crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 18

La-yaabka

Nin feer ka jabiyay nin ka diiday inuu shinbiro quudiyo.

Tokyo – Nin ayaa aad ugu dhaawacmay markii uu nin u sheegay inuusan gurigiisa hortiisa ku quudinin shinbiro, marka loo eego booliska dalka Japan. Booliska Nagoya ayaa sheegay inay xireen 61-jir lagu magacaabo Yoshio Muranaga kadib markii lagu eedeeyey inuu feer ka jabiyay nin ka dalbaday inuusan gurigiisa hortiisa ku quudinin shinbiraha. Maxkamadda horteeda, Muranaga waxaa lagu helay gabood-fal. Garsoore Yukie Yasufuku ayaa ...

Read More »

Tuug isku dayay inuu xado gaari boolis ay ku dhex jiraan!!

Tokyo (Himilonetwork) – Tuug ayaa la argagaxay markii uu laba sarkaal booliska uu ku dhex arkay gaari uu isku dayay inuu xado, marka loo eego booliska Japan. Booliska Aichi ayaa sheegay inay xireen 23-jir lagu magacaabo  Ushio Sato, kadib markii lagu soo eedeeyey inuu damacsanaa xatooyada gaari boolis. Sato waxaa lagu qaaday danbi ah isku dayga xatooyo qaran. Marka loo eego baaritaanka booliska, ...

Read More »

Nin isaga oo hurda looga kiciyay dil uu qof u geystay!

Beijing (Himilonetwork) – Nin ku nool Shiinaha ayaa la yaabay sida aroor hore ay gurigiisa ugu soo kalaheen booliska. Wuxuu la yaabay ayaa noqotay in loo sheegay in lagu sameynayo baaritaan la xiriira dhimashada nin meydkiisu yiillay waddada dhinaceeda. Booliska ayaa 41-jirkan u sheegay inuu ku lug leeyahay fal ku dhufo-oo-ka-dhaqaaq ah oo ka dhacay waddada. Haung ayaa qirtay inuu ...

Read More »

Lammaane 7 gabdhood isku dhalay oo wiil ay iibsan rabeen loo xiray.

Beijing (Himilonetwork) – Lammaane aad ugu han-weynaa helidda wiil ay korsadaan ayaa go’aansaday inay ka iibsadaan kuray suuqa madow kadib markii ay dhaleen gabdho badan. Lammaanahan u dhashay dalka Shiinaha ayaa adduun dhan 2,000 yuan oo u dhiganta $14,000 ku doonayay inay ku iibsadaan wiil. Si kastaba, marna kuma guuleysan inay guriga la yimaadaan. Booliska ayaa xiray kadib markii lagu war-geliyay. Laanta ...

Read More »

Hooyo naafo u noqotay badbaadinta Bisad yar oo halis ku jirta.

Muqdisho (Himilonetwork) – Hooyo saddex dhal ah ayaa laga yaabaa inaysan dib u socon kadib markii ay kasoo dhacday geed xilli ay badbaadinaysay bisad yar. Hooyadan u dhalatay Australia ayaa noqotay naafo kadib markii ay fuushay geed ay saarnayd bisad yar oo soo dhici rabta. Waxay kusoo dhacday laamaha adag ee geedka mid kamid ah mana awoodin inay istaagto. 30-jirta ...

Read More »

Gabar Jiir u karisay qoyska ay ku shaqeyso si ay kaga aarsato!

Porto Novo (Himilonetwork) – Gabar da’yar oo ku nool dalka Benin ayaa laba jiir u dishay si ay bariis ugu kariso kadibna u siiso reerka kaabe shaqaalaheeda – waayo waxay doonaysay inay aargudato. 15-jirtan oo magaceeda lagu sheegay Felicia kuna nool Cotonou waxaa lagu qasbay inay muuqaal fiidiyow ah ku qirato danbigeeda si deriska hareeraha ka dhow uga digtoonaadaan inay shaqaaleysiiyaan. Felicia ...

Read More »

Haweeney maqaayad ku dacwanaysa sababta dhimasho ee Eygeeda.

Muqdisho (Himilonetwork) – Haweeney ayaa dacwad ka gudbinaysa maqaayad kadib markii eygeeda uu u dhintay shaah kulul oo uu ku gubtay. 58-jirta lagu magacaabo Deanna Salas-Solano oo ku nool Colorado ayaa dacwad u gudbisay maxkamadda Denver District Federal Court. Waxay raadinaysaa adduun dhan mag-dhow ah oo gaaraya 100,000$ – iyada oo ku sheeganeysa in eygeeda uu u dhintay dayacaad iyo mas’uuliyad darri ...

Read More »

Nin is-gubay markii saf bangi uu ku dheeraaday!

Melbourne (Himilonetwork) – Nin ku nool dalka Australia ayaa malaayiin Doolar qasaariyay gudaha Bangiga kadib markii uu dab isku qabtay – waayo waxaa ku dheeraaday safka loogu jiro adeegga bangiga. 22-jirka lagu magacaabo Nur Islam oo ku nool Melbourne, wuxuu sugaalka ugu jiray safka Bangiga Commonwealth Bank. Marka loo eego booliska, Islam oo ka yimid Myanmar, sharci-darrana ku jooga dalkaas, wuxuu doonayay inuu lacag ...

Read More »

Askari toogtay gabar uu jeclaa oo diiday inuu guursado.

Nairobi (Himilonetwork) – Sarkaal boolis kaas oo ay u cuntami weyday in gabar uu jeclaa ay diiday ayaa go’aansaday inuu dilo. Simon Njoroge Njau oo dalka Kenya ku nool wuxuu la kulmay Anne Wanjohi, oo 23-jir ah. Labaduba waxay bilaabeen inay xiriir fiican sameeyaan – durbana wuu jeclaaday. Si kastaba, gabadhu si lamid ah jaceylkiisa uma dareemin. Marka loo eego goob-joogayaal, ...

Read More »

Bisadda ugu seynta dheer bisad-weynta caalamka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Bisadda Cygnus Regulus Powers waxaa dhawaan loogu asteeyey buugga Guinness Records inay tahay midda ugu seynta dheer bisad-weynaha caalamka. Dhererka rasmiga ah ee 44.66 cm (17.58 inches). “Waa mid fiican in lagu arko rikoorka caalamka seyn ka dheer 16.3 cm iyo inay sii kordhayso,” William Power ayaa u sheegay Love Meow. “Seyntu waxay koraysaa 0.5 inch bishiiba.” Hayeeshe, walwalka ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!