crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> November | 2022 | HimiloNetwork | Page 3

Monthly Archives: November 2022

Barnaamijka ‘U soco sida Yaxaaska’ oo qabsaday Shiinaha.

MUQDISHO (HN) — Kumaankun dad ah oo Shiinaha ku nool ayaa ku biiraya barnaamijka habsocodka yaxaas oo loo bixiyay ‘u guurguuro sida yaxaaska ama xamaaratada’. Ujeedku waa in dadku ka bogsadaan xanuunnada dhabarxanuunka ah ee ka heysta jirka iyo xubnaha kala goosyada ah. Dad badan ayaana ku biiraya sida ay kusoo warramayaan warbaahinta gudaha ee dalka Shiinaha. Muuqaallo aad u ...

Read More »

Eyga Robot-ka ah oo hadda ku baahaya Shiinaha.

MUQDISHO (HN) — Eeyaha waxa dadka aan Muslimiinta ahayn ay aalaaba ka dhigtaan rabaayad kula dhex nool guryaha iyo aqallada. Lacag badan ayaa lagu bixiyaa barbaarinta, daryeelka iyo mulkiyadda eeyaha. Waxayna ugu yeeraan saaxiib ay weheshadaan. Iyada oo haddaba taas laga duulayo ayaa dhawaan waxaa lasoo saaray robot sida eyga loo sameeyey kaas oo wataha ama qofka iska leh ula ...

Read More »

Da’yar waayay gabar uu shukaansado oo isku xayaysiinaya boor

MUQDISHO (HN) — 23 jir u dhashay dalka England – kaas oo aan weligiis naag shukaansan – ayaa doonaya hadda inuu helo gabar haasaawe la yeelata. Wuxuuna taas u marayaa boorarka lagu dhejiyay waddooyinka oo sawirkiisa iyo qoraal u dhigan – yaa ila haasaawaya lagu dhigay. Ed Chapman wuxuu sheegay inuu isku dayo badan oo uu kula haasaawi kari lahaa ...

Read More »

Ninka Dadka bara sida loo fuulo geedaha.

MUQDISHO (HN) — Nin la baxay magaca Tarzan-ka Barcelona ayaa dhawaan qabsaday hadalheynta baraha bulshada kaddib markii uu kusoo caan baxay bixinta casharro ku saabsan tabaha loo fuulo ama sida daanyeerka loogu koro geedaha oo uu dadka ku baro gudaha magaalada  Parque de la Ciudadela. Qof walba oo xiiseynaya inuu barto sida loo koro geedaha, wuxuu hadda heysta fursad uu ...

Read More »

Daawo – Hadda 7 saac ayaad kusoo bixin karta abuurka aad beerto!

MUQDISHO (HN) — Way adag tahay inaad rumeysato in 7 saac oo kaliya uu kusoo bixi karo abuur ama iniin lagu riday ciidda. Laakiin adeegsiga tiknoolojiyadda awgeed, hadda wax walba waa suuragal. Shirkad Norwejiyan ah oo sida ay sheegtay awoodi karta inay si firfircooni leh ula dagaalami karto nabaadguurka ayaa tilmaamaysa inay u adeegsan karto dareere la yiraahdo NanoClay (LNC) oo ...

Read More »

La kulan – Halyeyga keligiis isu-taagay dagaalka ka-dhanka ah nabaadguurka.

MUQDISHO (HN) — 82 jir u dhashay dalka Mangolia wuxuu gu’yaalihii ina dhaafay u taagnaa inuu gebi cidlo lama degaan ah u beddelo geyi cagaaran. Wuxuuna tusaale nool u noqday in qof kaliya uu awoodi karo inuu la dagaalamo nabaadguurka iyo xaalufka ba’an ee ku dhaca dhulka. Baraaduuz Demchig wuxuu goob aan dhirtu ka helin sannado badan uu ku guuleystay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!