Monthly Archives: November, 2022

Bulsho Imamkooda u dhisaya Guri uu ku noolaado!

MUQDISHO (HN) -- Aad bay ugu adag tahay inuu maalin walba saddex saac usoo socdo masjidka si uu jamaacada u tujiyo. Tani waa sheekada...

Tareenka ugu dheer Adduunka oo 175 jirsaday!

MUQDISHO (HN) -- Tareenka ugu dheer dunida ayaa sannadkan u dabaaldagaya sannad-guuradii 175aad. Waana midkii ugu horreeyey ee laga dhiso dalka Switzerland. Waxaana uu...

“Waxaynu nahay Jaarkiinna” — Masaajidda oo albaabada u furaya deriskooda.

MUQDISHO (HN) -- Rejada ah in dadka la baro Islaamka, bulshada ku nool Fargo-Moorhead ee North Dakota ayaa iridaha u furaya dadyowga la nool...

Sababta Guuleystahani Wejigiisa uga qariyay Xaaskiisa iyo Carruurtiisa!

MUQDISHO (HN) -- Qof aan madaxiisa loo jeedin ee la sawiran ninka funaanadda cad, wuxuu ku guuleystay baqtiyaa-nasiib, kaddib markii uu kusoo baxay celceliska...

La kulan – Ninka 46 Haween guursaday 88 jeer.

MUQDISHO (HN) -- Markii 88aad ayuu ninkan oo u dhashay dalka Induniisiya doonayaa inuu guursado. Wadarta guud ee dumarka uu guursadayna waxay gaarayaan 46...

Xaafadda Hindiya oo Daanyeeradu wax ka leeyihiin Dhulkeeda.

MUQDISHO (HN) -- Dadka ku nool Upla ee gobalka Maharashtra, dalka Hindiya ayaa ilaa hadda loo aqoonsan yahay deriska ugu fiican daanyeerada maadaama ay...

86 Qof oo sannadkan ku ISLAAMAY gudaha Masjidka Cambridge.

MUQDISHO (HN) -- Waa hanuun iyo hidaayo Alle qalbigooda la doonay; sida uu kusoo warramay Masjidka Cambridge Central, ku dhawaad 86 qofood ayaa taniyo...

Xidigta reer Faransa oo qaadatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Marine El Himer, oo ah dhar-xayaysiiso iyo daadihiye barnaamij muuqbaahineed oo u dhalatay dalka Faransiiska ayaa qaadatay diinta Islaamka - iyada oo...

Qadar oo farriimo Nabawi ah kusoo dhawaynaysa ka qeybgalayaasha koobka Adduunka.

MUQDISHO (HN) -- Iyada oo toddobaadyo un ay ka dhiman yihiin qabashada tartanka caalamiga ah ee kubadda cagta adduunka oo dalka Qadar uu marti-gelinayo...

‘Baqtiga cun ama iska baahnow’ – Dugsiyada Faransiiska.

MUQDISHO (HN) -- Heerka cadaadis iyo takoornimo ee ka jira Faransiiska wuxuu gaaray heer uu saameeyo saxamada carruurta Muslimiinta ah loogu soo guro cuntooyinka...

Most Read