crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> La-yaabka | HimiloNetwork | Page 17

La-yaabka

Nin dharbaaxo indhaha ugu shubay gabar ka diiday inuu habsiiyo!

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin habsiiya dadka si farxadaysan oo ku nool New York City, ayaa si xun u weeraray haweeney ka diiday inay habsiiso, marka loo eego waaxda booliska New York. 25-jirka Jermaine Himmelstein wuxuu u baxaa bannaanada Union Square, halkaas oo dadka socotada ugu yeero inay habsiiyaan. Marka qof uu ka diido habsiinta, Himmelstein wuxuu u ficiltamaa sida xun. Toddobaadkii hore, gabar iyo ...

Read More »

Nin $1000 ku helay Shinni uu ku dul-fariistay muddo 30 ilbiriqsi ah.

Muqdisho (Himilonetwork) – Nin reer New Zealand ah ayaa qaniinyada Shinnida ka dhergay kadib markii uu muddo 30 ilbiriqsi ku dul fariistay kolay Shini ku jirto, marka loo eego muuqaal fiidiyow ah oo laga soo qaaday internet-ka. Jamie Granger oo ku nool Tauranga wuxuu u shaqeeyaa keydinta Shinnida. Maalin Aurel Braguta, oo saaxiibkiis ah, ayaa u balan-qaaday lacag dhan 1,000$ ...

Read More »

Laba nin oo loo xiray badbaadinta Badbaadiso Show loo sameynayay.

Muqdisho (Himilonetwork) – Laba nin oo xayawaannada jecel ayaa loo xiray kadib markii ay carqaladeeyeen barnaamijka Dolphin Show ah oo ka dhacayay Japan. Laba dalxiise oo sidoo kale ah geyfane u dooda noolaha waxaa la xiray maalintii Sabtida kadib markii ay carqaladeeyeen barnaamijka – iskuna tuureen biyaha si ay usoo badbaadiyaan gudaha xarunta Wakayama, sida boolisku ay sheegeen. Marka loo eego ...

Read More »

Madaxweyne Macron oo ka carooday fal uu eygiisa ku kacay xilli uu shir ku jiray.

Muqdisho (Himilonetwork) – Madax-weynaha Faransiiska ayaa wejigiisu guduutay markii eygiisu uu ku kaadiyay kal-fadhi uu kula shirsanaa madax, marka loo eego muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada. Falkan ayaa ka dhacay Elysee Palace kadib markii madaxweyne Emmanuel Macron uu la hadlayay saddex kamid ah xubnaha xukuumaddiisa. Brune Poirson oo qeyb ka ahayd shirka ayaa sheegtay inay maqashay cod qeylo dheer. Markii ay fiirisay ...

Read More »

Lammaane la argagaxay soo-galooti kusoo dhex dhuuntay gaarigooda.

England (Himilonetwork) – Nin ku nool dalka UK ayaa sheegay inuusan hadda kahor waligiis arkin afadiisa oo la yaab awgiis suniyaha la taagtaagaysa markii ay ogaadeen in nin soo-galooti ah uu kusoo dhex dhuuntay gaarigooda. Lammaanaha Wales ayaa dalxiis afar maalmood ah kaga yimid dalka Faransiiska markii falkani uu dhacay. 59-jirka lagu magacaabo Paul Edmunds wuxuu sheegay  inuu gaarigiisa kasoo bixinayay ...

Read More »

Hooyo faqri awgiis carruurteeda u dilaysa.

New Delhi (Himilonewtwork) – Booliska ayaa bilaabay baaritaan kadib markii hooyo da’yar ay dishay labadeeda carruur waayo waxay ku daashay ku noolaanshaha nolosha saboolnimada, marka loo eego booliska Hindia. Booliska Mumbai ayaa sheegay inay haweeneyda ku oogeen fal-danbiyeed ah inay galabsatay geerida labadeeda carruur. Kadib dhaafinta nafta labada carruur, Anita Ajay Kumar Kanojiya, oo 29-jir ah waxay isku shubtay bansiin. Kadibna ...

Read More »

Aabe gabadhiisa ku dilay nadaafad-xumi iyo dhega-adeyg.

New York (Himilonetwork) – Aabe lix carruur ah heysta ayaa loo xiray dilka mid kamid ah gabdhihiisa oo uu ku dhaliilay inay areebo ahayd. Aabahan ku nool gobalka Ohio dalka Maraykanka ayaa qirtay inuu dilay gabadhiisa waayo waxay diiday fulinta amaradiisa iyo inaysan qolkeeda nadiifsan. 64-jirkan lagu magacaabo Jamal Mansour ayaa aad uga caraysnaa sida gabadhiisa ay ugu dhex nooshahay ...

Read More »

Caddaan shan sano Madow addoonsanayay oo lagu xukumay xabsi 20 sano.

New York (Himilonetwork) – Nin caddaan ah kaas oo maareeye ka ah baar ayaa lagu eedeeyey inuu midiidin ku heystay nin madow sanado badan, marka loo eego booliska South Carolina. Waaxda Garsoorka ee Maxkamadda ayaa Bobby Paul, oo 52 jir ah ku oogtay danbi ah xoog ku sandullesi shaqaale. Marka loo eego caddaymaha, muddo shan sano, Edward wuxuu xoog , baqa-gelin, ...

Read More »

Kalluun halis geliyay nolosha kalluumayste.

England (Himilonetwork) – Kalluumayste ayaanay tiisu gelin kadib markii malaay uu dhuunta u galay kaas oo hunguriga cad xiray, marka loo eego booliska UK. 28-jirka ku nool Bournemouth kaas oo aan la heyb-sheegin, wuxuu la kalluumaysanayay saaxiibadiisa maalintii Khamiista. Kalluumaystaha ayaa qabtay kalluun yar wuxuuna – si uu ugu muujiyo saaxiibadiisa inuu qabtay – madaxa saartay malaayga. Durbadiiba, malaayga ayaa ...

Read More »

Caruus webi kasoo badbaadiyay wiil ku dhacay

Kanada (Himilonetwork) – Caruus ayaa lagu amaanay geesinimo markii u wiil yar oo webi ku dhacay uu soo badbaadiyay. Lamaanayaasha Clayton “Clay” iyo Brittany Cook oo u dhashay Kanada waxay dhammeysteen is dhaafsiga faraantiga, waxayna isku diyaarinayeen inay sawirro xusuus wada-galaan. Sawir-qaadahooda Darren Hatt, wuxuu soo jeediyay inay daanta webiga isku sawiraan. Markii ay sawir-qaadista bilaabeen, Brittany waxay aragtay seygeeda oo webiga isku ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!