oo degan Chiang Kham waxay tilmaantay in markii ay guursatay ninkeeda lagu magacaabo Nednapha Nuankhul, oo 26-jir ah uu ...

Read More »

Laba cunug oo mataano ah oo ku qarqoomay qasaalad ay ku dhex dhaceen

Delhi (Himilonews) – Qoys ku nool magaalada Delhi ayaa in badan oo ay baadi-goobeen laba wiil oo mataano 3-jir ah kadib waxay ka dhex heleen qasaaladda lagu dhaqo dharka iyaga dul-sabeynaya. Labada cunug oo lagu kala magacaabo Neeshu iyo Naksh waxaa looga tagtay guriga daqiiqado dhowr ah, halkaas oo hooyada oo lagu magacaabo Rakhi u baxday inay kasoo adeegato suuqa. Markii ...

Read More »

Haweeney gacmo la’aan ah oo 11 shumac ku shiday lugteeda in ka yar 60 ilbiriqsi

Mexico (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Mexico, taas oo gacno la’aan ku dhalatay, ayaa dunida tustay inay maangal tahay in nolol raaxo leh la noolaado gacno la’aan. 39-jirta lagu magacaabo Adriana Irene Macias Hernandez oo ku nool Guadalajara ayaa jabisay rikoorka dunida iyada oo 11 kibriid ku shiday shumacyo wax ka yar 6o ilbiriqsi tiiyoo aysan lahayn laba gacnood. Hernandez sidoo ...

Read More »

Wiil wax-yar kahor diyaarinta tacsidiisa la ogaaday inuu nool yahay

Delhi (Himilonews) – Wiil loo maleeyey inuu dhintay ayaa dib loogula cararay isbitaalka kadib markii uu soo miyirsaday wax-yar un kahor mar la iskugu diyaariyay duugtiisa. Ningappa iyo Manjula Marewad ayaa sheegay in wiilkooda uu qaniinay Ey baadi ah bishii hore mar uu ka shaqeynayay shirkad dhismo. Dhaawaca ayaa si fiican u bogsaday, hayeeshe toddobaadkii hore, Kumar ayaa bilaabay inuu ...

Read More »

Maqaayad qiimo dhimis u sameysa qoysaska wata ilmaha dhaqanka suuban leh

Napoli (Himilonews)  – Milkiile maqaayad ku taalla gudaha Talyaaniga ayaa ku dhawaaqay inuu go’aansaday u sameynta qiimo-dhimis qoysaska carruurta akhlaaqda fiican kadib markii macaamiil badan ay ka cawdeen buuqa iyo qeylada carruurta la keeno maqaayaddiisa. Antonio Ferrari, milkiilaha maqaayadda Padua ayaa sheegay in ugu horreyba uu maleyn jiray inaysan maangal ahayn waalidiintu inay carruurtooda aamusiyaan ama xadidaan dhaqdhaqaadooda, wuxuuna bartay inuu ...

Read More »

Iskuul mamnuucay mindiyada iyo fargeetada kadib dhibaatooyin ka dhashay

New York (Himilonews) – Iskuul ku yaalla Pennsylvania ee dalka Maraykanka ayaa mamnuucay isticmaalka fargeetooyinka iyo mindiyada kadib markii booliska loogu yeeray dhacdooyin dhowr ah oo ku saabsan arday is-mindiyaysay. Maamulaha dugsiga  Sto-Rox High School ayaa sheegay in mindiyada iyo fargeetada laga mamnuucayo iyada oo loo eegayo dhibaatooyin ka dhashay adeegsidooda. Ardayda ayaa si ku tala-gal ah u adeegsaday mindiyada iyo ...

Read More »

Maqaayad risiidkeeda ku qorta: Soo-galootiyow ka dhig America mid weyn,”

New York (Himilonews)  – Milkiile maqaayad ku taalla New York oo badi shaqaalihiisa ay yihiin soo-galooti ayaa go’aansaday inuu aragtidiisa siyaasadeed ku muujiyo warqadda lacagta bixinta. Mark Simmons oo ah milkiilaha maqaayadda Kiwiana’s restaurant ayaa sheegay inuu shaqaaleysiiyo badi dadka dunida kale uga yimaada Maraykanka. Simmons ayaa sidoo kale ah soo-galooti Maraykanka uga yimid New Zealand si uu fursado nololeed uga ...

Read More »

Dibjir lala daabulay qashinka kadib markuu ku dhex hurday gudaafad

California (Himilonews) – Nin ayaa u qeyla-dhaansaday caawimaad kadib markii gaadiidka daabula qashinka ee ku howlan nadaafadda ay isaga iyo qashinka iskula shubeen gudaha gaariga aroor hore subaxdii, marka loo eego booliska Florida. Waaxda booliska Tampa ayaa sheegay in dab-damisleydu ay soo samata-bixiyeen nin dibjir ah aroor hore subaxdii Arbacada kadib markii mid kamid ah gaadiidka nadaafadda uu degdeg usoo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!