crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> November | 2022 | HimiloNetwork

Monthly Archives: November 2022

La kulan – Ninka 300 oo Yey Daryeela.

MUQDISHO (HN) — 26 jir u dhashay Shiinaha ayaa si caadi ah ula nool yey gaaraya 300 gudaha gobalka Mangolia. Taniyo carruurnimadiisa, ayuu Wang Nan jeclaa dugaaga miciyaleyda ah ee yeyda oo ku bah ah eyga. Sannadkii 2015 ayuu si kastaba bilaabay inuu la qabsado nolosha yeyda. Waana halka uu kasoo bilowday xiriirka kala dhaxeeya. Wuuu quudiyaa – isaga oo ...

Read More »

La kulan – Maalqabeenkii musalafay ee mar labaad doonaya inuu hoos kasoo bilaabo ganacsigiisa!

MUQDISHO (HN) — Wuxuu qasaaray adduun dhan 46-million-yuan ($6.4 million) ninka aad ujeedaan. Maalqabeen ayuu ku noqday da’yaraan. Laakiin hadda wuxuu la qaamoobay deyn la degtay oo looga fadhiyo inuu soo gudo. Laakiin waxa yaabka leh ayaa ah inuu doortay halkiisii hore inuu mar labaad kasoo bilaabo safarkii maalqabeenimadiisa. Wuxuuna jidadka ku iibiyaa cunnooyin fudud. Aalaaba dadka musalafa waxaa la ...

Read More »

Daawo – Qoys Brazilian ah oo hal mar ku Islaamay Qadar!

MUQDISHO (HN) — Qoys dhan oo u dhashay dalka Brazil ayaa mar qura qaatay diinta Islaamka xilli uu socdo koobka adduunka gudaha dalka Qadar. Qoyska ayaa ka kooban saddex gabdhood, wiil iyo labadooda waalid. Waxaana lagu soo warramaya in shahaadada ama kalmadda Tawxiidka loogu qabtay gudaha Masjidka Katara. Waxaana la arkayaa iyaga oo aad ugu faraxsan islaamnimadooda. Sheekh Hayyan Al-Yafei ...

Read More »

Xijaabka xiro Abyo – Ol’olaha ii xir xijaabka oo ka socda Qadar.

MUQDISHO (HN) — Muuqaal aad ugu baahay baraha bulshada oo haween aan Muslimiin ahayn la barayo sida loo xirto xijaabka ayaa bogaadin iyo soo dhaweyn fiican ka sameeyey ra’yulcaamka dunida Muslimka. Dumarkan oo u badan taageerayaasha xulalka ku loolamaya koobka adduunka ee ka socda Qadar ayay u ahayd markoodii ugu horreysay oo ay xirtaan xijaabka ama ay arkaan Muslimad xijaaban. ...

Read More »

Taageerayaal badan oo qaadanaya diinta Islaamka gudaha Qadar.

MUQDISHO (HN) — Muuqaal dhex wareegaya baraha bulshada ayaa la arkayaa taageere u dhashay dalka Mexico oo sannadkan qeyb ka ah Koobka Adduunka oo loo qabanayo shahaadada ama kalmadda Tawxiidka gudaha Masjidka Katara ee magaalada Dooxa. Sheekh ayyan Al-Yafei, oo u dhashay dalka Yemen ayaa u qabanaya Shahaada. Waxaana farxadda iyo reynreynta ka muuqata laga dheehan karay wejiga walaalka Muslimay ...

Read More »

Lerik – Barta Dadka ugu cimriga dheer Adduunka!

MUQDISHO (HN) — Lerik, oo dhacda koofurta Azerbijan waxaa hadda loo tixgeliyaa meesha ay ku nool yihiin dadka ugu cimriga dheer adduunka. Aalaaba deegaanka ay dadkaas ku nool yihiin waxaa loo yaqaan Blue Zone waxaana kamid ah Okinawa oo ku taal dalka Japan iyo Ikaria oo dhacda Giriiga. Waxaase weli jira meelo aan la aqoonsan balse la og yahay inay ...

Read More »

Markii koowaad oo aadaanka lagu daahfuro Kubadda Cagta Dunida.

MUQDISHO (HN) — Maanta ayuu furmayaa koobka adduunka. Waxaana qormaya taarikhooyin curdin ku ah geeddi socodka tartankaas caalamiga ah. Markii ugu horreysay ayaa dal Muslim ah oo dhaca Bariga Dhexe lagu qabanayaa koobka. Waxaana ku baxday adduun dhan 220 bilyan oo dollar. Markii ugu horeysay ayaa lagu daahfurayaa aayadaha Qur’anka kariimka ah; waxaana loo dejiyay sharciyo aan horay loogu dhici ...

Read More »

La kulan – 11 jirka Muslimka ah ee IQ-giisu ka sara-maray midkii Albert Einstein.

MUQDISHO (HN) — 11 jir Muslim British ah ayaa tijaabada farriidnimada maskaxda ee 1Q-ga, wuxuu ka keenay 162 – isaga oo dhaafay rikoorkii u yiillay Albert Einstein iyo Stephen Hawking. Yusuf Shah, oo sannadka lixaad ka dhigta dugsi ku yaalla Leeds wuxuu guushan ku hantiyay heerka IQ oo aad u sarreeya. Wuxuu kamid noqday ardaydii u fadhiisatay imtixaanka Mensa kaddib markii ...

Read More »

Meeqo Guri ayaa ku yaal Magaalada ugu yar Caalamka?!

MUQDISHO (HN) — Hum waa xaafadda ugu yar adduunka oo ku taalla dalka Koroweeshiya. Mararka qaarna waxaa la yiraahdaa magaalada ugu yar adduunka. Caasimadda Zegreb ayaa looga socdaa laba saac iyo bar. Waxaana ku nool dad dhan 20 ilaa 30 qof oo kaliya. Waxaa la rumeysan yahay inay tahay magaalo qadiimi ah oo jirtay in ka badan 10 qarni. Laakiin ...

Read More »

Bakeylaha ugu weyn Ifka Guudkiisa! + Sawirro.

MUQDISHO (HN) — Wuxuu culus yahay culaab dhan 10 kilogram (22 lbs). Waxayna tani ka dhigaysaa midka ugu weyn Bakeylaha ifka jooga. Waxaa loogu yeeraa Boqorka Bakeylayaasha. Haddii si gaasa-baxsan loo dhaqaaleeyo, waxaa la rumeysan yahay in nuuciisa oo kale oo badan ay dhali karaan jaadkan Bakeylaha kamidka ah. Madaxweyn, dhego dheer iyo jir ballaaran ayuu leeyahay. Dhererkiisa dhuljiifeed wuxuu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!