MUQDISHO (HN) — Masjidka Masjid-e-Taqwa oo horay u ahaa Kaniisad la yiraahdo St Chad waxaa toddobaadkan markii koowaad lagu oogay salaadaha. “Waxaan isku daynay inaan qaabkii hore oo ay u dhisneyd aan sideeda u dayno balse aan si fiican u qurxinno gudaha,” ayuu yiri afhayeen u hadlay. Muuqaalka kore weli waxaad fahmi kartaa inay ahayd kaniisad balse hadda waxaa lagu ...
Read More »Monthly Archives: May 2023
La kulan – 22 jirkii Ardayga ahaa ‘ee guursaday’ macalimaddiisa oo 48 jir ah.
MUQDISHO (HN) — Wiil arday Malaysian oo 22 jir ah ayaa guursaday 48 jir macalimadiisa ah waxaana sheekadiisu ay abuurtay hadalheyn. Muhammad Danial Ahmad Ali, oo guursaday Jamilah Mohd wuxuu xiriirkoodu soo bilowday sannadkii 2016-ka oo ay macalin u ahayd. Wax xiriir jaceyl ah oo la yaqaan kama uusan dhaxeynin, in kasta oo Ahmed Ali xusuusan yahay sidii kalgacalka iyo naxariista ...
Read More »Jaamacadda Georgetown oo Masjid u sameysay Ardaydeeda..
MUQDISHO (HN) — Jaamacadda Georgetown ayaa noqotay midii koowaad oo ardaydeeda Muslimiinta ah u sameysa goob ay ku tukadaan oo loogu diyaariyay weysa-qaadka. Mashruuca dhismaha goobta yar ee Masjidka ayaa soo idlaaday sannadkan taniyo markii lasoo bilaabay 2019-ka. “Dhismaha Masjidka waa qeyb kamid ah hadafkeenna ku aadan qiimeynta iyo u dabaal-degidda kala duwanaanshiyaheenna,” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ...
Read More »Webiga Guduudane oo dalka Peru.
MUQDISHO (HN) — Sannad kasta buuralayda Vilcanota ee dalka Peru waxaa la arkaa biyo dhiig u eg oo uu sido webiga kaas oo ku shubma dooxada Cusco oo 100 kilometer u jirta magaalada mnadaxda. Wuxuu u dhow yahay buurta Palcoyo Rainbow. Dadka deegaanka waxay webigan ugu yeeraan Palquella Pucamayu. Wuxuu sii qulqulayaa shan kilomitir kahor inta uusan kusii milmin ama darmin ...
Read More »Molar City – Magaalada ugu badan oo xarumaha daweynta ilkaha ay ka furan yihiin.
MUQDISHO (HN) — Los Algodones oo ah magaalo yar oo Mexico ku taal oo ay ku nool yihiin dad gaaraya 7,000 waxay leedahay xarumaha ugu badan oo lagu daweeyo ilkaha. Waxaana loogu yeeraa magaalada Gowsaha. Boqolaal dadyow Maraykanka ah ayaa booqda sannad kasta laakiin uma yimaadaan inay ku dalxiisaan xeebaheeda, waxay usoo raadsadaan ilko qurxin, kabid iyo wixii la halmaala. ...
Read More »Xaajiga doonaya inuu jaro 7,000 oo km si uu u gaaro Makka.
MUQDISHO (HN) — Fogaan dhan 6.600-kilometer ayuu uga soo safray si uu u yimaado magaalada Makka, Enver Beganovic wuxuu hadda joogaa oo uu soo gaaray Kirkuk oo ah magaalo ku taalla dalka Ciraaq. Wuxuu waddan walba oo uu marayay ku qaadanayay calankiisa. 52 jirkan ayaa kumaankun meyl soo jaray wuxuu soo maray 10 dal, sida ay kusoo warrantay Anadolu Agency. ...
Read More »Wuxuu u baxay Cabasho laakiin wuxuu noqday Muslim.
MUQDISHO (HN)– Hussin Goss, wuxuu u dabaaldegayay farxadda maalinta weyn ee Ciidda markii ay cabasho uga timid nin waayeel ah oo ka sheeganaya qeylada yeermada kasoo baxaysa Masjidka. Ninkan waayeelka ah oo kasoo baxay meel dadka duqowshaha lagu karantiilo oo Masjidka u dhow, waxaa markiiba soo dhaweeyey Hussin oo cunto iyo cabitaan ku marti-qaaday. Waxyar kadibna waxay sii gud-galeen waxyaalo ...
Read More »Sheekhii codka macaanaa oo ku geeriyooday Maraykanka.
MUQDISHO (HN) — Sheikh Abdullah Kamel, oo ahaa qaari iyo wadaad codkiisa aad loo jeclaa ayaa ku geeriyooday magaalda New Jersey dalka Maraykanka. Wuxuu jiray 38 sanno. Warka naxdinta leh ee geeridiisa ayaa ku baahay baraha bulshada wuxuuna taabtay qalbiyada Muslimiinta oo aad uga naxay dhimashadiisa. “Waxaan ku dareemeynaa xanuun badan inaan idin ogeysiinno in Sheekh Abdullah Kamel oo salaadaha ...
Read More »Sułoszowa – Xaafadda hal waddo dhinacyadeeda looga nool yahay!
MUQDISHO (HN) — Sułoszowa, oo ah xaafad ku taalla Poland – oo dhacda meel godan ah oo ay kuy nool yihiin dad gaaraya 6,000 ayaa waxaa loo bixiyay Little Tuscany. Muddo fog ayay dhisan tahay magaaladan, laakiin dhawaan ayay qabsatay hadalheynta iyo indhaha bulshada kadib markii muuqaal laga duubay uu aad ugu dhex baahay baraha bulshada, dad badan ayaa la-yaabay sida ...
Read More »Ninka doonaya inuu dhisto guri u eg Markabka Titanic.
MUQDISHO (HN) — Nin beeralay ah oo ku nool gobalka West Bengal ee dalka Hindiya ayaa ka shaqeynayay mashruuc uu ku dhisanayo guri u eg markabtii aasmay ee titanic kaas oo laga sameeyey filim caan baxay sannadkii 2000. Mintu Roy, wuxuu weligiisba ku riyoon jirtay inuu dhisto guri u eg markabkaas. Beri isaga oo yar ay ishiisu qabatay dhismo weyn oo ...
Read More »