MUQDISHO (HN) – Wade bas oo Jabaan u dhashay kaas oo waaya’aragnimo 30 sannadood gaaraysa ka heysta baabuur wadida ayaa lacag uu aayamaal u qaadan lahaa marka uu howlgabka noqdo oo gaaraysa $84,000 si la-yaab leh ku seegay! Waayo waxaa lagu qabtay isaga oo xadaya lacag gaaraysa 7 doollar. Sannadkii 2022, xubno katirsan waaxda gaadiidka dowladda hoose ee Kyoto ayaa ...
Read More »La-yaabka
Sheekada Gabadha – si ay lacagta u keydsato darteed – Musqul u kiraysatay!
MUQDISHO (HN) – Gabar Shiinees ayaa qabsatay hadalheynta bulshada kaddib markii ay soo bandhigtay gurigeeda aan guryaha lamidka ahayn oo ay ku hoyato kaas oo ah musqul. Waxayna bil walba ka bixisaa kiro dhan 50 yuan ($7). Qof kasta oo innaga mid ah wuxuu isku dayaa inuu lacag keysado, laakiin intee naga mid ah ayaa – si ay lacag u ...
Read More »74 Jirkii iska dhigay meydka si uu u kala ogaado Nacabkiisa iyo Gacalkiisa.
MUQDISHO (HN) – 74 jir ku nool gobalka Bihar ee ugu faqrisan dalka Hindiya – ahna howlgab horay uga tirsanaa ciidanka cirka ee dalkaas – ayaa dhimashadiisa ka been sheegay bal si uu u ogaado cidda kasoo qeybgali doonta hadduu lacalla dhab u dhinto. Dadka reer Bihar waxaa naxdin ku noqotay maqalka geerida Mohan Lal, waxayna usoo degdageen tacsidiisa – ...
Read More »‘Laaluush iska diid oo laaluush kale hel’ – Sharci la-yaab leh oo Ruushku soo saaray!
MUQDISHO (HN) – Booliska gobal kamid ah Ruushka ayaa sharci la isku maandhaafay kasoo saaray la dagaalanka musuqmaasuqa iyo laaluush-ka kaas oo dhigaya in askari walba oo iska diida shaafto ama shaxaad lagu laaluushayo la siin doono lacag u dhiganta tirada lacagta uu iska diiday ama lamid ah. Dalka Ruushka, laaluushka iyo lacagaha sharci-daradda ah oo boolisku ka qaato shacabka, ...
Read More »Been-abuur lasoo dhigay Facebook oo lagu boobay beer ay ka buuxeen baradhooyin!
MUQDISHO (HN) – Beeraley u dhashay dalka Poland, wuxuu ilaa hadda fahmi la’yahay cidda kusoo riixday fuustada ah – waxaa ku baaray baradhadii oo cid ka iibsato malahan ee kaalaya iska daldasha – balse wuxuu dhadhaminayaa natiijada qaraar ee kaga timid foostadaas. Wax walba waxay ka bilowdeen qoraal Facebook lasoo dhigay kaas oo lagu sheegayo in Mr. Piotr ay ku baareen ...
Read More »Wiilkii ceelka ku dhacay ‘oo qeyladiisa’ la mooday reer aakhireed!
MUQDISHO (HN) – Wiil 22 jir ah oo ku dhacay ceel 12 mitir ah ayaa muddo saddex maalmood ah ku dhex jiray ceelka kaddib markii qeyladiisa iyo oohintiisa dadka dibadda ka maqlay ay u qaateen in ceelka uu ku jiro reer aaqireed. Wayna isaga fogaadeen gebi ahaanba agagaarka ceelka. Macadda waxa wiilkan oo lagu magacaabo Liu Chuanyi, ka dhex sameynayay keynta ...
Read More »Bukaan – si uu lacag ugala baxo bangiga – lagu soo qaaday sariirtii uu isbitaalka ku jiifay!
MUQDISHO (HN) – Bukaan-jiif xanuun la jiifay isbitaal ayaa lagu qasbay in lagu soo qaado sariirta – iyada oo la keenayo Bangiga – si loo hubiyo aqoonsigiisa ama hubinta xogta heybtiisa. Waxaana soo waday qaraabadiisa. Muuqaal aad ugu baahay Shiinaha ayaa la arkayaa haweeney ku nool Shandong oo nin ku riixaysa sariirtiisa kaddib markii, sida la yiri loo sheegay, in ...
Read More »Diiq dadkii lahaa maxkamadda looga wacay qeyladiisa awgeed!
MUQDISHO (HN) – Lihilayaasha diiq la yiraahdo Ricco ayaa la filayaa inay kasoo hor muuqdaan maxkamadda kaddib dacwad uga timid deriskooda oo ka seexan waayay qeylada badan ee diiqooda! Hurdo bargo’ leh, maskaxda oo buuq looga furay iyo gebi ahaanba inay ka quusteen inay saani u jiifsadaan ayaa ah eedaha ay deriskan ka sheegteen Ricco. Waxay sheegeen in habeen iyo ...
Read More »Da’yar cuntada uga soomay si iPhone loogu iibiyo!
MUQDISHO (HN) — Wiil kasoo jeeda dalka Hindiya ayaa lagu soo eedeeyey inuu dhagray hooyadiis kadib markii uu muddo saddex maalmood oo xiriir ah ka soomay cunnada si loogu iibiyo iPhone. Muuqaal fiidiyow oo laga soo duubay wiilkan isaga oo jooga dukaan lagu iibiyo mobillada ayuu ku qiranayaa inuu ka soomay cunnada si uu hooyadiis ugu cadaadiyo inay iPhone u ...
Read More »Nin wicitaan nafta uga qaaday xaaskiisa oo la xiray!
MUQDISHO (HN) — 38 jir u dhashay dalka Japan ayaa dhawaan xabsiga la dhigay kaddib markii la sheegay inuu wicitaan nafta uga qaaday xaaskiisa – isaga oo 100 jeer ka badan wacaya maalin walba waxna aan u sheegeyn. Haweeneyda uu qabo oo 31 jir ah, kana soo jeedda Amagasaki, dalka Japan ayaa wicitaan aan lala hadleyn – marwalba oo ay ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed